Daily Archives: September 29, 2013

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka digay khatarta weerarada ka imaanaya cadowga

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib labo todobaad oo safar dibada ugu maqnaa ayaa ka digay weeraro Al-Shabaab ka yimaada, isagoo is bar bar dhig ku sameeyay weeraradii Muqdisho iyo kii todobaadkii … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Kenya oo si kulul uga jawaabtay digniinaha dhanka safarka ah ee ka imaanaya qaar kamid wadamada reer galbeedka

Dowladda Kenya ayaa waxa ay si xoogan u cambaareysay Digniimaha la xiriira in Muwaadiniinta wadamada Mareykanka iyo Ingiriiska aysan u safri karin dalka Kenya, kadib weerar xoogan oo ay Xarakada  Al-Shabaab ay ku qaadeen Xarun Ganacsi oo kutaalla Magaalada Nairobi … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Sirdoonka Kenya oo xaqiijiyay inay ka digeen weeraradii Westgate maalin ka hor markii la fuliyay

Waaxda Sirdoonka dalka Kenya ayaa waxa ay sheegtay in ay maalin kahor Ay ka digeen Weerarkii Nairobi sida laga soo xigtay Waaxda la Dagaalanka Argagaxisada ee dalka Kenya. Waaxda Sirdoonka dalka Kenya ayaa waxa ay sheegeen in dowladda Iyo Milatarigaba … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Soomaaliya oo saakay dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, xilli howl galo ka socdaan

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, iyadoo dib u soo laabashada Madaxweynaha ay ku soo beegantay wadooyin halbowle u ahaa isu socodka xaafadaha magaalada oo ahaa la xiray, kadib … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Iska hor-imaad dhexmaray ciidanka daraawiishta Puntland iyo kooxo hubaysan oo taabacsan alshabaab

Wararka ka imaanaya Gobolka Bari ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeyay ciidamada daraawiishta Puntland iyo dagaalyahanada Shabaab ku dhex maray buuraha Galgala, halkaasoo ay saldhigyo ku leeyihiin Shabaab. Sida ay sheegayaan wararka dagaalka oo ka dhacay Aaga Sugure ayaa ka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Nin Kenyan ah qaatay Diinta islaamka oo hogaaminayay howl galkii Westgate

Telefishinka Channel 4 ayaa soo bandhigay in nin looga shakisan yahay inuu ahaa qofkii hogaaminayay howl galkii 21-September ka dhacay Rugta Ganacsiga Westgate ee magaalada Nairobi inuu ahaa Nin Kenyan qaatay Diinta Islaamka. Channel 4 oo warbixintan u gaar aheyd, … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo kulan gaar ah ku yeeshay Magaalada New York (SAWIRRO)

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay xarunta Qaramada Midoobay ee New York xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-Moon, isagoo kala hadlay sidii loo kobcin lahaa wada-shaqeynta iyo iskaashiga u dhexeeya Qaramada Midoobay iyo dowladda Soomaaliya. Ban-Ki-Moon ayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment