Daily Archives: February 18, 2014

Ra,iisul Wasaare Cabdiweli oo lagusoo dhoweeyay Dalka Kenya

Nairobi_ Wafdigii uu hogaaminayay Ra’iisul wasaaraha Soomaliya Cabdiweli Shiikh Axmed oo beryihii dame booqashoyin ku marayey dalalka dariska la ah Soomaliya ayaa maanta Gaaray Dalka Kenya. Ra,iisul wasaaraha iyo wafdiga lasocda ayaa si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Nairobi, waxaana … read more »

Posted in Top News, Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne Xasan oo shir ay Al-baabadu uxiran yihiin muqdisho kula leh laamaha amniga

Muqdisho _ Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa laamaha amaanka ee Muqdisho shir kula leh xarunta Booliska ee Commando Polizio, waxana uu shirku yahay mid ay saxaafadu dibad joog katahay. Inkastoo aan sitoosa looga war hayan waxa looga hadlayo shirka hadana … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Maamulka Jubba oo ku hanjabay inay u aargudi doonaan Taliyihi Nabad sugida maamulka Kismaayo

Kismaayo_ Masuuliyin katirsan Maamulka Jubba ayaa maanta kaqayb galay Aas loo sameeyay marxuum Ciise Kaambooni oo ahaa taliyihii nabad sugiga maamulka Kismaayo oo xalay lagu dilay Kismaayo. Masuuliyin uu kamid yahay Wasiirka amniga maamulka Jubba Maxamed Warsame (Darwiish) ayaa kaqaybgalay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasarada Dekadaha & gaadiidka Badda Pl. oo amartay in dekadda laga Saaro Gaadiid badeed muddo ku jiray (sawirro)

Bosaso_ Wasaaradda Dekadaha iyo gaadiidka badda dowlada Puntland ayaa amartay in muddo ku siman 15- beri looga saaro gudaha Dekadda gadiid badded isugu jira Doonyo iyo Maraakiib. Wasiirka Dekadaha, gaadiidka Badda iyo ladagaalanka Burcad badeeda Cabdullaahi Jaamac Saalax ayaa sheegay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay Buundada Suni-Jiif (sawirro)

Garoowe_ Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka gaaray degmada Dangorayo, halkaasi oo lagaarsiyay deeq raashin ah oo ay dowlada Turkigi soo gaarsiisay Puntland. Madaxweynaha ayaa kahor intuusan gaarin degmada Dangorayo, waxaa uu dhagax … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Al-shabaab oo sheegtay masuuliyada dilkii xalay loo gaystay taliyihii nabad sugida maamulka Kismaayo

Kismaayo_ Xoogaga Al-shabaab ayaa sheegtay masuuliyada dilkii xalay magaalada Kismaayo loogu gaystay taliyihii nabad sugida ee magaalada Kismaayo Ciise Kaambooni, Sarkaal katirsan Al-shabaab ayaa sheegay in dilka taliyihii nabad sugida maamulka Kismaayo ay iyagu kasoo shaqeeyeen, waxaana dilka fuliyay mid … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Taliyihii Amaanka Magaalada Kismaayo oo habeenkii xalay la dilay

Kismaayo _Taliyihii ammaanka ee maagalada Kismaayo Ciise Kaambooni  ayaa habeenkii xalay waxaa lagu dilay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose. Wararka ayaa sheegaya in dilka taliyaha uu ka dhacay gurigisa, waxaana toogtay mid kamid ah ilaaladisa, waxaa sidoo kale … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment