Monthly Archives: March 2014

Nairobi – Inqaasta Yusuf-Garaad

Nairobi ayaan gaaray. Sidii wax igu cusub ayay noqotay in aan subixii bixi karo aniga oo aan cidna weydiin su’aalahan: Xalay maxaa dhacay? Saaka xaaladda ammaanku waa sidee? Meel hebel ma la aadi karaa? Waxaa kale oo sidii wax igu … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Barnaamijka Sahanka Nolosha Hidaha iyo Dhaqanka

Wiil Soomaaliyeed oo si wacan u haysta Dhaqankiisa. Soo saaraha Barnaamijka: Deeq Darajo.

Posted in VIDEOS | Leave a comment

Garaad C/llaahi Cali Ciid oo siweyn udhaliilay socdaalkii siilaanyo ee Laasqoray

Bosaso_ Garaad C/llaahi Cali Ciid oo ah afayeenka Isimada Puntland kana soo jeeda gobalka Sanaag, ayaa si kulul uga hadlay socdaalkii uu madaxweyne Siilaanyo ku yimid degmada Laasqoray. Garaadka ayaa ku sheegay Safarka Siilaanyo inuu ahaa mid ku dhufo oo … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha oo booqday ciidamadii ku dhaawacmay Qaraxii Buulo-berde (sawirro)

Muqdisho_ Madaxweynaha Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay weheliyaan wasiirka difaaca iyo taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaliya ayaa booqasho ugu tegay ciidamadii ku dhaawacmay qaraxii habeen ka hor ka dhacay Buulo-berde. Madaxweynaha iyo saraakisha ku wehelisay booqashada ayaa mid  mid … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Somali suicide bomber attacks newly captured town: security official

Mogadishu (AFP) – A suicide bomber in Somalia rammed a car packed full of explosives into a hotel in a southern town, days after it was recaptured from the Al-Qaeda-linked Shebab, security officials said Tuesday. The explosion, which locals said … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News | Leave a comment

Weerar Xalay lagu qaaday Hotel ku yaala Buulo Barde oo khasaare ka dhashay

Buulo Barde_ Wararka laga helaayo deegaanka Buulo barde ee gobalka Hiiraan ayaa ku waramay in weerar xalay lagu qaaday Hotel ku yaala deegaankasi oo ay deganayeen saraakil katirsan dowlada Somaliya iyo ciidamada Jabuuti. Hotelka oo lagu magacaabo Cumurow ayaa la … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Shirka Bandhiga wax Soosaarka iyo Maalgashiga oo maalintii labaad ka socda Dubai (sawirro)

Dubai_ Waxaa maalintii labaad galay shirka lagusoo Bandhigayo wax soo saarka iyo maalgashiga Somaliya oo maalintii shalay ka furmay magaalada Dubai ee dalka Imaaradka Carabta. Shirka ayaa waxaa kaqaybgalay masuuliyin katirsan dowlada Somaliya, Ganacsato Ajnabi ah iyo Gaanacsatada soomalida ee kunool … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Al-shabaab oo sheegatay masuuliyada weerarkii lagu dilay Taliye Jaamac Afguduud

Bosaso_ Gelinkii dame ee shalay ayaa weerar gaadmo ah oo lagu qaaday gaari ay la socdeen ciidamo katirsan Puntland waxa ku geeriyoday Taliyihii ciidanka Daraawishta Aaga Gal Gala, Col. Jaamac Siciid Warsame (Afguduud). Ciidanka ayaa ka baxay magaalada Bosaso waxaana … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Edna Adan: Penn Nursing’s Inaugural Renfield Foundation Award Recipient

Newswise — Philadelphia, PA March 14, 2014 – Following an intense selection process, Edna Adan has been named the inaugural recipient of the University of Pennsylvania School of Nursing Renfield Foundation Award for Global Women’s Health. Established in 2012, this award … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News | Leave a comment

VIDEO: U.S. forces seize control of rogue oil tanker

U.S. Navy SEALs have taken control of a commercial oil tanker that was seized earlier this month by three armed Libyan rebels, the Pentagon said Monday. “No one was hurt tonight when U.S. forces, at the request of both the … read more »

Posted in Featured, Piracy, VIDEOS | Leave a comment

U of A helps launch Faculty of Education in Somalia

After more than 24 years living in Edmonton, Somali national Mohamed Jimale moved to his home country to help rebuild the country’s national university. Partnering with the University of Alberta’s Faculty of Education, Jimale is working to launch the Somali … read more »

Posted in Canada [Diaspora], Featured | Leave a comment

Ciidamo katirsan Puntland oo lala beegsaday Qarax Miino

Bosaso_ Qarax nooca laga hagao rumuutka ayaa galabta lala beegsaday ciidamo katirsan Puntland oo marayay deegaanka Yalho ee gobalka Bari, waxaana la sheegay inuu khasaare ka dhashay. Ciidamada lala eegtay qaraxa oo kusii jeeday deeganka Galgala ee gobalka Bari ayaa … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Puntland oo shir guddomiyay kullanka gollaha wasiirada (war saxaafaded + Sawirro)

War muurtiyeed :-                                                      Kulankii todobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirada iyo Qodobadii  ka soo baxay.  1-   Miisaaniyada Waxaa maanta shirkii golaha wasiirada lagu ansaxiyey miisaaniyadii sanadka 2014 inta ka hadhay ee laga bilaabo bisho 4aad ee sanadkan ilaa bisha 12 aad. … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Masuuliyin katirsan Puntland iyo Dadka deegaanka Laasqoray oo ka shiray sidii ay uwada shaqayn lahaayen (Daawo VIDEO)

Laasqoray_ Wafdigii ka socday Puntland ee gaaray degmada Laasqoray ee gobalka Sanaag ayaa bulshada degmada la qaatay kullan ku aadan sidii ay ula shaqaynlahayen dowlada Puntland. Kullanka ay yeesheen masuuliyinta Puntland ee gaaray Laasqoray iyo bulshada degmada ayaa looga hadlay … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Guddomiyaha degmada Xarfo oo maxkamadu dib usiisay Xoriyadisa

Garoowe_ Waxaa maanta lasoo gaba gabeeyay maxkamad ka furneed eedaymo loo haystay Guddomiyihii degmada Xarfo C/llaahi Faarax Bayle iyo Saddex kale oo edaysanayal ah. Guddomiyaha Degmada Xarfo iyo saddexda edaysane ayaa loo haystay arrimo la xiriira Musuq – maasuq iyo lunsashada … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Maxkamada Ciidamada Puntland oo xukun ku riday Rag la sheegay inay katirsanayen Al-shabab

Garoowe_ Maxkamada ciidamada Qalabka Sida, ee Dowlada Puntland ayaa maanta lahorkeenay sideed nin oo ku eedaysnaa falal Argagixisinimo, gaar ahaana inay katirsanayen Al-shabaab. Raga maanta laxukumay oo maxkamada ku sugnaa ayaa magacyadoodu lakala yiraahda. 1- C/fataax Dhuux Cali 2- Mukhtaar … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Wafdi kasocda Puntland oo ka warbixiyay safar ay ku tageen Laasqoray

Laasqoray_ Wafdi katirsan dowlada Puntland oo maalintii shalay gaaray degmada Laasqoray ee gobalka Sanaag ayaa kullamo laqatay qaybaha kala duwan ee bulshada kunool degmadasi. Wafdiga oo ay kamid ahaayeen Wasiiru dowlaha wasaarada dekadaha iyo gaadidka Badda Puntland Axmed Siciid C/raxmaan, … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliya oo xilka laga qaadi doono (xog Hoose)

Muqdisho_ Sida ay sheegayaan warar hoose oo ay warbaahintu ka helayso xafiiska madaxweynaha Somaliya Xasan Shiikh Maxamuud, waxaa dhowaan la doonayaa in xilka laga qaado taliyaha ciidanka Booliska Somaliya Gen. Saacid. Wararka ayaa sheegaya in madaxweyne Xasan uu kalsooni buuxda … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Somali traffic cops battle gridlock and chaos

Mogadishu, Somalia -  “Tow it away, tow it away!” shouts a short man at a group of men wearing white shirts and navy blue trousers. They are the Somali traffic police, and Ali Hirsi Barre – the short man with a … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News | Leave a comment

Madaxweynaha Puntland oo Waraysi Gaar Ah Siiyay Tv-ga Caalamiga Ah Ee Citizen Tv Ee Ka Hawlgala Dalka Kenya (sawirro)

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdi Max’ed Cali Gaas ayaa xafiiskiisa ku qaabilay suufiyiin caalami ah oo ka tirsan television-ka Citizen Tv oo ka mid ah warbahinta dalka kenya, waxayna Madaxweynaha waydiyeen su’aalo kala duwan oo dhamantood khuseeya Puntland iyo qaabka ay … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment