Monthly Archives: March 2014

Wafdi Wasiiro ah oo maanta gaaray magaalada Baydhabo

Baydhabo_ Dowlada Soomaliya ayaa wafdi wasiiro ah udirtay magaalada Baydhabo oo muddoyinkii dame uu ka socday shirar lagu kala qaybsan yahay oo maamul gobaleed lagu dhisayo. Wasiirada maanta tegay Baydhabo ayaa ka kooban 10- wasiir oo isugu jira wasiiro iyo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Jamaacada ADMAS University ee dalka Itoobiya oo xaruun ka furtay Garoowe (sawirro)

Garowe_ Jaamacadda caalamiga ah ee Admas University College ayaa xarun waxbarasho waxay ka furatay magalada Garoowe xarunta Puntland. Jaamacadaan oo ay fadhigeeda wayn uu yahay magalada Addis ababa ayaa waxa ay xarunta ay Garowe ka furtay ku sheegtay in lagu dhigi … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidamo horleh oo katirsan Itoobiya oo dhaq-dhaqaaq ciidan kawada deegano katirsan Galgaduud

Guriceel_ Ciidamo horleh oo katirsan Itoobiya ayaa gaaray degmada Guriceel ee gobalka Galgaduud, oo ay ka arrimiyaan maamulka Ahlusuna waljamaaca. Ciidamada Itoobiya ee gaaray degmada Guriceel ayaa katirsan hawlagalka AMISOM, waxaana ay kubiiri doonaan cutubyo kale oo horaantii bishii tagtay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo maanta daah furay maalmaha Talaalka Caruurta (sawirro)

Garowe_ Madaxweyne ku xigeenka dowlada Puntland ayaa maanta kaqaybgalay munaasabad lagu daah furayay maalmaha talaalka caruurta oo sitoosa uga bilowday gobalada Puntland. Munaasabada oo ka dhacday magaalada Garoowe ayaa waxaa goob joog ahaa masuuliyinta wasaarada caafimadka Puntland, Saraakil kasocday Hay’addaha … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidamada Badda Libiya oo badbaadiyay Soomaali Tahriibayaal ah

Tripoli - Sarkaal katirsan Ciidamada Badda dowlada Liibiya oo layiraahdo Col. Ayoub Qaasim ayaa sheegay in ay badbaadiyeen ku dhowaad 107- qof oo soomali tahriibayaal ah. Sarkaalka ayaa sheegay in dadka ay badbaadiyeen ay isugu jiraan Rag, Dumar iyo caruur, waxaana uu … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Youth to graduate from first St. Paul East African Junior Police Academy

Though the Twin Cities is known to have the largest Somali population in the United States, there is only one Somali officer working in the St. Paul Police Department. But now, as part of a push to diversify its ranks and improve … read more »

Posted in Diaspora, Minnesota | Leave a comment