Daily Archives: March 30, 2014

Madaxweynaha Xasan Sheekh oo maanta Gaaray Baydhabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa wada kulamo uu la qaadanayo qeybaha bulshada ee gobolkaasi kudhaqan, iyadoo ay halkaasi ku soo dhaweeyeen mas’uuliyiin … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | 1 Comment

Madaxweynaha Puntland ooo madaxtooyada kula kulmay masuliyin kasocda mid kamid shirkadaha utartmaya dhismaha Garoonka Bosaso

Garowe_ Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin ka socday shirkad laga leeyahay dalka Chaina shirkadaas oo lagu magcaabo China Civil Engineering Construction Corporation oo loo soo gaabiyo CCECC, shirkddasi oo hore Madaxweynuhu ugula soo … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Former foreign minister sworn in as Parliament Member

Mogadishu (RBC) The former foreign minister of Somalia Fawsiya Yusuf Haji Aden has been sworn in as a new Parliament Member after gaining a parliamentarian seat, RBC Radio reports. Mrs Fawsiya Haji Aden has taken her official parliament seat today … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News | Leave a comment

Al Shabaab, AMISOM, and the United States

In a recent article on the Daily Maverick, Simon Allison identifies the “surprisingly perceptive” core message of al Shabaab leader Ahmed Abdi Godane’s recent propaganda audio message. In his message, Godane urges his Somali comrades to throw out their Kenyan and Ethiopian … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Four Sullivan educators raising funds for Somali trip

Two days after the end of school in June, four Minneapolis educators plan to head off to a different kind of summer school. Three teachers and a Somali-born bilingual aide from Anne Sullivan Communication Center plan to fly to Somalia in a quest to … read more »

Posted in Featured, Minnesota | Leave a comment