Daily Archives: February 5, 2014

New barrages of mortar fire rattle Mogadishu

MOGADISHU, Somalia (AP) — Mortar fire from Islamic extremists has pummeled large parts of the Somali capital two nights this week, raising fears among residents of a return to the days of constant conflict and prompting government and security officials … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, Top News | Leave a comment

Shirkii Nabadaynta oo Maalintii Afaraad ka soconaya degmada Caabudwaaq “Sawirro”

Waxaa maalintii afaraad ka soconaya degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud Shirka nabadaynta beelo walaala ah oo dhawaan wax ku kala gaareen deegaano ku yaala gobolka Galgaduud. Wafdiga ayaa kulamo kala duwan la qaatay  beelihii wax kala gaareen iyadoo dhowrki … read more »

Posted in Photos, Wararka Maanta | Leave a comment

Train, Practise, Respond: Somali security officials complete international emergency response training

Somali government security officials today finished a high-level course in emergency response training in Mogadishu. Engineer Yarisow, Senior Advisor and Spokesman of the President, who attended the training, said: “This government’s number one priority is security, which is where we … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Safaarada Somalia ee Belguim oo la Dayactirayo

Safiirka Dowladda Federaalka Somalia u fadhiya magaalada Brussels ee xarunta Midowga Yurub ee dalka Beljamka (Belgium), Cali Siciid Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay qorbejoog Soomaaliyeed oo ka kala yimid dalalka Ingriiska iyo Holland. Daawo Sawirada Labada dhinac ayaa ka wada … read more »

Posted in Diaspora, Photos | Leave a comment

Wasiirka Cusub ee Amniga Puntland oo sheegay inuu horay usii wadi doono heerka uu marayo amnigu

Garowe_ Wasiirka Cusub ee wasaarada Amniga Puntland Xasan Aloore oo manta xilka kala wareegay wasiirkii hore Khaliif Ciise Mudan ayaa sheegay inuu horay ugasii wadi doono heerka uu jooga amniga Puntland. Xasan Aloore ayaa ku amaanay wasiirkii kahoreeyay inuu heer … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ururka Al-shabaab oo sheegtay masuuliya weeraradii habeenadi lasoo dhaafay ka dhacay Muqdisho

Muqdisho _ Guddomiyaha ururka Al-shabaab uqaabilsan gobalka Banaadir Shiikh Cali Jabal oo lahadlay warbaahinta ku hadasha afka ururkooda ayaa sheegay in weeraradii Habeenadii lasoo dhaafay kadhacay Muqdisho ay masuul ka ahaayeen. Waxaa uu xusay in weeraradii ay habeen ka hor … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland oo Xilka lawareegay (sawirro)

Garowe _ Wasiirka Cusub ee wasaarada Duulista hawada iyo garoomada Puntland Xasan Xaaji Siciid ayaa maanta xilka wasaradasi kala waregay wasiirkii hore Xuseen Cabdi Xasan kadib munsabad kadhacaday xarunta wasarada ee magalada Garowe. Munasabada xil wareejinta ayaa waxaa kaqaybgalay Mareeyayasha … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Marxuum C/risaaq Xaaaji Xuseen oo Janaaso loo sameeyay, Muqdishana loosoo qaaday

Maydka ra’iisul wasaarihii labaad ee Soomaaliya, Cabdirisaaq Xaaji Xuseen ayaa maalintii shalay ahayd lagu tukaday salaaddii janaasada masaajidka weyn ee Abuubakar Al-Sadiiq ee magaalada Minneapolis, waxaana ka qaybgalay jinaasada muslimiin fara badan badan. Waxaa ka hadlay culumaa’udiinka gobolka qaar ka … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

WATCH: Fight abruptly ends Cedar-Riverside caucus

A heavily attended caucus in the Cedar-Riverside neighborhood ended abruptly Tuesday night after an altercation between activists. About 300 people, nearly all of them Somali-American, attended the event at the Brian Coyle Center. Most of them were there to support … read more »

Posted in Minnesota | Leave a comment