Monthly Archives: May 2014

Muwaadiniin Soomaali ah oo dacwad uga furan tay maanta maxkamada sare ee Kenya

Sida ay waramayaan wararka Aanu ka heleyno wadanka Kenya Maanta ayaa lagu wadaa in Maxkamadda sare ee dalkaasi ay dhageysato dacwad ay hor-dhigeen dadka qaxootiga ah ee ku ganacsada magaalada Nairobi ee haysta waraaqaha aqoonsiga qaxootinnimo ee ay bixisay dowladda … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxwayne Xasan oo sheegay inuu isbadal keenayo

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah Ee Somalia Mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo ku sugan dalka Koofur Afrika oo uu maanta uga qayb galay Caleema saarka Madaxweynaha Dalkaa jakab Suma ayaa caaawa isagoo la hadlayay Radiyaha Afka Dowladda ku hadla Ee Radio … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Al-shabab: waxaan dhawaan weeraraynaa xuramaha QM

Cali Maxamuud Raage Cali Dheere Afhayeenka Al shabab ayaa waxaa uu ka hadlay Weerarkii shalay Xarunta Baarlamaanka Somalia ay ku qaadeen Dagaalamayaal al shabab ka tirsan oo weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday Xarunta halkaa oo uu ka socday Mudo … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Khasaaraha ka dhashey qaraxii ka dhacey jabuuti

Wargaysyada caalamka oo si gaar ah u hadal haysa qaraxyadii ka dhacay magaalada Jabuuti ayaa sheegaya in khasaaraha ka dhashay qaraxyadaasi ay faafaahin kasoo baxayso. Khasaaraha gaaray dadka ajaanibta ah ee maqaayadda ayaa iskugu jira wadamo ay ka mid yihiin … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Al-shabab oo soo bandhigay agab ciidan oo kasoo furteen ciidamada Kenya

Magaalada Baardheere ee Gobalka Gedo, waxaa lagu soo bandhigay, hub iyo gaadiid Al-Shabaab ay kasoo qafaasheen ciidamo ka tirsan Dowladda Kenya oo ay dagaal kula galeen maalmo kahor Magaalada Mandheera ee Gobalka NFD. Boqolaal dadweyne ah ayaa isugu soo baxay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Danjire Kay oo ka digay is fahanwaa siyaasadeed ee ka dhasha Soomaaliya +Warbixin

Wakiilka gaarka ah ee Q,M u qaabilsan arrimaha Soomaaliya danjire Nicholas Kay oo asagoo Muqdisho jooga ka qeyb galay shirkii golaha amaanka ee Q,M ayaa waxaa uu sheegay in in kastoo 12 bilood ee lasoo dhaafay hor mar laga gaaray … read more »

Posted in Featured | Comments Off

Madaxweyne Xasan sheikh oo maanta ka qayb galay caleema saarka madaxwaynaha Koonfur afrika

Sida ay ku soo Waramayaan Wararka naga soo gaaraya Dalka Koofur Afrika Wafdi uu hogaaminayay Madaxweynaha Somalia Xasan Sh Maxamuud ayaa xalay soo gaaraay Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika iyadoo Garoonka diyaaradaha ay ku soo dhaweeyeen qaar ka tirsan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Faahfaahin: Weerarkii guriga xildhibaanda Soomaaliyeed

Waxaa Faah faahin Dheeraad ah ay ka soo baxaysaa Weerar Xoogan oo Goor dhaw Xarunta baarlamaanka Somalia ay ku qaadeen Dagaalamayaal al shabaab ah oo Gudaha u galay Xarunta Baarlamaanka halkaas oo mudo laga maqlay rasaas Xoogan iyo Qaraxyo waa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

HRW oo eedaysay hanaanka Maxkamada ciidamada Soomaaliyeed u fuliso xukunada

hay’adda xaquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa war bixin ay ku dhaleecaynayso hanaan ka ay maxkamada ciidamada Qalabka sida u fuliso xukunada. Warbixintaan waxaa lagu sheegay in hay’adda oo la kulantay Sodomeeyo ruux oo qaarkood ehelkooda ay maxkamadu xukuntay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Hay’ado samal fal oo Maraykan ka codsaday inuusan carqaladayn howlaha xawaaladaha Soomaalida

Hayadaha sama falka ee Soomaaliya ka howl gala ayaa dowladda Maraykan ugu baaqay inay ka laabtaan go’aan kii ahaa in ay xiraan akoonada xawaaladaha Soomaalida ay ku leeyahiin bangiyada kuyaala dalkaasi. Hay’adaha OXFAM iyo Adeso ayaa ka codsadey in aanan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Diyaar garowga Caleema saarka boqorka Daarood oo si wayn Qardho uga socda

Diyaar garowga caleema saarka boqorka guud ee beelaha daarood oo si wayn looga dareemayo xarunta gobolka Karkaar Qardho ee Puntland. Caleema saarka iyo caano shubka boqor Burhaan Boqor Muuse Boqor Yuusuf ayaa ku aadan maalinka Axada ee bishu tahay 25. … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Caalamka iyo Puntland oo maanta ku shiray Garowe

Waxaa maanta oo arbaco aheed caasumada Puntland ee Garowe ka furmay shir caalami ah oo kasoo qayngaleen beesha caalama iyo madaxda Puntland. Shirkaan oo ahaa mid Dowlada Puntand ay Beesha Caalamka ugu soo bandhigaysay ujeedada ay kaleedahay Horumarkeeda,waxana goob joog … read more »

Posted in Wararka Maanta | 1 Comment

Wariye Al-shabab ah oo Muqadisho lagu soo bandhigay

Hay’adda nabad sugida ee Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay wiil dhanlin yaro ah oo ku eedaysan inuu ahaa shaqaaale ka tirsan Idaacada ku hadasha adka Al-shabab . Shakhsiga Nabad Sugida soo bandhigtay waxa magaciisa lagu sheegay Maxamed Khaasim … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Gabar da’yar oo lagu qabtay Baladwayne xili ay ku guda jirtay qarxinta gegida diyaaradaha ee baladwayne

Waxaa maal mahan danbe socday howl galo ay ciidamada AMISOM ay ka wadeen xarunta gobolka hiiraan ee Baladweyna halkaas oo maanta lagu soo gaba gabeeyay. Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cabdifitaax Xasan Afrax oo ka hadlayay howl galadan ayaa carabaabay in ay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wafdi ka socday Hey’ada Q.M oo caga dhigtay Degmada Buulo Burde

Wafdigan ka socday Hey’adaha Qaramada Midoobey ayaa shalay tagay degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan, halkaasoo dhowaan lagala wareegay Al-Shabaab, iyadoo degmada ay ka jirto qiimo koror ku yimid maciishada. Gudoomiyaha degmada Buulo Burde C/casiis Durow Cabdi oo Lahadlay Idaacadda … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xog laga helay hogaamiyihii ka danbeeye dagaalkii Balad-Xaawo

Korneel Maxamed Aadan buule oo katirsan saraakiisha ciidamada dowlada  ee kusugan magaalada balad-xaawo ee gobolka gedo ayaa ku eedeyay hogaamiyaha maamulka KMG ee juba Axmed Madowe in uu kadan beeyay dagaalki shalay ka dhacay Balad-Xaawo. Isagoona sheegay in ciidamada dowlada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Gudoomiyaha Kooxda Qeylo Dhaan oo Muqdisho ku geeriyootay

Waxaa Saakay Magaalada muqdisho Ku Geriyotay Fanaanada Caanka ee Xaawo Maxamed Yuusuf “Xaawo Jeesto” Allaha u naxariistee Fanaanada ayaa lasheegay in Ay ugeeriyootay Xanuunka Kansarka oo Kaga Dhacay Madax Iyadoona lashegay in Wadanka Wax Looga Qaban waayay. Waxaa ay kamid … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dad loosoo qab-qabtay weerarkii ka dhacay Magaaladda Baydhabo iyo…

Ciidamada Maamulka Gobolka Baay ee Dowladda Soomaaliya oo howlgallo kala duwan ka sameeyay Xaafado ka tirsan Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa soo Ogaaday halka laga soo qorsheeyay Weerar maalin ka hor ka dhacay bartamaha Magaalada Baydhabo. Ciidamada oo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Al Shabaab oo ka hadalay dagaalo ka kala dhacay Gobolada Banaadir iyo Gedo

Afhayeenka Dhinaca howlgalada Xarakada Al-Shabaab Sheekh C/Casiis Abuu Muscab ayaa waxaa uu ka hadlay dagaal ay la galeen ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika Ee Amisom,waxaa uuna sheegay inay ciidamo fara badan ay ku dileen dagaalkii ka dhacay magaalada … read more »

Posted in Featured, Hot Now, Latest Somali News, Wararka Maanta, Wargelin Show | Leave a comment

Maxaa sababay in xiligaan Xasan Sheekh iscal la dhaho (Xog Muhiim ah)

Xilli Magaaladda Muqdisho ay Caasimada dalka Soomaaliya ay taagantahay Xaalada siyaasadeed oo aad u kacsan oo ay fureyn qaar kamid ah Xildhibaanadda Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa soo baxayo Xog Culus oo ku aadan waxa sababay in Xiligaan Xasan Sheekh la … read more »

Posted in Featured, Hot Now, Latest Somali News, Wararka Maanta, Wargelin Show | Leave a comment