Daily Archives: October 13, 2013

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ka doodaya heshiiska ay xukuumada la saxiixatay shirkada Favori

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ka doodaya heshiis Xukuumada Soomaaliya ay la gashay Shirkada Favori, kaasoo todobaadkii hore la hor keenay. Mudanayaasha baarlamaanka ayaa loo qeybinaya nuqulada qoraalka heshiiska Favori loogu wareejiyay maamulka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Wasiirka Warfaafinta … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Kulan looga hadlayay Amniga oo Muqdisho ka dhacay iyo Taliyaha Booliiska oo ka hadlay Qodobbadii kasoo baxay kulanka (SAWIRRO)

Kulan looga hadlayay ammaanka Muqdisho oo ay ka qeyb galeen dhamaan laamaha ammaanka dowladda ayaa xalay ka dhacday Hoyga Ra’iisul Wasaaraha, iyadoo kulankan looga hadlayay dar dar gelinta ammaanka caasimada. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo shir gudoominayay kulanka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dawlada Soomaaliya oo taageertay kordhinta lagu samaynato ciidamada AMISOM

Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay tirada Ciidamada AMISOM ee la kordhiyay, si ay u soo afjaraan dagaalka ka dhan ah Al-Shabaab, kadib markii Golaha Amniga iyo Nabadgelyada Midowga Afrika uu ku dhawaaqay. Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya Eng. C/raxmaan Yariisow oo la … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

hordhac:maxaa kala heeysto Xulalka itoobiya v nigeria ee isreebreebka koobka adduunka

Xulka heysta Koobka Qaramada Afrika Nigeria ayaa u safri doona Ethiopia iyagoo kalsooni ay ka buuxdo ka hor kulanka lugta hore ee wareega ugu danbeeya Isreebreebka Koobka Adduunka ee Qaarada Afrika. Xulka Stephen Keshi ayaa wareegii group-yada ee isreebreebka uga … read more »

Posted in Featured, Hot Now, Wararka Maanta | Leave a comment