Daily Archives: October 9, 2013

Sirdoonka Dalka Kenya ayaa su’aalo waydiiyay madaxda qaar kamid ah hay’adaha isgaarsiinta taasoo la xiriirta weerarkii Westgate

Booliska Kenya ayaa su’aalo weydiiyay madaxda afarta shirkadood Isgaarsiinta Kenya ugu caansan, kadib markii la sheegay in dableydii weerartay Westgate ay isticmaalayeen Taleefano aan la diiwaan gelin. Madaxda shirkadaha isgaarsiinta ayaa iska fogeeyay warbixinta Booliska, iyagoo shir jaraa’id ay wada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Fawziya oo sheegtay inaan ogolaansho looga baahnayn Soomaaliya marka la weerarayo Alshabaab

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirada Arrimaha dibada Soomaaliya Fowziyo Yuusuf Xaaji Adam ayaa sheegtay inay soo dhoweynayaan tallaabadii Ciidamada Kumandoska Maretkanka ku weerareen guri ku yaal degmada Baraawe, halkaasoo uu degenaa Sarkaal sare oo ka tirsan Shabaab. Fowziyo Yuusuf ayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Fanaanka caanka Xusseen shire oo ka tirsan kooxda Qaylo dhaan ayaa xalay bandhig faneed ku qabtay Muqdisho

Bandhig faneed ay ka qeyb galeen Wasiiro, Xildhibaano, saraakiil iyo dadweyne ayaa xalay Kooxda Qeylo Dhaan ay ku qabteen magaalada Muqdisho, gaar ahaan Hotelka City Palace, iyadoo bandhigan uu heeso uu ka qaaday Fanaanka Xuseen Shire Jaamac oo dhowaan dalka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dowladdda Fidraalka Soomaaliya oo shacabka ugu baaqday in ay la shaqeeyaan

Wasiir ku xigeenka wasaarada Warfaafinta dowladda Fidraalka Soomaaliya Cabdi Shakuur Cali Mire ayaa ka dalbaday shacabka Gobolka Banaadir inay kala shaqeeyaan anaanka iyo deriseyn uu sheegay inuu wado maamulka Gobolka Banaadir. Cabdi Shakuur Cali ayaa tilmaamay in Barnaamijka dariseynta laga … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Baarlamaanka Dowladda Soomaaliya oo guul lataaban karo gaaray (Sii Akhriso)

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku guuleystay inuu si buuxda usoo celshado mudo 44 sano ah kadib xubinnimada Midowga Baarlamaannada Caalamka inter Parliamentary Union IPU oo ay ku mideysanyihiin Baarlamaannada 165 dal oo Caalamka ah . Xildhibaan Dr Khaalid Cumar Cali oo … read more »

Posted in Featured, Hot Now, Wararka Maanta, Wargelin Show | Leave a comment

VIDEO: Lampedusa boat sinking: Survivors recall ordeal

Lampedusa, Italy (CNN) – At the port in Lampedusa, recovery teams continue to fill trucks with the bodies they’re still pulling from the sea. At least 287 so far — and that number could rise. They are among the more than … read more »

Posted in Diaspora, VIDEOS | Leave a comment

Baarlamaanka Soomaaliya oo ku guuleystay 44sano kadib soo ceshto xubinnimada Midowga Baarlamaannada Caalamka “SAWIRRO”

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku guuleystay inuu si buuxda usoo ceshado xubinnimada Midowga Baarlamaannada Caalamka inter Parliamentary Union IPU oo ay ku mideysanyihiin Baarlamaannada 165 dal oo Caalamka ah mudo 44 sano ah kadib. “kadib dadaallo badan oo uu sameeyey … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment