Monthly Archives: November 2013

Wasiirada Arimaha Dibada Fowziya oo sheegtay in Midowga Yurub ay yihiin saaxiibada Soomaaliya

Wasiirada Arimaha Dibadda ahna Ra’isul-wasaare ku xigeynka Dowladda Fidraalka Soomaaliya oo maal-mihii ugu danbeeye ku sugneyd Magaaladda Brussels ee dalka Belgiumka ayaa waxa ay maanta soo gaba-gabeyneysaa safarkii ay halkaasi ku joogtay islamarkaana ay ugu qeyb-galeysay shirkii looga hadlaye hormarinta … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Midowga yurub oo xeebaha Soomaaliland gaadiid gaarsiiye

Midowga Yurub ayaa horaantii bishaan waxa uu howlgalo ka bilaabay xeebaha maamulka Somaliland, iyadoona horay ciidamada Midowga Yurub ay howlgalka la dagaalanka bucad badeeda ee Atlanta ay ka wadeen xeebaha Soomaaliya iyo meelaha ka baxsan. Maanta ayaa waxa uu Midowga … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Al-shabaab oo ku baaqay in loo gurmado dadka uu saameeye fatahaada wabiga Shabelle

Al-Shabaab ayaa waxa ay ka hadleen fatahaada Wabiga Shabeele uu kageystay deegaano ka tirsan Magaalada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeelaha dhexe iyo dagaal beeleedyada halkaasi ka dhacay. Guddoomiyaha Al-Shabaab ee Gobalka Shabeelaha dhexe Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kaba-kudukade oo la … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

VIDEO: Maxaad ka taqaan Xeerka Warbaahinta Soomaaliya

Waa video muhiim ah oo weriye kasta oo Soomaali ah inuu daawado ay haboon tahay. Burhan A. Dahir, Xoghayaha Guud ee Media Association of Puntland  ayaa si hagaagsan uga warbixiey Xeerka Saxaafadda Soomaaliya heerarkuu soo maray iyo halka uu maanta … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Reward Offered To Help Solve Somali American’s Murder In Northeast Columbus

COLUMBUS (Camille Doty) — A $6,000 reward is being offered for information involving a homicide in Northeast Columbus. 31-year-old Abdulfatah Yussuf was fatally shot on the 2100 block of Lantern Drive on November 9. Police said his body was found … read more »

Posted in Ohio | Leave a comment

UN Envoy for Somalia concludes visit in Puntland

Mogadishu, 22 November 2013 – The UN Special Representative of the Secretary-General, Nicholas Kay concluded today a three-day visit in the Federal State of Puntland with stops in the cities of Garowe, Galkayo and Bosasso ahead of the Puntland Parliamentary … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Ciil-mooge oo saxiisay hishiis diyaarado loogu sameenayo Soomaaliya…

Wasiirka Warfaafinta Dowladda Fidraalka Soomaaliya C.llahi Ciilmooge Xersi ayaa faah-faahin ka bixiyay heshiis ku saabsan shirkada Somali Airline oo uu lasoo galay shirkado sameynaya diyaaradaha Somali Airline. Ciilmooge wuxuu sheegay in dalka Dubai uu kula kulmay masuuliyiinta shirkad Shiinaha laga … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Wasaarada Arimaha Gudaha oo aqbashay dhaliilo loo jeediyay

Odayaal dhaqameyd kasoo jeeda Gobalka Hiiraan ayaa waxa ay dhaliil culus usoo jeediyeen Wasaarada arimaha gudaha Dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Gobalka, taasi oo ku saabsaneyd dhanka ammaanka Gobalka ayadoona wasaarado ay ka bixisay jawaab islamarkaana ay aqbashay. Wasiirka arimaha … read more »

Posted in Featured, Warar Kale [ Other News ] | Leave a comment

Somali immigrant elected to Lewiston school board

LEWISTON, Maine (AP) — A man originally from Somalia has become the first African immigrant to win elected office in Lewiston, a city that has long had a significant Somali population. Write-in candidate Jama Mohamed picked up 10 additional votes at a Thursday … read more »

Posted in Diaspora | Leave a comment

Shalay iyo Maanta (Yusuf Garaad)

Shalay waxaa nala baray “Mooshin keene waa miino aase”. Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaruhu waxay markaa ka wada shaqeynayeen in mudanayaal Baarlamaanka ah la iska hor taago hawl uu dastuurku xaq u siinayo, oo ah in ay la xisaabtamaan Xukuumadda. Oraahdaasi … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Wafdi uu hogaaminayo oo si heer sare ah Muqdisho Loogu Soo Dhaweeyey “SAWIRRO”

Wafdiga Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu hogaaminayey waxaa kusoo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Baarlamaanka Mudane Jeeylaani Nuur Iikar,Wasiirro ka tirsan Xukuumadda,inta ugu badan XIldhibaannada Golaha Shacabka,saraakiisha … read more »

Posted in Photos, Wararka Maanta | Leave a comment

Daawo Gabar sheegtay in 2 Weriye ay kufsadeen (VIDEO)

Faadumo Cabdiqaadir Xasan oo 19 jir ah, deganna magaalada Xamar ayaa sheegtay in galab galbaha ka mid ah uu Jibriil oo ah sawirqaade u shaqeeya SNTV Cabdi iyo Afrika oo ah weriye ka tirsan Radio Muqdisho ay guri kusoo xaraysteen … read more »

Posted in VIDEOS, Wararka Maanta | Leave a comment

UN warns Somalia after alleged rape victim, journalists arrested

Nairobi — The United Nations in Somalia called Thursday for a “proper investigation” after police arrested an alleged rape victim and the journalists who reported her story for defamation. Rape, and reporting on sexual assault, is one of the most … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Photo of the Day: The Girls of Hamar Hamar Jab-Jab School

Students of Hamar Jab-Jab School welcoming the President of the Federal Republic of Somalia Hasan Sheikh Mohamoud, today

Posted in Photos | Leave a comment

Madaxweyne Xasan “Soomaaliya wey saxiixi doontaa Heshiiska Caalamiga ee Xaquuqda Carruurta”

Mogadishu, 20 November 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagey Iskuulka Xamar Jab-Jab oo uu sheegey in Soomaaliya ay saxiixi doonto Heshiiska Caalamiga ee Xaquuqda Carruurta, iyadoo maanta ay ku beegantahay … read more »

Posted in Photos, Wararka Maanta | Leave a comment

Soomaali dhac iyo dil loogu geystay dalka South Africa, iyo dhibaatada oo sii badaneysa

Wararka aanu ka heleyno dalkaSouth Africa ayaa waxa ay sheegayaan in ay halkaasi falal isugu jira dil, dhac iyo boob loogu geystay Soomaalida ku dhaqan dalkaasi. C.raxmaan Maxamuud oo kamid ah Ganacsatada ku dhaqan dalka South Africa ayaa waxa uu … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Qaramada Midoobay:”Soomaaliya waxaan ka taageereynaa ka hortaga weerarada Al-shabaab”

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay weerarkii ka dhacay saldhiga Booliska ee magalada Beledweyne, kaasi oo masuuliyadiisa ay sheegteen ururka Alshabaab ee Soomaaliya. War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Ban Ki-moon ayaa waxaa lagu … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Sawiro: Ismiidaamintii & Weerarkii saldhiga booliiska magaalada Beledweyne

Abaare saacad 10 : 05 daqiiqo ah ayaa mar kale dadka ku dhaqan magaalada Beledweyne waxaa ay ka war-heleen dhawaqa qarax aad u xoog badan iyo rasaas isla socta oo ka dhaceysa ilinka hore ee saldhiga booliiska magaalada Beledweyne oo … read more »

Posted in Photos | Leave a comment

Shabaab bomb, storm police station in Centeral Somalia

Mogadishu (AFP) – A suicide Shabaab car bomber blasted open the gates of the police station in the central Somali town of Beledweyne on Tuesday, before insurgent commandos stormed the compound shooting and killing, commanders and police said. Bodies were … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Bethesda, MD: Two Political Veterans Opt Not To Run for Open County Council Seat

Councilmember Phil Andrews’ decision to run for county executive in 2014 has created an open seat in the County Council’s Rockville/Gaithersburg-based District 3 for the first time in three decades. But what started out as a potentially crowded field vying … read more »

Posted in Diaspora | Leave a comment