Monthly Archives: January 2014

Duqa Magaalada Tarzan: 6 Bilood oo hor leh

Gudoomiyaha gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Tarzan ayaa la sheegayaa inuu sii wadan doono khudbadihiisii caanka ku ahaa hadalka iyo sheegsheegga. Wararka aan ka xaqiijinay dad xog ogaal ah ayaa sheegaya inu duqa magaalada  markuu diiday inuu qaato jagadii wasiir ku xigeenimada uuna afka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Beesha Laylkase oo Saxaafada kula Hadashay Garoowe Dhaliishayna Saamiga Lagasiiyay Golaha Wasiirada

Iyadoo labo maalmood oo qura laga joogo xilligii uu madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas soo magacaabay golihisa cusub ee wasiirrada, ayaa waxaa soo badanaya cabashooyinka ka imaanaya qabaa’ilka iyo dhaliilaha loo jeedinayo qaabka uu madaxweynuhu u qaybiyey xubnaha golaha … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

INTERVIEW-Somali president wants waiver on arms embargo extended

ADDIS ABABA, Jan 30 (Reuters) – Somalia’s president said he wanted the U.N. Security Council to extend a partial lifting of an arms embargo beyond its March expiry because Somali troops need more and better equipment to battle al Qaeda-aligned … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

CIA Director: Weak Leadership is threatened Somali Governments Credibilty and Effectiveness

US intelligence chief warns of new attacks on Kenya Somalia’s al-Shabaab militants may be planning new attacks on Kenya, the director of US national intelligence warned on Wednesday. Security has increased and counter-terrorism efforts have been strengthened in Kenya and … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Somali president wants waiver on arms embargo extended

ADDIS ABABA (Reuters) – Somalia’s president said he wanted the U.N. Security Council to extend a partial lifting of an arms embargo beyond March when the exemption is due to end because Somali troops need more and better equipment to … read more »

Posted in Top News | Leave a comment

Shaqo ka Banaan www.Bartamaha.com (Looking for Freelance Journalist)

SOOMAALI Waxaan raadinaynaa weriyeyaal Soomaali ah oo soo qora wararka Af Soomaaliga iyo/ama Af Ingriiska, Goobaha aan weriyeyaasha ka raadinayno ayaa kala ah Muqdisho,Garoowe ama Boosaaso,Kismaayo, dalalka Maraykanka iyo Yurub. Waxaan u doonaynaa booskaan Weriye howlkar ah, dadaal badan jecelna … read more »

Posted in ADVERTISEMENTS | Leave a comment

Somali-Minnesotans wield clout from Minneapolis to Mogadishu

When Somali-Minnesotans receive media attention, it’s often due to controversy, from homegrown suicide bombers to teetotaling cabdrivers refusing to transport alcohol. Last October, when unfounded rumors circulated that Somali perpetrators of the Kenya mall massacre were from Minnesota, national media … read more »

Posted in Latest Somali News, Minnesota, Top News | Leave a comment

Jubaland state cleared to rule Southern Somalia

The new Jubaland State administration in Southern Somalia is struggling to find its footing to secure the region and help ensure peace and stability after decades of civil war. The nascent state consists of Gedo, Middle Juba and Lower Juba … read more »

Posted in Latest Somali News, Top News | Leave a comment

Public outrage against AMISOM military convoy after the death of Somali citizen in Mogadishu

Mogadishu (RBC) Public outrage has spread in the main street of Maka al Mukarama in Mogadishu, the capital of Somalia after African Union Military [AMISOM] armored vehicle hit and killed a Somali taxi driver in the road of Maka al … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

King Khalid iyo Bartamaha oo hees kale soo wada saaray: MUQDISHO

Bartamaha Digital Studio ayaa mar kale soo saaray hees cusub oo uu qaadayo fanaankeena caanka ah ee King Khalid, Heestan ayaa King Khalid uu ugu deeqay magaala madaxdeena Muqdisho, wuxuuna ugu magac daray Muqdisho. Bartamaha ayaa u mahadnaqaya sida sharafta … read more »

Posted in First Look, Madadaalo | Entertainment | Leave a comment

Germany slams Swedish Somali bandy team The Swedish project to get Somali refugees to excel at bandy came to a 22-1 halt at the World Cup in Russia, but the captain said their global debut on the ice wasn’t half bad. … read more »

Posted in Photos | Leave a comment

Madaxweynaha ” 2014 ha noqdo sanadkii aan cirib tirnay Al-Shabaab”

Addis Ababa — Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud ayaa gaaray Addis Ababa, si uu uga qeyb galo shirka 22-aad ee Midowga Afrika. Soomaaliya ayaa aaminsan in la labo jibaarayo taageerada ku aadan cirib tirka Al-Shabaab. Madaxda dalalka Afrika … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

President: Let 2014 be the year we eliminate Al Shabaab

The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud arrived in Addis Ababa, Ethiopia today to galvanize support from African Union partners to eliminate Al-Shabaab. Upon arrival the President stated: “We have already got off to a … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Liiska Golaha Wasiirada ee Puntland

Golaha Xukuumadda Puntland ee Dolwadda Madaxweyne Cabdiweli Cali Gaas ayaa maanta saxaafadda loo soo bandhigey. Magacyada Wasiirada waxaa saxaafadda u akhriyey Agaasimaha Guud ee madaxtooyada Puntland Dr Deeq Suleymaan Yusuf, waxaana ay wasiiradu gaarayaan 47 Wasiir. 18 Wasiir 19 Wasiir … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment