Daily Archives: February 4, 2014

Mohamud Noor is taking on 21-term Rep. Phyllis Kahn for the DFL spot

Noor challenges U-area standby Tuesday’s precinct caucuses mark the beginning of the 2014 election process in Minnesota. There, political parties will choose candidates to endorse and establish their respective platforms. State representative hopeful Mohamud Noor, 36, is challenging longstanding Rep. … read more »

Posted in Minnesota | Leave a comment

Boqollaal ka tirsan Millitariga dowladda Soomaaliya oo shaqadi laga eryey

Ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta shaqadi ay hayeen laga eryey,sidaa waxaa sheegay taliyaha ciidamada xoogga dalka. Askarta shaqdaooda laga finishay waxaa uu taliyuhu ku sheegay inay gaarayaan ilaa  700 oo askari,waxaana ay dhammaantod ka tirsanaayen  ciidamada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

RW C/wali oo sheegay ammaan xumada Muqdisho in xukuumadda ay mas’uul ka tahay

Raysal wasaaraha dowladda faderaalka Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed, oo maanta hadal ka jeediyey kulan ammaanka magaalada caasumada ah ee Muqdisho looga hadlayey,waxaa uu dhaliilay habka xilligaan ay ku socdaan shaqooyinka lugu doonayo in lugu xaqiijiyo amniga. Waxaa uu sheegay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

VIDEO: Somalia Biometric ID cards

SOMALIA BIOMETRIC ID CARDS from AU/UN IST News on Vimeo. For over two decades, getting any form of official identification for Somali citizens was done through the back alleys of the infamous Bakara market, a system known as “Abdallah Shideeye” … read more »

Posted in VIDEOS | Leave a comment

Ciidanka PS-ta oo caawa qof shacab ah ku dilay magaalada Bosaso

Bosaso _ Ciidamada loo yaqaano PS-ta ayaa fiidkii Caawa magaalada Bosaso ku dilay nin dhalinyaro ah oo magaciisa lagu sheegay C/casiis, kadib markii gaari uu watay ay ka shakiyeen. Dad goob joogayal ah ayaa noo sheegay in ninka ladilay oo watay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Puntland oo Kaqaybgeli Doona Aaska Qaran ee Muqdisho loogu Samaynayo Ra’iiusl wasaarihi hore

Garowe _ Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) iyo wafdi uu horkacayo ayaa lafilayaa in saacadaha soo aadan ay udhoofaan magaalada Muqdisho ee Caasimada Somaliya. Ujeedada safarka Madaxweynaha iyo Wafdigisa ay ugu ambabixi doonaan Muqdisho ayaa lagu sheegay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Comments Off

Madaxweynaha Puntland oo Khudbad uu uga hadlayo qorshaha dowladiisa ka horjeediyay Baarlamanka (warbixin)

Garowe_ Madaxweynaha Dowlada Puntland Prof. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) oo kahor Ansixinta Xukuumadisa Khudabad ujoodiyay Mudanayaasha Baarlamanka ayaa kawaramay qorshaha waxqabad ee ay hiigsanayso xukuumada uu hogaanka uhayo. Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ugu horayn kacodsaday Mudanayasha Baarlamanka inay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Kullan looga hadlayay sidii maamul gobaleed loogu samayn lahaa Shabeelooyinka oo lagu qabtay Muqdisho (sawirro)

Muqdisho_ Kullan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen waxagarad, Aqoonyahano, Culima awdiin, Siyaasiyiin iyo labada guddomiye ee gobalada Sh/dhexe iyo Sh/hoose ayaa looga hadlay sidii maamul gobaled ay udhanyihin dadka degan labada gobal loo samayn lahaa. Intii uu socday kullanka ayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ifrah Ahmed Campaign Against Female Genital Mutilation

Ifrah Ahmed will go home to Somalia next month for the first time since she left there as a refugee seven years ago. Then 17, she has achieved a huge amount in the relatively short time she has been in … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Baarlamanka Puntland oo Ansixiyay xukuumada cusub (Sawirro)

Garowe_ Baarlamanka Puntland ayaa maanta cod gacan taag ah ku ansixiyay xukuumada cusub ee udhowaan soo dhisay Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas). Munaasabada Ansixinta oo kadhacaday xarunta Baarlamanka ee magaalada Garowe ayaa waxaa goob jog ahaa madaxweynaha, kuxigeenkiisa iyo qaar … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment