Daily Archives: October 12, 2013

Madaxweynayaasha Somalia iyo Jabuuti oo ku kulmay magalaada Addisababa oo uu ka socdo shirka madaxda Afrika (SAWIRRO)

Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamud ayaa kulan gaar ah la qaatay madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ka hor intii uusan furmin shirkii madaxda Midowga Afrika. Labada madaxweyne ayaa ka wadahadlay xiriirka labada dal, arinta amniga Soomaaliya, ciidamada AMISOM oo ciidammo Jabuutiyaan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha oo maanta ka qaybgalay shir madaxeedka midowga Afrika ee ka furmay Addisababa

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo sabti ah ka qeyb galaya shir madaxeedka Midowga Afrika ee maanta ka furmaya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Shirkan oo ah mid aan caadi aheyn ayaa Madaxda Midowga Afrika waxay kaga … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wiil uu dhalay danjiraha Soomaaliya u jooga dalka Kenya oo ku dhaawacmay magaalada Muqdisho

Wiil uu dhalay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Kenya Amb. Maxamed Cali Ameeriko ayaa maanta duhuradii lagu lagu dhaawacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Jidka Maka Al-Mukarama, iyadoo dhaawiciisa lagu dabiibayo Isbitaalka Xalane ee Ciidamada AMISOM. Sida ay sheegayaan wararka wiilka ayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

“Ummada Soomaaliyeed waxaan ugu baaqayaa midnimo maanta oo ah maalintii calanka” Ra’iisul wasaare Saacid

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon oo maanta shir Jara’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay maalinta calanka Soomaaliya iyo muhiimada ay u leedahay midnimada umadda Soomaaliyeed. Ra’iisal Wasaaraha ayaa ummada Soomaaliyeed dibad iyo gudaba … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Hibo Nuura oo la gudoonsiiyay shahaado sharaf

Xaflad aad u qurux badan oo dhacday galabtii Khamiista eek u beegneyd Taariikhda 10/10/2013 ayaa Naadiga dhaqanka ee SYL-II ugu sameeyay fanaanadda qaran Hibo Nuura Hotelka Saxafi ee magalada muqdisho. Xafladan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Agaasimaha Wasaradda Horumarinta … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO SHACABKA UGU HAMBALYEEYAY MAALINTA CALANKA 12- OCTOBER

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta 12-Oktoobar oo ah maalintii calanka Soomaaliyeed cirka loo taagay. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed usheegay in calanka Soomaaliya uu yahay mid shacabka Soomaaliyeed kawada dhaxeeyo oo qiimo weyn … read more »

Posted in Wararka Maanta, World News | Leave a comment

Midowga Africa oo go’aan ku gaaray kordhinta Ciidamada AMISOM ee jooga dalka Somaliya

Adis ababa–KNN–Golaha amaanka iyo nabad galyada Midowga Africa ayaa kulan ay ku yeesheen magaaladda Addis-Ababa waxaa ay ku go’aamiyeen in la kordhiyo tirada ciidamada AMISOM ee Soomaaliya jooga ayadoona sidoo kale la kordhinayo taageerada ay helaan ciidamada Soomaaliya ee AMISOM … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News | Leave a comment

VIDEO:Waraysi aad u xiisa badan oo S.Channel ay ka qaaday MD Galmudug Cabdi Qaybdiid

Telefishinka Somali Channel ayaa waraysi aad u xiisa badan ka qaaday Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid oo ah Madaxweynaha Galmudug. Waraysigan oo meelo badan taabanaya ayaa waxaa qaaday Ali Kaar oo muujiyey xirfad aan horay loogu aqoon weriyeyaasha Soomaalida.

Posted in VIDEOS | Leave a comment

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeybgalaya Shirka Midowga Afrika

Addis Ababa, 12 October 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa xalay soo gaaray Addis Ababa si uu uga qebgalo shir aan caadi aheyn ee madaxweynayaasha midowga Afirka oo maanta oo Sabti ah uu ka furmayo magaalada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

President Hassan Pledges “Total War on Terrorism” ahead of the A.U Summit in Addis.

(Mogadishu, Somalia, 11,October, 2013 ) The President of the Federal Republic of Somalia H.E Hassan Sh. Mohamud, accompanied by Deputy Prime Minister and Minister for Foreign Affairs Fowzia Yusuf Adam and the Minister for Defense today left for Addis Ababa Ethiopia, … read more »

Posted in Featured | Leave a comment