Monthly Archives: March 2014
Muqdisho_ Ra’iisul wasaaraha dowlada Somaliya Cabdiweli Sheekh Axmed oo uu weheliyo wasiirka warfaafinta Mustaf dhuxulow ayaa habeenkii xalay Muqdisho kullan kula qaatay faanaaninta Wabeeri. Kullanka oo ay kasoo qaybgaleen Fanaaniin, Abwaano, Mulaxamaystayal iyo muusikiistayaal, ayaa waxaa kamid ahaa fanaanada Hibo Nuura … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Puntland State of Somalia today reacted annoyingly against the visit of Somaliland president Ahmed Mohamed Silanyo to the disouted region of Sanag, RBC Radio reports. Puntland’s Information Minister Abdiweli Mohamed Indhaguran has warned against the visit of Somaliland president in … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Simferopol — Crimeans voted overwhelmingly Sunday to join former political master Russia as tensions soared in the east of the splintered ex-Soviet nation, the epicentre of the worst East-West crisis since the Cold War. Partial results with more than half … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
While Matthew is only three, he is still a master negotiator. He was at his grandma’s house and was begging his mom for cupcakes instead of a regular dinner. Matthew called his mom by her first name and essentially had … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Posted in Featured, VIDEOS |
Mo Farah’s preparations for next month’s Virgin Money London Marathon were thrown into disarray when he collapsed and briefly lost consciousness just moments after finishing Sunday’s New York City Half Marathon in second place. In dramatic scenes just a few … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
WARSAXAAFADEED Ku saabsan Imaatinkii Madaxweynaha Somaliland Ku Tagey Degmada Laas-Qoray Waxaa saakay oo taariihdu ahayd 16/03/2014 subaxnimadii si xad-gudub ah ku yimid degmada laas-qoray oo katirsan Dowladda Puntland Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), taasoo ah daan-daansi iyo xad-gudub … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Garowe_ Magaalada Garoowe ayaa maanta lagu qabtay kullan ay isgu yimaadeen maamulka gobalka Nugaal, waxgaradka gobalka iyo qaybaha bulshada ee magaalada, waxaana loogu gorfeeyay sidii la isga kaashan lahaa sugida amniga. Kullanka oo diirada lagu saaray ilaalinta nabadgelayada ayaa hadana … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Muqdisho_ Waxaa maanta lagu Aasay magaalada Muqdisho AUN. Fanaankii Caanka ahaa ee Soomaaliyeed Maxamed Sulaymaan Tubeec, oo dhowaan ku geeriyoday Germany. Aaska marxuumka waxaa kaqaybgalay, Ra,iisul wasaraha Somaliya Cabdiweli Sheekh Axmed, Wasiirka Warfaafinta Mustaf Dhuxulow, Xildhibaano, Fanaaniin iyo dadweyne aad … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Muqdisho_ Waxaa lafilayaa gelinka dame ee maanta in magaalada Muqdisho lasoo gaarsiiyo maydka AUN. Fanaankii caanka ahaa Maxamed Sulaymaan Tubeec oo dhowaan ku geeriyoday Cisbitaal ku yaala dalka Germany. Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho oo lagasoo dejin doono maydka … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Laasqoray_ Madaxweynaha maamulka Soomaliland Axmed Maxamuud Siilaanyo ayaa waaberigii saaka soo gaaray degmada Laasqoray ee gobalka Sanaag. Safarka Siilaanyo oo aan sidhaba looga warqabin waxa uu salka ku hayo ayaa wararka aan helayno waxa ay sheegayan in ujeedada uu u … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
WAR-SAXAAFADEED 16, March 2014 :- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Max’ed Cali Gaas iyo ku xigeenkiisa Cabdixakiin C/llahi Cumar Camay ayaa aqalka madxtooyada Garowe kulan casho sharaf ah habeenimadii xalay ugu sameeyey saraakiil sar sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Qardho_ Inta lahubo 4- qof ayaa ku dhaawacantay shil gaari oo ka dhacay wadada laamiga ah, gaar ahaana inta udhexaysa qardho iyo waaciye ee gobalka Kar-kaar. Shilkan ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen labo gaari oo kala ah Marked 2 … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Muqdisho_ Duhurnimadii maanta ayaa waxa Qarax xoogan uu ka dhacay dhabarka dambe ee Hotelka Maka Al-Mukarama, gaar ahaan meel u dhow halka la dhigto baabuurta. Wararka lahelayo ayaa shegaya in qarax uu gaystay khasaare, iyadoona laxaqiijiyay in ay ku dhaawacmen labo … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Garoowe_ Madaxweynaha Puntland Dr Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo wafdi uu horkacayo oo safar shaqo ugu maqnaa dalka dibaddiisa ayaa maanta dib ugu laabtay caasimadda Puntland ee Garowe. Garoonka diyaaradaha ee Garowe waxaa wafdiga Madaxweyne Gaas kusoo dhoweeyey madaxweyne ku-xigeenka … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Gaalkacyo_ Magaalada Gaalkacyo waxaa maalintii shalay si weyn loogu soo dhoweeyay taliyaha guud ee ciidamada Booliska dalka soomaliya Gen. Saacid oo kasoo ambabaxay magaalada Muqdisho. Taliyaha ayaa waxaa garoonka diyaradaha ee magaalada Gaalkacyo kusoo dhoweeyay masuuliyin ka kala tirsan Puntland … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Afayeenka ururka Al-shabaab Sheekh Cali Maxamed Raage ( Cali Dheere) ayaa markii ugu horaysay kahadlay warar la isla dhexmarayay oo ku aadan inuu u geeriyoday duqeyn bishii Janaayo ka dhacday Gobolka Gedo. Cali Dheere ayaa sheegay in warkaasi uu yahay mid … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Dowlada Maraykanka ayaa lacag dhan min saddex milyan oo doolarka maraykanka dul dhigtay saddex nin oo kamid ah saraakisha Al-shabaab cidii keenta macluumad horseeda in gacanta laguso dhigo. Sida lagu sheegay war kasoo baxay wasaarada arrimaha dibada dalka Maraykanka waxaa C/qaadir … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Japan government pledges a cash support amounting to $40 Million US dollar for Somalia intended to implement development projects within the country. The Prime minister of Japan Shinzo Abe said that this money will be contributed to implement projects intended … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
FOR three years Aden Ibrahim has been scouring the globe to find art from Somalia to show his beloved homeland has more to offer than just war and famine. Now he is putting his collection of paintings, drawings, photos and … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Somali national army backed by African Union troops had taken the control of Bulobarte,in Hiran region on Thursday. As confirmed to Raxanteeb Online by the tenth Somali national army contingent commissioner, Colonel Mohamed Ammin Al-shabab fighters vacated Bulobarte today letting … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
|