Monthly Archives: June 2014
BARTAMAHA – Ayadoo shalay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka lagu dilay ilaa Saddex Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya islamarkaana Dilkooda ay Al-shabaab sheegteen ayaa Al-shabaab waxaa ay ku hanjabeen in ay wadayaan Beegsiga Ciidamada Dowladda Soomaaliya. Afhayeenada Al-shabaab … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
BARTAMAHA – Dagaal yahanada sunniga ah ee ka dagaalanta dalalka Ciraaq iyo Siiriya lana yiraahdo ISIL ayaa bedelay magacii iyagoo ku dhawaaqay maamul cusub oo Islaami ah oo ka hanaqaadaya barriga dhexe. Kooxdan ISIR ayaa u bedelay magaca khilaafada Islaamka … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Ramadaan Kariim Dhamaantiin daawadayaasheena Barnaamijka Wargelin Show iyo dhammaan Muslimiinta Calaamka. Gabaygan Ramadaanka loo sameeyey nala daawada.
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Posted in Featured, VIDEOS |
BARTAMAHA – Sida Wakaaladda wararka Interfax ee dalka Rushka ku taala ayaa qortay maanta in gantaalo lagu weeraray diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah oo Rush,ka laga leeyahay hase ahaatee Q,M u kiraysan xilli ay dul maraysay hawada meel ka … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
BARTAMAHA – Madaxwaynaha Dowladaa Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka hadlay amniga dalka xiliga lagu jiro bisha baraykaysan ee Ramadaan. Madaxwaynaha ayaa sheegay in Al shabab aysan Soomin ayna rabaan inay dadka cibaadaysanaya khal khalgaliyaan. Kooxda Al-shabaab ee Soomaaliya … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
BARTAMAHA – Xoghayaha guud ee qaramada midoobe Mr Banki-moon kadib kulan uu laqaatay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in qaramada midoobe ay u balanqaadeeso dowlada Kenya iney kasaacidi doonto ladagaalanka arga-gixisada. “Inaga iyo dowlada Kenya waxaynu kawada shaqeyndoonaa Kahortaga … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Sida uu wariyaheena Mogadishu kusoo waramayo ayaa sheegayaa in labo Dhalin yaro ah oo Bastoolado ku hubeysan ay Toogteen labo ka mid ah Ciidanka Taraafikada Somalia oo ku sugnaa Isgooska Dabka Ee Wadada maka al mukarama Ee Magaalada Muqdisho Halkaa … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
BARTAMAHA REPORTS – Al Shabab terrorist spokesman Shiekh Ali Mohamud Raage AKA Ali Dhere had warned people trying to establish regional administrations in Somalia to stay away. Ali Dhere, the spokes person of the Al Qaida Linked militants has vowed … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
BARTAMAHA – Warar ka imanaya Sucuudiga ayaa waxa ay sheegayaan in la joojiyey dhoofkii xoolaha nool ee Soomaaliya ee dalkaasi tagayay kadib markii sida la sheegey in cudur ka dilaacay dalkaasi lagana yaabo in uu ka dhashay xoolaha laga keenayo … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
BARTAMAHA – Dowladda federaalka Soomaaliya oo shaacisay inay ku howlan tahay sidii dakadaha Soomaaliya kuyaal dhamaan u maamuli laheed hal Hay’ad. Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda ee xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya, Yuusuf Macallin Amiin (Baadiyow) ayaa sheegay in wasaaraddu … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
BARTAMAHA – The African Union Mission in Somalia conveys its best wishes to the Somali people as they prepare to observe the holy month of Ramadhan. The AU Special Representative to Somalia, Ambassador Mahamat Saleh Annadif acknowledged the importance of … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
BARTAMAHA - Xoghaya arrimaha dibeda ee dalka Kenya Aamino Maxamed ayaa beesha caalamka u jeedisay in si wadajir ah looga shaqeeyo dhibaatada argagixisada oo ah mid isku si u saamaynaysa dunida oo idil. Aamino Maxamed oo ku sugan magaalada Malaba ee … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
BARTAMAHA – Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya C/wali Sh Axmed ayaa Galabta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde,waxuuna Dalka Equatorial Guinea oga qeyb gali doonaa Shir Ururka Midowga Afrika halkaa oga Furmi doona. Ra’iisul wasaare C/wali oo Shir jiraa’id ku qabtay … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Boosaaso_ Wasiirka xanaanada xoolaha DFS. Saalim Caliyow Ibrow oo booqasho ku jooga magalada Boosaso ayaa maanta booqasho ukuurgelida kutegay maxjarada xoolaha ee kuyaala magaalada Boasaaso, waxana booqashada kuweheliyey wassiirka xanaanada xoolaha Punland Cabdullaahi Cali Ducaale. Labada wasiir ayaa waxa kusoo … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
BARTAMAHA - The Special Representative of the Chairperson of the African Union Mission Commission for Somalia (SRCC) Ambassador Mahamat Saleh Annadif has welcomed the agreement in Mogadishu between representatives of the South West-6 Group and the South West-3 Group to … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Wasiirka wasaarada waxbarashada dowlada Puntland Cali Xaaji Warsame ayaa kaqaybgelaya shir caalamiya oo ka dhacaya magaalada Brussles ee dalka Belgium, kaasi oo looga hadli doono sidii loo xoojin lahaa waxbarshada caalamka oo sanadkiiba mar laqabto. Shirka oo socon doona saddex … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Muqdisho_ Wasiirka arrimaha gudaha dowlada federaalka Somaaliya C/llaahi Goodax Bare oo waraysi siiyay laanta afka Soomaliga ee BBC-da ayaa kasoo horjeestay heshiiskii shalay lagu aqoonsaday maamulka saddexda gobal. Wasiirka ayaa sheegay in marki hore si khaldan loo maray maamul usamaynta … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Boosaaso_ Edeeysanaysha la horkeenay maxkamada ayaa loo haystay falal ay kamid yihiin, gaadiid urarna WFP oo lagu gubay duleedka Bosaso, askar dil gaysatay iyo rag lala xiriirinayay inay la shaqaynayeen Al-shabaab. Tirada dadka loo haystay falkan gaadiidka la gubay ayaa … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Muqdisho_ Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kahadlay dagaal beeleedyada ka dhacay deegano kamid ah koonfurta Somaliya, waxaana uu madaxweynuhu sheegay in talaaboyinkasi ay ka faa,idaysan karaan xarakada Al-shabaab. Madaxweynaha ayaa ka digey in lataageero dagaal beeledyada, isagoona ka codsaday … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Dowlada Puntland waxa ay soo dhaweynaysaa aqoonsiga la aqoonsaday Maamulka Koonfur Galbeed ee ka kooban Saddexda Gobol ee kala ah Bay, Bakool iyo Shabeelada Hoose ee koonfurta Soomaaliya. Dowlada Puntland waxa ay cadaynaysaa Dhismaha Maamulka ka kooban Saddexda Gobol in … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
|