Monthly Archives: March 2014
ADDIS ABABA (AFP) - The United Nations warned Monday of an increased threat of attacks from Somalia’s Al-Qaeda-linked Shebab as a major offensive launched against them this month gathers pace. “Coinciding with the offensive and even ahead of it, Al-Shebab … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Bosaso_ Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa Soo dhoweyn diiran kala kulmay dadweynaha Kunool degmooyinka Waaciye,Carmo Iyo Bosaso oo ka tirsan Gobolada Bari Iyo Karkaar. Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas oo dhowaan bilaabay safaro iyo booqashooyin uu ku tagayo deegaanada … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Mogadishu (RBC) President Hassan Sheikh Mohamud has today opened Parliament’s 4th session in a well organized event in Mogadishu, calling on legislators to rise to the challenges ahead, RBC Radio reports. “I congratulate you on this, your fourth session during … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Bosaso_ Madaxweynaha dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta la filayaa inuu soo gaaray magaalada Gnacsiga Puntland ee Bosaso. Madaxweynaha oo waa berigii saaka kasoo ambabaxay magaalada Qardho ayaa kusoo nastay degmada Waaciyo, halkaasi oo martiqaad loogu sameeyay … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
From the outset, let me make one thing clear: Al-Shabaab, and its extremist world view is neither constructive nor sustainable. This extremist neo-Islamist group represents one of a two nihilistic worldviews that dominated the twenty first century political discourse—global (dysfunctional) jihadism and … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
WHEN he is not studying, Mohlomi Tauhadi works in his uncle’s spaza (an informal store) in Mapetla, a suburb of Soweto, the vast urban sprawl west of Johannesburg. The store is a small kiosk in front of a single-storey house. … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
The Toronto Police Service is requesting the public’s assistance locating a missing girl. Najma Abdullahi, 13, was last seen on Sunday, March 16, 2014, at 4 p.m., in the Keele Street and Finch Avenue Westarea. She is described as black, light … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
For Abdi Ali, a 35-year-old shop owner in Mogadishu’s Hamar Weyne market, driving with cash on hand to give traffic police officers at checkpoints is a normal part of getting around the capital. “It is a normal thing and we … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Oscar-nominated actor Barkhad Abdi is reportedly in talks to star in his first major film since his stint as a Somali pirate in ‘Captain Phillips’. Abdi, 28, apparently join a cast that includes Amy Schumer, Bill Hader and Brie Larson … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Qardho_ Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta gaaray magaalada Qardho ayaa siweyn loogusoo dhoweyay. Madaxweynaha oo lahadlay bulshada soo dhowaysay ayaa uga mahadceliyay qaabka ay ugusoo dhoweeyeen magaalada. Madaxweyne Gaas ayaa bulshada usheegay in dowladiisu xooga saari … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Jowhar_ Dadka kunool magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Sh/dhexe ayaa maanta banaan bax looga soo horjeedo maamulka gobalka ka dhigay degmadasi. Dadka dibad baxa dhigayay oo ay ubadnaayeen Ganacsatada suuqa ugu weyn Jowhar ayaa ahaa mid loogaso horjeedo boob ay … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Qardho_ Madaxweynaha dowlada Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa daqiiqado ka hor gaaray magaalada Qardho ee xarunta gobalka Kar-kaar, iyadoona ad losoo dhoweeyay. Madaxweyanah ayaa waxaa safarkiisa ku weheliyay Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose Axmed Karaash iyo Wasiirka amniga … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Berbera_ Labo wasiir oo ka tirsan maamulka Soomaliland ayaa ku dhaawacmay shil gaari, oo ka dhashay labo gaari oo isku dhacay, xili ay kusii jeeden magaalada Berbera. Wasiiradan ayaa kamid ahaa wafdi uu hogaaminayay madaxweynaha maamulka Soomaliland Axmed Siilaanyo, waxaana … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Xududr_ Al-shabaab ayaa bilowday inay ga’doomiyaan degmada xudur ee xarunta gobalka Bakool, kadib markii lagala wareegay todobaad ka hor deegaankasi. Wararka ayaaa sheegaya in Al-shabaab ay ka hor istaageen gaadiidka sida Raashinka inay gudaha ugalaan degmada, taasi oo kaliftay inuu … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Qardho_ Maanta waxaa la filayaa inuu soo gaaro magaalada Qardho madaxweynaha dowlada Puntland Dr, Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) iyo wafdi uu hogaaminayo. Madaxweynaha ayaa goor dhoweed kasoo ambabaxay magaalada Garowe, waxaana kahor intuusan soo gaarin Qardho uu soo mari doonaa … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Muqdisho_ Madaxweynaha Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskisa Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socda Beeesha Caalamka. Madaxweynaha ayaa kala hadlay wufuuda ka socday beesha caalamka in gurmad deg dega lagaarsiiyo dadka kunool deeganada laga saaray ururka Al-shabaab. Xasan Sheekh … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Garowe_ Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa Digreeto kasoo baxday xafiiskisa waxaa maanta lagu magacaabay wasiir ku xigeenka hawlaha guud iyo gaadid. Xilkaan ayaa loo magacabay Cabdiraxmaan Yuusuf Faarax ( Dijaana) oo horay usoo noqday taliyaha ciidanka nabad … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Garowe_ Waxaa maanta lagu qabtay xarunta Dowlada Hoose ee magaalada Garoowe shir lagu heshiisinayay labo beelood oo walaalo ah kuwaasi oo ku dagalamay deegaano kamid ah gobalka Nugaal. Shirka ayaa waxaa kaqaybgalay masuuliyin ay kamid yihiin guddomiyaha gobalka Nugaal, Cabdi … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
DUBAI - Maanta ayaa lasoo gabagabeeyay Shirweyne ay Soomalidu kusoo Bandhigaysay wax soo saarka dalka iyo maalgashiga, kaasi oo kasocday muddo saddex maalin ah dalka Imaaradka carabta. Shirka ayaa waxaa kaqaybgalay Ganacsato Soomali iyo Ajaaniib isugu jirta, waxaana laga casharo kabixinayay … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Mombasa _Soomali farabadan ayaa lasoo taagay maxkamad ku taala magaalada Mombasa kuwaasi oo loo haysto inay qaab sharci daro ah kusoo galeen dalka Kenya. Soomalida lamaxkamadeeyay oo ay ku jiraan caruur yar yar ayaa lagusoo qabtay hawlgal ay ciidamadu ka … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
|