Daily Archives: May 3, 2014

gudoomiyaha gobalka gedo oo ka bad baaday isku day larabay in lagu dilo

wararka naga so gaaraya gobalka gado ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Gobolkaasi Maxamed Cabdi Kaliil uu ka bad baaday qarax miino oo ka dhacay degmada Buurdhuubo, iyadoo ay ku dhaawacmeen qaar ka mid ah ilaaladiisa. sido kale Wararka ayaa sheegaya in … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xoghayaha arrimaha dibedda Maraykanka John Kerry, oo kulan la qaatey madaxwaynaha somalia

Madaxweynahe Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan dalka Ethiopia ayaa halkaasi kulan xaas xaasi ah kula qaatay Xoghayaha arrimaha dibedda ee Maraykanka John Kerry, iyagoo ka wada hadlay arrimo badan. Madaxweynha somaliya mudane  Xasan Sheekh Maxamuud … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

xoghayihii hore ee gobaka banaadir oo maanta muqdisho lagu dilay

Cabdikaafi Hilowle Cismaan oo ahaa Xog-hayihii hore ee gobolka Banaadir, ayaa maanta ku geeriyooday qarax miino oo ka dhacay magaalada Muqdisho, sida uu warbaahinta u xaqiijiyay walaalkiis, Xasan Hilowle. Qaraxan oo ahaa mid lala eegtay gaariga Cabdikaafi ayaa waxaa uu ka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

madaxwaynaha maamulka galmudug oo maanta magacaabey gudi baara abaaraha ka dilaacay gobolkaasi

Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid)  oo ah Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa maanta magacaabay guddi qiimeyn ku sameeya abaaraha laga soo sheegayo deegaanno hoos taga maamulka. Guddigani uu magacaabey madaxwaynaha galmudug  ayaa  gaaraya 17 xubnood oo isugu jira xildhibaanbo, wasiirro ka tirsan maamulka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

magaalada muqdisho oo maanta lagu xusay maalinta xoriyada saxaafada aduunka

hay’ada caalamiga ah ee  Relief International ayaa maanta sheegtey inay dooneyso inay tayada saxafiyiinta soomaaliyeed kor u qaado hay’ada oo  sheegtey inay la kaashan doonto jaamacadaha muqdisho university iyo nairobi university dhinaca kale Bashiir Maxamed oo hay’addaasi u qaabilsan koonfurta … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment