Daily Archives: April 25, 2014

Gudoomiyaha gobalka hiiran oo ka hadlay biyo la’aanta ba’an ee ka jirta gobalkaasi

Gudoomiyaha maamulka dowlada fedaralka ah ee soomaalia ayaa ka hadlay biyo la’aan ba’an oo soo wajahday deegaano ka tirsan gobalka hiiran iyo galgaduud Duqa degmada Beledweyne Cumar Aaden Ibraahim oo la haday warbaahinta bartamaha  ayaa qiray in xaalad biyo la’aan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Kenya oo gacanta kuso dhigtey mulkiilihii lahaa garigii lagu qarxiyay xarunta booliska bangaani

Ciidamada booliska dowlada Kenya ayaa sheegey inay ku guulaysteen inay gacanta kusoo dhigaan mulkiilihii lahaa gaarigii hameen hore lagu qarxiyay xarunta ciidamada booliska ee xaafada ay soomaalidu dagto ee islii (Pangani Police Station). Mulkiilahaan lasoo xiray ayaa lahaa gaarigii lagu … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidamada qaaska ah ee (EASF) oo soomaalia ka howlgali doono dhamadka sanadkan 2014

Wasiiradda Gaashaandhigga ee dalalka geeska Africa ee Rwanda, Uganda, Kenya, Burundi, Comoros, Djibouti, Ethiopia, Seychelles, Somalia iyo Sudan Ayaa kulan ay maalinimadi shalay ay ku yeesheen Caasimadda dalka Ruwanda ee Kigali. ku soo dhamaaday  , Kulan kan ayaa waxa wada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xiisado colaadeed oo ka jirto magaalada taleex iyo ciidamo laba dhinac kaga soo wajahan

Wararka naga soo gaarayo dagmada taleex ee Gobolka Sool Ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Maamulka Soomaaliland ay soo dageen duleedka degmda talleex ee gobalka sool Dadka ku dhaqan deegaanka ayaa xafiiska warbaahinta bartahamada ee  Magaalada Muqdisho u xaqiijiyay  in … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ruushka oo ku eedeeyay aalada internetka inay u adeegto CIA-da Maraykanka

Madaxweynaha dowladda ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay in aalada internet sitoos ah ugu adeegto hay’adda sirdoonka maraykan ee CIA-da , dhinaca kale Vladimir Putin ayaa shacabka wadankiisa uga digay inay sirahooda ku kayd sadaan ciwaanada google-ka ee loo yaqaan Gmailka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment