Daily Archives: April 24, 2014

Madaxwayne xasan sheikh oo amaan darada muqdisho dusha ka saaray laamaha amaanka dowlada somalia

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa cadeeyey in habacsanaanta Ammaanka ee ka  jirta Magaalada Muqdisho ay Mas’uul ka yihiin Laamaha Amaanka dowlada Soomaaliya. Madaxweynaha oo Xalay Casho Sharaf u sameeyay Ergadii ka qeybgashay Shirkii Amniga ee Muqdisho lagu … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Raisul wasaaraha Somalia oo safar ku kala tagi doona dhowr wadan oo ay kamid yihiin..

Bisha May bilow geeda ayaa Raysal wasaaraha Dowlada Soomaaliya Mudane Cadiwali Sheikh Axmed wuxuu bilaabayaa safaro shaqo oo uu ku aadayo Wadamada Dariska qaarkood iyo Puntland, Sida ay warka ku heleen Howlwadeenada warbaahinta bartamaha.   Raysal wasaare Cabdiwali Shiikh wuxuu 3 … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Qorshaha qaramada midoobay iyo rajada 2016 wadanka somalia

Wakiilka gaarka ah ee uqaabilsan qaramada Midoobay Soomaaliya Nicholas Kay ayaa ka hadlay xaalada dalka Soomaaliya uu iminka marayo iyo taageerada dowlada Soomaaliya ay siiyaan. Nicholas Kay, ayaa sheegay in Alshabaab ay iminka ay sii yaraanayaan aysana awoodin inay la dagaalamaan ciidamada AMISOM … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xaafada heliwaa ee magalada muqdisho oo dagaal culus ka dhacay

Wararka naga soo gaaraya magaalada muqdisho ayaa sheegaeya in xalay halkaasi uu ka dhacay dagaal aad u culus oo u dhaxeeya ciidamada dowlada Somalia iyo kuwa alshabaab, dagaalka ayaa waxaa la xaqiijiyay in uu sababay dhimashada qof shacab ah oo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidamo ka tirsan al-shabaab oo soo dul dagay magalada baydhabo ee gobalka bay

Magaalada baydhabo ee xarunta gobalka bay ayaa waxa laga soo sheegayaa in magaalada meel anan ka fogayn ay soo gaareen ciidamo fara badan oo ka tirsan xarakada al-shabab soo gareen halkaasi, Ciidamadan ayaa la sheegay inay yihiin kuwa doonaya inay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

UN Envoy Warns Violence May Force Diplomats Out Of Somalia

The top United Nations envoy to Somalia warned Tuesday that the U.N. and other foreign diplomats may have to withdraw from the war-ravaged nation if they continue to be attacked. He spoke the same day that two Al-Shabab gunmen killed … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment