Monthly Archives: February 2014

Madaxweyne Cabdiweli oo todobaadkan lagu wado inuu gaaro Boosaso

Garowe _ Sida aanu wararka ku helayno waxaa todobaadkaan Safar ku tegi doona magaalada Bosaaso, Madaxweynaha dowlada Puntland Pro. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Safarka Madaxweynaha ee uu ku tegayo Boosaaso ayaa noqonaya markii ugu horaysay tan iyo markii loo doortay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

VIDEO: RW Cabdiweli oo ka hadlay Safarkiisa Itoobiya uu ku joogo

Raiisal Wasaaraha Soomaaliya ayaa waraysi uu siiyey TVga Itoobiya uga waramay qorshaha safarkiisa kulamada uu yeelan doono. Daawo:

Posted in VIDEOS | Leave a comment

SOMALIA: The Nation’s Deadly Rumor

  By Bashir Ashkir Musse – President Hassan Sh. Mohamoud should fire his Press Secretary for good and even his House Comptroller forever. And the basis for their fire is simply incompetence and carelessness. This week the country was surprised by the … read more »

Posted in Featured, Top News | Leave a comment

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Oo Tehran Lagu Soo Dhaweeyey “SAWIRRO”

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Tehran ee caasimadda wadanka Iiraan halkaasi oo si rasmi ah dhowaan uga bilaaban doono shirweynaha 9aad ee Midowga Baarlamaannada dalalka Islaamka OIC. Wafdiga XIldhibaannada ah waxaa garoonka diyaaradaha magaalada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Amazing photo of Somali migrants in Djibouti trying to get phone signal wins World Press Photo award

US photojournalist John Stanmeyer has won first prize in the 2014 World Press Photo awards for his image of African migrants near Djibouti city. The moonlit image shows men trying to get a phone signal from nearby Somalia. Panel member … read more »

Posted in Photos | Leave a comment

Ra’iiusl Wasaaraha Somalia oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Itoobiya

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo ku maraya safar dalka Itoobiya ayaa maanta oo Sabti ah la kulmay taliyaha ciidamada milateriga Itoobiya, Jen. Samora Muhammad Yunis, kaddibna wuxuu ra’iisul wasaaruhu booqasho ku tagay warshadda weyn ee dalka Ethiopia … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

RW Soomaaliya oo Madaxa hoos u rogtay markuu salaamayey RW Itoobiya

Sawirku wuxuu u dhigmaa Kun erey ayaa horay loo yiri haddaba sawirkan maxaa kaaga muqda? Raiisal Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmaya Raiisal Wasaaraha Itoobiya. Isgacan qaadkan ama salaantan ayaa Raiisal Wasaaraheennu uu muujinayaa tabar la’aan waxaana mooddaa inuu salaamayo nin isaga … read more »

Posted in Featured, Photos | Leave a comment

Insight: Graft allegations test West’s ties to Somali president

NAIROBI (Reuters) – A resignation letter by Somalia’s central bank governor sent from Dubai has thrown Western donors into a quandary over supporting a government they need to fight al Qaeda’s local allies. Governor Yussur Abrar quit after only seven weeks … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, Top News | Leave a comment

Somali authorities detain two radio directors without charge

The Committee to Protect Journalists is gravely concerned by reports that two radio directors in the capital, Mogadishu, were arrested and held without charge for two days by Somalia’s National Security Agency. Somali authorities detained two radio directors for two … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News | Leave a comment

Increasing impact in Somalia by fostering local solutions

The Guardian – “For a long time, international aid money destined for Somalia has had limited impact because it has not been invested in Somalia by Somalis,” says a project coordinator from south central Somalia, (who cannot be named for security … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Dowlada Soomaliya oo sheegtay inuusan jirin wax hub ah oo qaab Musuq Maasuq ah uga baxay Gacanta Dowlada

Muqdisho _ Dowlada Soomaliya ayaa iska fogaysay eedayn uga timid Gudiga Cunaqabateynta Hubka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya iyo Eritrea, kadib markii warbixin kasoo baxday lagu sheegay in dowlada Somaliya ay hubka ka iibiso ururka Al-shabaab. Taliyaha Ciidanka xooga dalka Somaaliya Gen. … read more »

Posted in Top News, Wararka Maanta | Leave a comment

Ku dhowaad 60 Arday Oo Maanta ka Qalin Jabisay Iskuulka RPS Ee Gaalkacyo (Sawirro)

Gaalkacyo _ Xaflad siweyn loosoo agaasimay islamarkaana ay ku qalin jabinayeen arday gaareysa 66 arday oo dhameysatay Koorsooyin kale duwan oo ay ka mid yihiin Caafimaadka.Englishka.Carabic. iyo saxaafada kuwasi oo ka aflax iskuulka RPS ayaa Maanta Lagu qabtay Hoolka Xafladaha ee … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Just another towelhead: Hamda Yusuf at TEDxRainier

Hamda Yusuf, a spoken word poet and a student at University of Washington, grew up listening to stories from her parents who saw stories as a means for preserving their Somali culture. This led her to discover spoken word poetry … read more »

Posted in Diaspora, VIDEOS | Leave a comment

Somalia: New blood in old bottles

There’s a new Premier but many feel that one greedy faction has simply replaced another. Momentum towards a functional state is slowing again The election of Hassan Sheikh Mohamud as President in September 2012 was meant to free politics of issues that … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News | Leave a comment

Rape In Somalia ‘Is Normal’, HRW Report Finds

In a new report, Human Rights Watch (HRW) accuses government soldiers of being amongst those carrying out attacks. It says women and girls displaced by war and famine are particularly vulnerable in displaced persons camps and even as they tend … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Security Council “outraged” by terrorist attack on UN convoy in Somali capital

UNITED NATIONS- The Security Council on Thursday said that it is “outraged” by a terrorist attack on a UN convoy near the international airport of Mogadishu, the Somali capital, reiterating its determination to combat all forms of terrorism. The members … read more »

Posted in Latest Somali News, Top News | Leave a comment

Biggest donor Turkey stops direct budget support to Somalia

(Reuters) – Turkey has stopped direct budgetary support to Somalia, cutting off a major source of funding for a government trying to rebuild the country after more than two decades of chaos. Turkey is a key ally of the Somali … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News | Leave a comment

Amni Darrada kusoo korortay Muqdisho, Suaalo iyo Jawaabo

Maalmahaan dambe magaaladeennii Xamar waxaad mooddaa inay faraha kasii baxayso oo dowladduna aysan garanayn halkay wax ka bilaabi lahayd, Suaalo badan ayaa maskaxdaada dhex maraya ee aan idin fahansiino amni darrada Muqdisho ka taagan, annaguna aan isku dayno inaan idiinkaga … read more »

Posted in Featured | Comments Off

Dagaalyahanada Al-shaab oo sheegtay masuuliyada Qaraxii lala eegtay Saraakil katirsan Qaramada Midobay

Muqdisho  Ururka Al-shabaab ayaa sheegatay masuuliyada weerar Isqarxin ah oo duhur nimadii maanta lala eegtay kollanyo baabuur ah oo ay la socdeen saraakiil katirsan QM. Idaacada ku hadasha Afka Al-shabaab ee Al-andulus ayaa laga baahiyay in Al-shabaab ay kadamaysay weerarkii ismiidaminta … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Photo of the Day: The Action Man

[A motorcyclist rides away from the scene of an explosion near the entrance of the airport in Somalia's capital Mogadishu February 13, 2014. REUTERS/Feisal Omar]

Posted in Photos | Leave a comment