Monthly Archives: February 2014
Garowe _ Wasiirka Cusub ee wasaarada Duulista hawada iyo garoomada Puntland Xasan Xaaji Siciid ayaa maanta xilka wasaradasi kala waregay wasiirkii hore Xuseen Cabdi Xasan kadib munsabad kadhacaday xarunta wasarada ee magalada Garowe. Munasabada xil wareejinta ayaa waxaa kaqaybgalay Mareeyayasha … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Maydka ra’iisul wasaarihii labaad ee Soomaaliya, Cabdirisaaq Xaaji Xuseen ayaa maalintii shalay ahayd lagu tukaday salaaddii janaasada masaajidka weyn ee Abuubakar Al-Sadiiq ee magaalada Minneapolis, waxaana ka qaybgalay jinaasada muslimiin fara badan badan. Waxaa ka hadlay culumaa’udiinka gobolka qaar ka … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
A heavily attended caucus in the Cedar-Riverside neighborhood ended abruptly Tuesday night after an altercation between activists. About 300 people, nearly all of them Somali-American, attended the event at the Brian Coyle Center. Most of them were there to support … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Noor challenges U-area standby Tuesday’s precinct caucuses mark the beginning of the 2014 election process in Minnesota. There, political parties will choose candidates to endorse and establish their respective platforms. State representative hopeful Mohamud Noor, 36, is challenging longstanding Rep. … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta shaqadi ay hayeen laga eryey,sidaa waxaa sheegay taliyaha ciidamada xoogga dalka. Askarta shaqdaooda laga finishay waxaa uu taliyuhu ku sheegay inay gaarayaan ilaa 700 oo askari,waxaana ay dhammaantod ka tirsanaayen ciidamada … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Raysal wasaaraha dowladda faderaalka Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed, oo maanta hadal ka jeediyey kulan ammaanka magaalada caasumada ah ee Muqdisho looga hadlayey,waxaa uu dhaliilay habka xilligaan ay ku socdaan shaqooyinka lugu doonayo in lugu xaqiijiyo amniga. Waxaa uu sheegay … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
SOMALIA BIOMETRIC ID CARDS from AU/UN IST News on Vimeo. For over two decades, getting any form of official identification for Somali citizens was done through the back alleys of the infamous Bakara market, a system known as “Abdallah Shideeye” … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Bosaso _ Ciidamada loo yaqaano PS-ta ayaa fiidkii Caawa magaalada Bosaso ku dilay nin dhalinyaro ah oo magaciisa lagu sheegay C/casiis, kadib markii gaari uu watay ay ka shakiyeen. Dad goob joogayal ah ayaa noo sheegay in ninka ladilay oo watay … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Garowe _ Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) iyo wafdi uu horkacayo ayaa lafilayaa in saacadaha soo aadan ay udhoofaan magaalada Muqdisho ee Caasimada Somaliya. Ujeedada safarka Madaxweynaha iyo Wafdigisa ay ugu ambabixi doonaan Muqdisho ayaa lagu sheegay … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Garowe_ Madaxweynaha Dowlada Puntland Prof. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) oo kahor Ansixinta Xukuumadisa Khudabad ujoodiyay Mudanayaasha Baarlamanka ayaa kawaramay qorshaha waxqabad ee ay hiigsanayso xukuumada uu hogaanka uhayo. Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ugu horayn kacodsaday Mudanayasha Baarlamanka inay … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Muqdisho_ Kullan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen waxagarad, Aqoonyahano, Culima awdiin, Siyaasiyiin iyo labada guddomiye ee gobalada Sh/dhexe iyo Sh/hoose ayaa looga hadlay sidii maamul gobaled ay udhanyihin dadka degan labada gobal loo samayn lahaa. Intii uu socday kullanka ayaa … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Ifrah Ahmed will go home to Somalia next month for the first time since she left there as a refugee seven years ago. Then 17, she has achieved a huge amount in the relatively short time she has been in … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Garowe_ Baarlamanka Puntland ayaa maanta cod gacan taag ah ku ansixiyay xukuumada cusub ee udhowaan soo dhisay Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas). Munaasabada Ansixinta oo kadhacaday xarunta Baarlamanka ee magaalada Garowe ayaa waxaa goob jog ahaa madaxweynaha, kuxigeenkiisa iyo qaar … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Bosaso _ Dagaal udhexeeya Ciidamada darawiishta Puntland iyo xogag taabacsan ururka Al-shabaab oo fariisin ku leh deegaanka buuralayda Gal-gala ee gobalka bari ayaa maanta kadhacay deegaankasi. Dagaalka oo bilowday Subaxnimadii hore ee saaka oo Isniin ah ayaa socday muddo saacado … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Kismaayo _ Afayeenka Ciidamada AMISOM Col, Cali Aadan Xumad oo waraysi siiyay laanta af- soomaliga ee BBC-da aya waxa uu markii ugu horaysay kawaramay wararka sheegay in ciidamada Kenya ay kabaxayan Magaalada Kismaayo. Col. Xumad ayaa sheegay in ciidamada Kenya … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Hargaysa _ Maamulka Somaliland ayaa maanta shaqadii uu Tv-ga Universal kahayay deeganada maamulkaasi joojiyay, kadib markii ay sheegeen in tv-ga uu baahiyay Barnaamij lagu dacayadaynayo siyaasada Soomaliland. Cabdullaahi Maxamed Daahir (CUKUSE) oo ah wasiirka warfaafinta maamulkasi oo maanta saxaafada kula … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Garowe_ Xili Maanta oo Isniin ah qorshuhu ahaa in wasiirada cusub ee dhowaan uu soo magacaabay Madaxweynaha Puntland ay horyimaadaan Baarlamanka ayaa dib udhac uu kuyimid. dib udhacaan ku yimid ansixinta wasiirada cusub ayaa sabab looga dhigay cilad farsamo oo … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Garowe Xubno katirsana gollaha deegaanka magaalada Laascaano ee xarunta gobalka Sool ayaa kasoo goostay maaulka Soomaaliland ee gacanta kuhaya Laascaanood. Labadaan nin ee katirsana gollaha deeganka Laascaano oo magacyadooda lakala yiraahdo Mukhtaar Mahad Cawad iyo Cabdullaahi Digaale Cali ayaa waxaa kusoo … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Raysal wasaaraha cusub ee Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed,ayaa hadal uu sinayey waraahinta waxaa uu kaga hadlay arrimo badan oo dhinaca ammaanka ay qeyb ka yihiin,waxaana uu sheegay in xukuumaddisa muhiimada koobad siinayso sugida amniga. Ammaanka iyo qorshayaha xukuumadda: Raysal wasaare … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
For refugees, the basic survival needs come first: food, clothing, shelter. Then there are the services that help them to start their assimilation into a new culture: English lessons, education, job training. But for certain groups, there are other issues … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
|