Monthly Archives: April 2014
Madaxda ciidamada Milliteriga dowlada Uganda ayaa dabag galo ku haya kadib markiii la sheegay inay Taliyayaasha Ciiddanka AMISOM soo xulo ay lacago ku xiraan Ciiddamadda si loogu oggolaado inay ka mid noqdaan Guutooyin cusub ee loogu talagalay in la geeyo … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Gudoomiyaha maamulka dowlada fedaralka ah ee soomaalia ayaa ka hadlay biyo la’aan ba’an oo soo wajahday deegaano ka tirsan gobalka hiiran iyo galgaduud Duqa degmada Beledweyne Cumar Aaden Ibraahim oo la haday warbaahinta bartamaha ayaa qiray in xaalad biyo la’aan … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Ciidamada booliska dowlada Kenya ayaa sheegey inay ku guulaysteen inay gacanta kusoo dhigaan mulkiilihii lahaa gaarigii hameen hore lagu qarxiyay xarunta ciidamada booliska ee xaafada ay soomaalidu dagto ee islii (Pangani Police Station). Mulkiilahaan lasoo xiray ayaa lahaa gaarigii lagu … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Wasiiradda Gaashaandhigga ee dalalka geeska Africa ee Rwanda, Uganda, Kenya, Burundi, Comoros, Djibouti, Ethiopia, Seychelles, Somalia iyo Sudan Ayaa kulan ay maalinimadi shalay ay ku yeesheen Caasimadda dalka Ruwanda ee Kigali. ku soo dhamaaday , Kulan kan ayaa waxa wada … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Wararka naga soo gaarayo dagmada taleex ee Gobolka Sool Ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Maamulka Soomaaliland ay soo dageen duleedka degmda talleex ee gobalka sool Dadka ku dhaqan deegaanka ayaa xafiiska warbaahinta bartahamada ee Magaalada Muqdisho u xaqiijiyay in … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Madaxweynaha dowladda ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay in aalada internet sitoos ah ugu adeegto hay’adda sirdoonka maraykan ee CIA-da , dhinaca kale Vladimir Putin ayaa shacabka wadankiisa uga digay inay sirahooda ku kayd sadaan ciwaanada google-ka ee loo yaqaan Gmailka … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa cadeeyey in habacsanaanta Ammaanka ee ka jirta Magaalada Muqdisho ay Mas’uul ka yihiin Laamaha Amaanka dowlada Soomaaliya. Madaxweynaha oo Xalay Casho Sharaf u sameeyay Ergadii ka qeybgashay Shirkii Amniga ee Muqdisho lagu … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Bisha May bilow geeda ayaa Raysal wasaaraha Dowlada Soomaaliya Mudane Cadiwali Sheikh Axmed wuxuu bilaabayaa safaro shaqo oo uu ku aadayo Wadamada Dariska qaarkood iyo Puntland, Sida ay warka ku heleen Howlwadeenada warbaahinta bartamaha. Raysal wasaare Cabdiwali Shiikh wuxuu 3 … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Wakiilka gaarka ah ee uqaabilsan qaramada Midoobay Soomaaliya Nicholas Kay ayaa ka hadlay xaalada dalka Soomaaliya uu iminka marayo iyo taageerada dowlada Soomaaliya ay siiyaan. Nicholas Kay, ayaa sheegay in Alshabaab ay iminka ay sii yaraanayaan aysana awoodin inay la dagaalamaan ciidamada AMISOM … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Wararka naga soo gaaraya magaalada muqdisho ayaa sheegaeya in xalay halkaasi uu ka dhacay dagaal aad u culus oo u dhaxeeya ciidamada dowlada Somalia iyo kuwa alshabaab, dagaalka ayaa waxaa la xaqiijiyay in uu sababay dhimashada qof shacab ah oo … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Magaalada baydhabo ee xarunta gobalka bay ayaa waxa laga soo sheegayaa in magaalada meel anan ka fogayn ay soo gaareen ciidamo fara badan oo ka tirsan xarakada al-shabab soo gareen halkaasi, Ciidamadan ayaa la sheegay inay yihiin kuwa doonaya inay … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
The top United Nations envoy to Somalia warned Tuesday that the U.N. and other foreign diplomats may have to withdraw from the war-ravaged nation if they continue to be attacked. He spoke the same day that two Al-Shabab gunmen killed … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Fiidnimaddan caawa ayaa waxa uu qarax wayn ka dhacay aaga hore ee Saldhigga Bilayska ee xaafada Pangani oo ku dhow Xaafadda Islii ee magaalladda Nairobi. Qaraxaani ayaa waxa uu ka dhashay gaari laga soo bixiyay miinooyin oo la doonayey … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Maanta galinkii hore ayaa kooxo hubaysan waxaa ay wadada u galeen gaadiid ay lasoc deen shaqaale u shaqaynayay hay ada qaxootiga adun ka ee UNHCR. Shaqaalahan oo kusii socday xero kamid ah xerooyinka Dhadhaab ee ay ku jiraan kumanaan … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Ra iisul waraahada dowlada fedaralka somaalia Abdiwali sheikh axmad ayaa maanta soo gaba gabeyey shirwaynihii looga hadlayay amniga somalia ee kasocday magalada muqdisho, shirkani ayaa socday mudo sadex maalin ah Shirka ayaa waxaa lasheegay in qaybtiisa hore ay ergada ku … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Gudoomiye kuxigeenka Gudiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga Dahir Amiin Jeesow ayaa ugu baaqay Hey’adaha Ammaanka dowladda inay iska xil saaraan ammaanka Xildhibaanada Baarlamaanka. “Kuwii horay loo dilay Xildhibaanada iyo kuwo labadii maalmood la dilay waxay isaga mid ahaayeen ilaalo ma … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Madaxweynaha Maamulka Banaadir State Md Cabdulaahi Axmed Maxamed C/laahi Dheere ayaa ka hadlay arimo kala duwan oo ay kamid tahay in Dowladda Soomaaliya ay ku fashilantay hanaankii Maamul usameynta Gobalada dalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sheegay in hadii ay yihiin madaxda … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Baarlamanka wadamada Carbeed ayaa dowladda Soomaaliya uga tacsiyeeyay dilkii muddo 24 saac gudahood loogu geystay magaalada Muqdisho. Wakaaladda wararka KUNNA ee dalka Kuwait kasoo baxda ayaa baahisay in Baarlamanka Carbeed ay xanuun iyo murogo la wadaagayaan Xukuumadda Soomaaliya kadib muddo 24 … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Wasaarada amniga Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa masuuliyiinta Dowladda ku jira waxa ay ugu baaqday inay muujiyaan feejignaan dheeri ah oo ku aadan ammaankooda. Wasiir kuxigeenka Wasaarada amniga Soomaaliya Ibraahin Isaaaq Yaroow, ayaa usheegay Warbaahinta in masuuliyiinta Dowladda ku jira iyo … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Al-Shabaab ayaa waxa ay ku habjabeen inay siiwadayaan dilalka ay ugeysanayaan Xildhibaanada kujira Baarlamaanka Soomaaliya ee Muqdisho ku sugan. Labadii maalin ee aan soo dhaafnay waxaa Muqdisho lagu dilay labo Xildhibaan oo mid gaarigiisa qarax loogu xiray lagu dilay, halka … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
|