Daily Archives: October 22, 2013

Mudanayaasha baarlamaanka oo cod u qaaday qodobada xeer hoosaadka ee isbedelka lagu sameeyey

Mudanayaasha baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa cod u qaaday qaar ka mid ah qodobada xeer hoosaadka baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo ay isbedel kusoo sameeyeen gudiga u xilsaaran xeer hoosaadka baarlamaanka. … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wariye ka tirsanaa Universal oo toogasho lagu dhaawacay (SAWIRRO)

Wariye Maxamed Maxamuud timacade oo la dhaawacay kadib markii ay toogteen kooxo hubaysan oo gaari watay ayaa gaarigiisa ku hor dhiftay Wariye Tima Cade oo marayay nawaaxiga Isgoyska Korontada ee degmada Wadajir, isla markaana dhowr xabadood la dhacay, iyadoo kooxahaas ku … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dawlada Uganda oo sare u qaaday feejignaanta lamaaheeda ammaanka

Dowladda Uganda ayaa heegankii ugu sareeyay gelisay laamaheeda ammaanka gudaha, kadib markii ay soo saartay digniino ku aadan weeraro argagixiso oo Mareykanka uu soo saaray in dalkaas laga fulin rabo. Laamaha ammaanka ayaa sheegay inay la wadagayaan Safaarada Mareykanka ee … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Askar loo xiray baxsashada nin Keenyaati ah oo ka tirsanaa Alshabaab

Wararka ka imaanaya degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in Askar ka tirsan dowladda lagu xiray, markii uu ka baxsaday Nin Kenyan ahaa oo ka tirsanaa Ururka al-Shabaab. Col. Warfaa Sheekh Aadan oo ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Jubbaland oo ogolaaday inuu ka qaybgalo shirka ka dhacaya magaalada Muqdisho

Kadib wada hadalo qaatay saacado fara badan oo u dhaxeeyay dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Jubbaland ayaa is afgarad lagu gaaray, iyadoo Axmed Madoobe uu aqbalay inuu ka qeyb galo shirka dib u heshiisiinta ee lagu qabanayo Muqdisho. Wada hadalada oo … read more »

Posted in Featured | Leave a comment