Daily Archives: October 23, 2013

Wasiiradda arrimaha dibada Soomaaliya oo baarlamaanka looga yeeray su’aalana la waydiiyay

R/ wasaare ku xigeenka ahna Wasiiradda arimaha dibadda Soomaaliya Marwo Foosiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa maanta hor tagtay gudiga arimaha dibadda ee Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo su’aalo laga waydiiyay waxqabadkii wasaaradeeda mudadii ay xafiiska joogtay. Kulanka ay maanta la qaateen gudiga arimaha … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo sheegay inaan lagu qaban karin Taleex shir aysan iyagu raali ka ahayn

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Jan. Cabdisamad Cali Shire oo gaaray degmada taarikhiga ah ee Taleex,ayaa waxaa uu si adag uu uga hadlay shir la sheegay in laga qaban qaabinayo Taleex,waxana uu sheegay inaysan marnaba aqbali karin Puntland shir aysan wax ka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne Faroole oo xariga ka jaray mashruuca ilaalinta deegaanka

Mashruuc ay maalgalinayso Midowga Yurub oo la doonayo in lagu ilaaliyo deegaanka si looga hortago in dhulka geeduhu ku yaallaan ay saxaare isu badalaan ayaa maanta waxaa xariga ka jaray Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed (Faroole). Xaflada lagu daahfurayay mashruuca … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dilka wadaado kiristaan ah oo ka dhacay Mombasa ayaa sababay xiisad ka aloosan deegaankaas

Xaalada magaalada xeebta Kenya ku taal ee Mombasa ayaa kacsan halkaasoo todobaadkan horaantiisa lagu dilay labo wadaad oo Kirishtaan ah. Dilkan ayaa ka dambeeyay labo todobaad kadib markii wadaad Muslima ahaa oo caan ka ahaa Mombasa iyo labo kale ay … read more »

Posted in Featured | Leave a comment