Monthly Archives: September 2013

Mudane ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo goor dhow lagu toogtay magaalada Muqdisho

Mudane ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhow lagu dilay Xaafada Buulo Xuubey ee degmada Wada jir, iyadoo dilkiisa ay geysteen Kooxo hubeysan oo saarnaa gaari. Xildhibaanka ayaa lagu magacaabayay Xuseen C/salaan, kaasoo dhiganayay Jaamacada Muqdisho, weerarka ayaa dhacay wax … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

SAWIRRO: Kulan looga hadlay sidii Culumadu Soomaaliyeed ay uga hor-tegi lahaayeen Fikirka Xag-jirnimada oo lagu qabtay Muqdisho

Dood-cilmiyeed looga hadlayay sidii ay culummada Soomaaliyeed  door uga qaadan karaan ka hor-taga fikiradaha Xag-jirnimada ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo doodda uu soo qabanqaabiyay ururka horumarinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYP.  Sheekh Ibraahim Maxamed Weydow oo doodda ka hadlay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Daawo Sawirrada Weerarkii lagu qaaday xarunta Westgate ee magaalada Nairobi

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Safiirka Soomaaliya oo dhiigiisa ugu deeqay dadkii ku waxyeelloobay weerarka Westgate

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko ayaa cambaareeyay weerarkii shalay lagu qaaday Xarunta Ganacsiga Westgate oo ku taala bartamaha magaalada Nairobi, kaasoo ay ku dhinteen ilaa iyo hada sodon iyo sagaal ruux. Amb. Ameerika oo la … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo qadka telefoonka uga tacsiyadeeyey Madaxweynaha Kenya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa si adag u cambaareeyey falkii argagixiso ee ka dhacay suuq laga dukaameysto oo lagu magacaabo Westgate oo ku yaala bartamaha magaalada Nairobi. Ra’iisul Wasaaraha ayaa qadka telefoonka xalay kula hadlay madaxweynaha … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha dalka Kenya oo sheegay in qaar ka tirsan qoyskiisa lagu dilay weerarka lagu qaaday Westgate

Warar soo baxay ayaa sheegaya in xubno kamid ah qoyska madaxweynaha dalka Kenya ay ku jireen dadkii lagu dilay weerarka lagu qaaday xarunta gacacsiga ee Westgate. Inkastoo aan la cadayn tirada qaraabada madaxweynaha ee ku dhimatay weerarka lagu qaaday Westgate … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku ammaanay Dawlada Turkiga heeshiisiinta Dawlada dhexe iyo maamulka Soomaaliland

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud ayaa waxa uu ku aamanay doorka dowlada Turkiga ay ka ciyaarayso sidii Nabad looogu dhamayn lahaa Khilaafka mudo dheer soo jiitamayay ee u dhaxeeya Soomaliya iyo Maamulka Somaliland. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dad ku sumoobay caano geel ay cabeen oo la dhigay isbitaal ku yaal magaalada Muqdisho

Ilaa 27-ruux oo isugu jira dad da’ ah iyo caruur ayaa ku sumoobay caano ay shalay gelinkii dambe cabeen ayaa xalay la dhigay Isbitaalka Daaru Shifa, iyadoo qaar ka mid ah dadkan laga deyrinayo xaaladooda. Qoysaskan ku sumoobay caanaha ayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Qarax dhimasho iyo dhaawac ka soo gaaray Ganacsato Soomaali iyo Ajnabi oo ka dhacay Suuqa Bakaaraha

War goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in qarax ka dhacay Suuqa Bakaaraha uu qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ka soo gaaray dad ay ku jireen Ajaaniib, xilli ay ka dukaamneysanayeen suuqa. Qaraxa oo ka dhacay agagaarka Sarif … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Kenya: Weerar burcad ay ku qaaday xarunta Westgate ee laga dukaamaysto

Rag hubeysan ayaa goor dhow weeraray Suuq Ganacsi oo ku yaala xaafada Westland ee magaalada Nairobi, gaar ahaan suuq ganacsi caanka ah ee Westgate Mall. Wararka ayaa sheegaya in la maqlay qaraxyo bambaano, iyadoo gawaari banaanka hore ee xaruntaas taalay … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Alshabaab oo la sheegay inay ku hawlantahay samaysashada hubka kiimikaalka ah

Taleefishinka CBS ee laga leeyahay dalka Maraykanka ayaa tabiyay in kooxda Alshabaab ee Soomaaliya ka dagaallanta ay samaynayso hub kiimikiil ah taasoo ay kasoo xigteen dukumiinti Maxkamadeed oo la helay oo muujinaya in Al Shabaab oo ah koox xiriir la … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Daawo Sawirrada madaxweynaha Soomaaliya oo si wanaagsan loogu soo dhaweeyay magaalada Washington

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirada Arrimaha Dibada Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan, Wasiirka Maaliyada Maxamuud Xasan Suleymaan, Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Faarax C/qaadir iyo La taliyeyaal qaas ah ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Magaalada Gaalkaco oo laga bilaabay hawlgallo ballaaran oo ammaanka lagu sugayo

Howl galladaan ay Maanta ka sameeyeen Ciidamada Ammaanka Puntland Xaafadaha Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ay ku soo qabteen dad badan oo lala xiriirinayo falalka Ammaan darrida ah ee Magaaladaasi ka dhaca. Guddoomiye Ku xigeenka Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland oo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Gabar u dhalatay wadanka Nigeria oo qaaday tartanka quruxda wadamada Islaamka

Gabar reer Nigeria oo 21-jir ah ayaa ku guuleysatay tartanka quruxda gabdhaha Muslimiinta Aduunka ee sanadkan lagu qabtay magaalada Jakarta ee dalka Indonesia, iyadoo tartankan ay ka soo qeyb galeen ilaa shan boqol oo hablood ka socday dalalka Islaamka. Obabiyi … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

150 dukaan oo Soomaali leedahay oo lagu bililiqaystay dalka koonfur Africa

Inkabadan 150 dukaamo oo ay lahaayeen Soomaali ayaa boob loogu geystay magaalada xeebta ku taal ee dalka Koofur Afrika ee Port Elizabeth afartii maalmood ee la soo dhaafay. Boobka loo geystay goobaha ganacsi ee Soomaalida ayaa waxa uu ka bilowday … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidamada Dawlada iyo kuwa AMISOM oo la wareegay degmada Mahadaay

Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa maanta la wareegay degmada Mahadaay ee Gobolka Shabellaha Dhexe, kadib markii saakay ay weerar labo jiho ah ku qaadeen. Sida ay sheegayaan wararka iska hor imaad ayaa ciidamada dowladda, kuwa AMISOM iyo Xoogaga Shabaab … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Daawo Sawirrada Odayaasha dhaqanka Soomaalida oo Muqdisho kulan ku yeeshay

Kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen Golaha Salaadiinta Soomaaliyeed wacyi gelinta iyo dib u heshiisiinta ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo kulankan ay khudbado ka jeediyeen Salaadiin iyo boqor caan ka ah dhaqanka Soomaaliyeed. Kulankan oo ay soo qaban … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

DAAWO SAWIRRO Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya oo kulan la qaatay Ra’iisul wasaaraha dalka Talyaaniga

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud  iyo wafdiga ballaaran ee la socda ayaa maanta kulan kula yeeshay magaalada Roma ee xarunta dalka Talyaaniga ra’iisul wasaaraha dalkaas, Enrico Letta. Ra’iisul wasaaraha Talyaanig ayaa kulanka kahor wuxuu shir ay irriduhu u xiran yihiin … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dawlada Soomaaliya oo xabsiga u taxaabtay xubin sare oo ka tirsan ururka Xizbul Islaam

Ciidamada amniga Dowladda Somalia ayaa la sheegay inay maanta xabsiga dhigeen Sheekh Maxamed Macallin Cali oo ka mid ah saraakiisha sarsare ee Xisbul Islaam oo maalmahan ku sugnaa magaalada Muqdisho. Inkastoo dowladda Soomaaliya aysan weli ka hadlin xariga Sheekh Maxamed … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

dowladda Maalta oo qorsheyneysa in ay dib usoo ciliso qaxootiga Soomaaliyeed

Wasiirada hormarinta bini’aadinimada u qaabilsan dalkaasi haweeneeda lagu magacaabo Roberta Metsola ayaa waxbixin ay soo saartay maanta oo arbaca ah ku sheegay in ay qorsheenayaa in ay dib u celiyaan qaxootiga soomaaliyeed ee in muda ah ku sugnaa dalkaasi. Wasiirada … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Featured, Wararka Maanta | Leave a comment