Monthly Archives: March 2014
Qoraal ka soo baxay xafiiska ergeyga gaarka ah ee xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa looga hadlay shirarka iska soo horjeeda ee Baydhabo ka socda. War-saxaafaddedka ka soo baxay Nicholas Kay,waxaa lugu sheegay inuu si … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Mid ka mid ah labadii shir ee ka socday magaalada Baydhabo ayaa maanta doortay madaxweyne maamul goboleeda Koonfur Galbeed Soomaaliya. Shirkan maamul sameynta lixda gobol ayaa lagu doortay Madoobe Nuunow Maxamed oo ka guuleystay musharaxa Maxamed Aadan Fargeeto. Doorashada oo … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
The United Nations could slap a full arms embargo on Somalia following revelations that the Mogadishu government allowed the sale and diversion of weapons to foreign arms traffickers, criminals and terrorists. While illegal acquisition of weapons is common in countries … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Garowe_ Cali Axmed Saalax ayaa manta digraato kasoo baxday xafiiska guddomiyaha Baarlamanka Puntland ku magacaabay inuu noqdo xoghayaha guud ee Baarlamanka dowlada Puntland. Cali Axmed Saalax waxa uu horay u ahaa ku xigeenka xoghayihii hore Ismaaciil Maxamed Warsame oo haatan ah wasiirka … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Garowe_ Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo manta dib ugusoo laabtay caasimada Puntland Garowe ayaa war baahinta ufaah faahiyay safarkii uu ku tegay dalka Itoobiya. Cabdiweli Gaas ayaa sheegay in Safarkii ay ku tageen Itoobiya uu ahaa mid muhiimad … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Bosaso_ Wasiirka wasaarada Ganacsiga iyo warshadaha dowlada Puntland Maxamuud Xasan (Soocade) oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Bosaso, ayaa ku shaaciyay xiliga ay qabsoomi doonto doorashada rugta ganacsiga Pl. Wasiirka ayaa sheegay in doorashada masuuliyinta sare ee Rugta Ganacsiga iyo warshadaha … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Garowe_ Madaxweynaha dowlada Puntland Dr, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dib ugusoo laabtay magaalada Garoowe, kadib safar uu muddoyinkii dame ugu maqnaa dalka Itoobiya. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka kusoo dhoweeyay xubno katirsan gollaha wasiirada, iyo … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Bartamaha Kismaayo – Maamulka Jubba ayaa shaaca kaqaaday inuu fashilmay heshiiskii ay kal hore dowlada federaalka Soomaliya kula saxiixdeen Addis-Abba, iyagoona cadeeyay in dowlada Soomaliya fulin wayday qodobadii lagu heshiiyay. Ibraahim Xasan Cabdi (Ibraahim Baajuun) oo ah wasiirka warfaafinta uqaabilsan maamulka … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Muqdisho_ Afayeenka Ciidamada Milateriga dalka Uganda Paddy Ankunda ayaa dhowaan sheegay in xukuumada Uganda ay qorshaynayso in Soomaliya ay usoo diri doonto ciidamo gaar ah oo ilaaliya xarumaha Hay’addaha Qaramada Midobay. Tallaabadasi ayaa waxaa sicaroleh uga jawaabay taliska ciidanka AMISOM, oo … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Lupita Nyong’o won the Oscar for best supporting actress Sunday for her role as Patsey in Steve McQueen’s “12 Years a Slave.” The film represented a major triumph in the life of the Mexican-born, Kenyan-raised actress, who came to acting … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Posted in Featured, VIDEOS |
The new Mogadishu Mayor Gen Hassan Mohamed Hussein “Mungab” has been rewarded with a total authority to deal with insecurity in the capital, Mogadishu, RBC Radio reports. Mr Mungab, 42, the former military court chief, has been appointed as the … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
KAMPALA, Uganda—Uganda is set to deploy as many as 410 extra troops to Somalia to guard United Nations facilities there after a surge in attacks by al Qaeda-affiliated al Shabab militants in the war-torn Horn of Africa nation, the Ugandan … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Twenty years have passed since Somalis started arriving in Minnesota to establish their largest community in America. Yet a large gap in understanding prevents integration of this burgeoning subcommunity in the North Star state. Popular culture provides Exhibit A. Barkhad … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Tired of hatred. “Throughout my childhood I got up early to know the African-phobia and anti Muslim, a combination many Somalis are forced to endure,” writes Bilan Osman a Journalist student in Sweden [Read the whole article Here]
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Muqdisho_ Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta Qaraxyo lagula eegtay ciidamo katirsan AMISOM iyo kuwo dowlada, xili ay marayeen meelo kamid degmooyinka Yaaqshiid iyo Horiwaa. Barqadii maanta ayaa qarax miino oo nooca meelaha fog laga hago ah lala eegtay cutubyo katirsan … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
SIMFEROPOL, UKRAINE — Russian troops took over the strategic Crimean peninsula Saturday without firing a shot. The newly installed government in Kiev was powerless to react, and despite calls by U.S. President Barack Obama for Russia to pull back its forces, … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
In Somali culture, women don’t strive to become police officers, Kadra Mohamed said. On Saturday morning, Mohamed was recognized as the first Somali-American woman to join the St. Paul Police Department, a move made possible by the department’s announcement that … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Howlgallo ay sameeyeen ciidamada Nabadsugidda Soomaaliya ayay ku soo qabteen rag Al Shabaab ah oo uu ku jiray ninkan sida haweenayda u labisan. Al Shabaab ayaa ku dhex dhuunta shacabka magaalada Xamar iyagoo usoo labista sidii haweenay jalaabiib qabta.
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Qeybo ka tirsan Ciidamada Itoobiya ee dhawaan ku biiray Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta degmada Dhuusomareeb ee xarunta gobolka Galguduud ka sameystay fariisimo. Saraakiisha horkacaya ciidamadan Itoobiyaanka ah ayaa kulamo la yeeshay qaar ka mid ah masuuliyiinta degmada … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Posted in Featured, Photos |
Russia’s upper house of parliament has approved President Putin’s request for Russian forces to be used in Ukraine. He had asked that Russian forces be used “until the normalisation of the political situation in the country”. Russia’s Black Sea Fleet … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
|