Daily Archives: May 31, 2014

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay Qaraxii xalay ka dhacay Mogadisho

BATAMAHA – Afhayeenka Laamaha Amaanka Soomaaliya Qaasin Rooble oo la hadlayey Idaacada VOA laan-teeda Afka Soomaaliga ayaa ka hadlay Qaraxa Xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho. Qaasin Rooble ayaa sheegay in Qaraxa uu ahaa mid Fashilmay islamarkaana aan laga gaarin hadafkii … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

SOMALIA: Baarlamaanla dalka oo maanta yeelanaya kulan

BARTAMAHA – Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulamadoodii Caadiga ahaa ku yeelanay Xarunta Golaha Shacabka Ee Magaalada Muqdisho. Xildhibaan Max’ed Cumar oo la hadlay Idaacada Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Baarlamaanka maanta ay Shirayaan islamarkaana ay ka hadlayaan sida … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

AMISOM: Waxaanu soo dhawaynaynaa howlgalkii lagu soo furtay Ganacsatadii Al-shabab afduubatay

BARTAMAHA – War saxaafadeed ka soo baxay xafiiskiisa ayuu ku yiri danjiruhu “Waxaan ugu hambalyeyneynaa ciidamada (AMISOM iyo kuwa maamulka Juba) shaqada wanaagsan, waxaana caddeyneynaa dadaalkeena aan ku caawineyno dadka Soomaaliyeed”. Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa ganacsatadan afduubtay ayagoo ku soo jeeda … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxwayne Silaanyo oo ka warbixiyay khilaafka siyaasadeed ee ka jira Somaliland iyo qaraxyadii dhawaan dhacay

BARTAMAHA – Bismilaahi Raxmaani Raxiim Alxamdu lilaah, Wasalaatu Salaamu Calaa Rasuulu laahi. Dhamaan waxaan salaamayaa bulshada Somaliland gudo iyo debedba, waxaan jecelahay in aan wax ka idhaahdo labo shay oo inagu cusub, kuwaas oo ah: A) Amaanka, iyo Qaraxyada inagu … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xildhibaanadii kasoo horjeestay Madaxwayne Xasan Shiikh oo baaq u diray Beesha Caalamla

BARTAMAHA – Qaar ka mid ah Xildhibaanadii ka soo horjeeday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud islamarkaana ka dalbaday in uu Iscasilo ayaa maanta ku lan ku yeeshay Magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa Xildhibaanada waxaa ay Beesha Caalamka ugu baaqeen in ay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment