Daily Archives: February 3, 2014

Puntland oo sheegtay inay guul ka gaartay dagaal manta ku dhexmar ururka al-shabaab deegaanka Gal-gala

Bosaso _ Dagaal udhexeeya Ciidamada darawiishta Puntland iyo xogag taabacsan ururka Al-shabaab oo fariisin ku leh deegaanka buuralayda Gal-gala ee gobalka bari ayaa maanta kadhacay deegaankasi. Dagaalka oo bilowday Subaxnimadii hore ee saaka oo Isniin ah ayaa socday muddo saacado … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Afayeenka AMISOM oo Qiray in Ciidamada Kenya ay kabixi Doonaan Kismaayo

Kismaayo _ Afayeenka Ciidamada AMISOM Col, Cali Aadan Xumad oo waraysi siiyay laanta af- soomaliga ee BBC-da aya waxa uu markii ugu horaysay kawaramay wararka sheegay in ciidamada Kenya ay kabaxayan Magaalada Kismaayo. Col. Xumad ayaa sheegay in ciidamada Kenya … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Maamulka soomaliland oo tv-ga Universal ka mamnuucay inuu ka shaqeeyo deeganada maamulkaasi

Hargaysa _ Maamulka Somaliland ayaa maanta shaqadii uu Tv-ga Universal kahayay deeganada  maamulkaasi joojiyay, kadib markii ay sheegeen in tv-ga uu baahiyay Barnaamij lagu dacayadaynayo siyaasada Soomaliland. Cabdullaahi Maxamed Daahir (CUKUSE) oo ah wasiirka warfaafinta maamulkasi oo maanta saxaafada kula … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dib udhac Ku yimid ansixinta Xukuumada cusub ee puntland

Garowe_ Xili Maanta oo Isniin ah qorshuhu ahaa in wasiirada cusub ee dhowaan uu soo magacaabay Madaxweynaha Puntland ay horyimaadaan Baarlamanka ayaa dib udhac uu kuyimid. dib udhacaan ku yimid ansixinta wasiirada cusub ayaa sabab looga dhigay cilad farsamo oo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xubno horay uga tirsanaa gollaha deegaanka Laascaano oo isu soo dhiibay Puntland

Garowe Xubno katirsana gollaha deegaanka magaalada Laascaano ee xarunta gobalka Sool ayaa kasoo goostay maaulka Soomaaliland ee gacanta kuhaya Laascaanood. Labadaan nin ee katirsana gollaha deeganka Laascaano oo magacyadooda lakala yiraahdo Mukhtaar Mahad Cawad iyo Cabdullaahi Digaale Cali ayaa waxaa kusoo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Raysal wasaare C/wali oo ka hadlay qorshayaasha xukuumaddisa cusub

Raysal wasaaraha cusub ee Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed,ayaa hadal uu sinayey waraahinta waxaa uu kaga hadlay arrimo badan oo dhinaca ammaanka ay qeyb ka yihiin,waxaana uu sheegay in xukuumaddisa muhiimada koobad siinayso sugida amniga. Ammaanka iyo qorshayaha xukuumadda: Raysal wasaare … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Emerging communities: Somali families learn to assimilate

For refugees, the basic survival needs come first: food, clothing, shelter. Then there are the services that help them to start their assimilation into a new culture: English lessons, education, job training. But for certain groups, there are other issues … read more »

Posted in Diaspora | Leave a comment

Challenges for women & children in Somalia: Discussing education and conflict with Nuruddin Farah

Somali author Nuruddin Farah talks about the importance of education for children, trauma caused by conflict and his hopes for a safer Somalia.

Posted in VIDEOS | Leave a comment

Wasiirada Puntland oo maanta hortegi doona Baarlamanka

Garowe_ Waxaa maanta qorshuhu yahay in la horgeeyo Wasiiradda cusub ee Puntland mudanayaasha Baarlamanka si ay codka ogolaanshaha ugu qaadan. Munaasabada Ansixinta Wasiirada Cusub oo lagu wado inay kadhacdo xarunta Baarlamanka ee magaalada Garowe ayaa waxa kaqaybgeli doona madaxweynaha iyo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment