Daily Archives: May 2, 2014

madaxwaynaha dowlada soomaalia oo ka hadlay qunsulka kenya u magaacowday magaalada kismaayo

madaxwayne xasan sheekh maxamud ayaa ka hadlay qusul ay dhawaan dowlada kenya u soo magaacabatey magaalada kismaayo  xarunta maamulka KMG ee juba uu ka arimiyo Madaxweyne Xasan oo  su’aal arrintan ku saabsan lagu weydiiyey munaasibaddii uu shalay  kaga hadlayey xaaladda … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

dowlada fedaraalka somalia oo doonayso inay dibu habayn ku sameyso shaqaalaheeda rayidka ah

dowlada fedaraalka ah ee somalia ayaa sheegtey in ay wado qorsho ay doonays in ay ku hormariso shaqaalaha dowlada dowlada oo sheegtey inay la kaashanayso wadamada hormarey ee daneeya arimaha somalia iyo hay’adaha caalamiga ah dinaca kale Madaxweynaha dowladda  Soomaaliya … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

dowlada somalia oo sheegtey in ay hishiis dhex dhigtey maamulada somaliland iyo puntland

madaxwaybe xasan sheekh maxamuud ayaa sheegay in dowladiisu qayb adag ka qaadatey dajinta xaalada colaadeed ee ka dhalatey dagmada tallex ee gobalka sool dinaca kale madaxwaynaa  ayaa tilmaamay in wadahadallo la xiriira arrintaas ay dowladda la gashay maamullada Somaliland iyo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

maamulka dagmada Cabdicasis ee gobalka banaadir oo howlgaliyay dhalinyaro amaanka dagmada ka shaqayso

maamulka dowlada ee ka dhisan dagmada Cabdicasiis ee gobalka banaadir oo bilaabay dadaalo saaid ah oo laggu xaqiijinayo amaanka dagmadaasi Guddoomiyaha cusub ee dhawaan loo soo magacabey degmadaas Cismaan Muxyadiin Macallin ayaa dhallinyaro isugu jirta wiilal iyo gabdho u abaabulay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

magaalada baladwayne oo aad loo adkeyey

Duqa magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Cumar Aadan Ibraahim ayaa sheegay in la doonayo in la adkeeyo ammaanka magaalada. Cumar oo u warramay warbaahinta bartamaha ayaa sheegay in kulamo uu la yeeshay laamaha ammaanka iyo qeybaha kala duwan ee … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment