Daily Archives: February 17, 2014

Puntland oo sheegtay inay ka feejignaan doonto in Al-shabaab ay usoo firxadan deeganadeeda

Garoowe _ Xili dowlada Soomaliya shaacisay guluf dagaal oo ay ku qaadayso Al-shabaab ayaa gollaha wasiirada Puntland oo maanta shirkoodii Isniin  laha ahaa ku yeeshay Garoowe, waxa ay uga hadleen sidii Puntland ay uga taxadari lahayd in kooxaha taabacsan Al-shabaab … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Gaadiid lagu haystay gobalka Mudug oo lagu guulaystay in lasii daayo (sawirro)

Gaalkacyo_ Waxaa maanta lasii daayay labo gaari o nooca xamulka qaada ah kuwaasi oo in muddo ah lagu haystay gobalka mudug lagana lahaa gobalka Hiiraan. Siidaynta gaawaridani ayaa kadamaysay waan waan dhexmartay kooxihii haystay iyo dowlada Puntland, waxaana maanta munaasabad … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo maanta lakulmay Madaxweynha Dalka Jabuuti (War saxaafadeed+ sawirro)

Jabuuti_ Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo booqasho rasmi ah maalintii labaad ku jooga dalka Jabuuti ayaa la kulmay Madaxweynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka Mudane Cabdiqaadir Kaamil Maxamed iyadoo uu kala hadlay xoojinta … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Puntland oo manta la kulmay madaxa JPLG Soomaliya (sawirro)

Garoowe_ Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu weheliyo ku xigeenkiisa C/xakiim Cabdullaahi Cumar ayaa maanta madaxtooyada Puntland kula kulmay madaxa JPLG Somaliya Patrick Doung. Kullanka oo ahaa mid isbarsho ah ayaa waxaa sidoo kale kaqaybgalay saraakiisha madaxtooyadda iyo hawlwadeenadda … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Khasaare ka dhashay weerar ay dablay hubaysan ku qaadeen gaari siday shacab galbeedlka gobalka Mudug

Galdogob_ Wararka aanu ka helayno galbeedka gobalka Mudug ayaa sheegaya in dablay hubaysan ay jidka ugaleen gaari siday dad shacab ah oo marayay deegaan lagu magacabo Saaxaa oo hoostaga gobalka mudug. Kooxda dablayda ah ayaa lasoo sheegayaa inay rasaas ku fureen … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Somalia Powerless to Stop Al-Shabaab Mobile Internet Shutdown

Mogadishu — Osman Ali, the owner of an electronics shop in Somalia’s capital, Mogadishu, has been hard-hit since Al-Shabaab forced the biggest telecoms company to switch off its mobile internet service in this Horn of Africa nation. “I don’t understand … read more »

Posted in Latest Somali News, Top News | Leave a comment

Ethiopia`s New Strategy towards Somalia a Moral Story of Divide to Rule Policy

by Ahmed Abdi Mathaba — Somalia was one of the best powerful nations of the African continent ever since it gained its full-Independence from European Colonialists and right after its Independence many African countries gained their Independence with the help of Somalia. … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Ra’iisul wasaaraha Soomaliya oo manta lakulmi doona madaxweynaha dalka Jabuuti

Ra’iisul wasaaraha Soomaliya C/weli Shiikh Axmed  iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gelinkii dame ee shalay booqasho ku tegay dalka Jabuuti, waxaana kusoo dhoweeyay masuuliyin katirsan dalkaasi, oo uu hogaaminayay Ra’iisul wasaaraha dalka Jabuuti. Ra’iisul wasaare Cabdiweli ayaa la filayaa manta … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dowlada Turkiga oo beenisay inay joojisay dhaqaalihii ay siin jirtay Soomaliya

Wasaarada arrimaha dibada ee dalka Turkiga ayaa beenisay warar sheegay in dalkaasi uu joojiyay dhaqaalihii lacageed ee uu siin jiray Soomaliya. War kasoo baxay wasaarada arrimaha dibada ee dalka Turkiga ayaa lagu sheegay in dowlada Turkigu ka shaqaynayso sidii sanadkaan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Agaasimihii guud ee Wasaarada Waxbarashada Puntland oo Iscasilay

Garoowe _ Agaasimihii guud ee wasaarada waxbarasahada dowlada Puntland Maxamed C/wahaab Axmed ayaa iska casilay xilkii uu kahayay wasaarada waxbarashada Puntland. Wararka ayaa sheegay in Agaasimuhu uu maalintii sabtidii warqadiisa is casilaada ugudbiyay madaxweynaha dowlada Puntland, iyo Wasiirka waxbarashada Puntland. Inkastoo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment