Daily Archives: September 26, 2013

Ra’iisul Wasaaraha Somalia iyo wafdi uu horkacayo oo safar shaqo ku tagay Magaalada Ankara ee dalka Turkiga (SAWIRRO)

Kaddib markii uu ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) uu soo gaba-gabeeyay socdaal uu ku joogay magaalada Geneve ee Switzerland oo uu kaga qayb-galayay kulankii golaha xuquuqul insaanka Qaramada Midoobay ee looga hadlayay sidii kor loogu qaadi lahaa xuquuqul … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wiil Soomaali ah oo ka qaybqaatay badbaadinta dadkii ku dhex go’doomay Westgate maalintii sabtida ee weerarku bilowday oo la waraystay

Abdul Yuusuf  Xaaji oo uu dhalay wasiirkii hore ee gaashaandhigga ahaana wasiirka arrimaha gudaha ee Kenya Yuusuf Xaaji ayaa waraysi uu siiyay taleefishinka dalka Kenya ee NTV ku sheegay in walaalkiis iyo aabihiis ay raadinayeen kooxda Alshabaab ee weerarka qaaday. … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Amiirka Xarakada Al-Shabaab oo fariin maqal ah oo uu soo diray kaga hadlay weerarkii Westgate

Amiirka Xarakada Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane oo loo yaqaano Sheekh Mukhtaar Abuur Zubeyr ayaa fariin cod ah oo Todobo daqiiqo socotay waxaa uu kaga hadlay weerarkii maalinkii Sabtida ka dhacay Suuqa Westgate, halkaasoo xoogag hubeysan oo ka tirsan Shabaab ay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Saddex ruux oo siyaabo kala duwan xalay loogu dilay Kismaayo

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ilaa saddex ruux xalay siyaabo kala duwan loogu dilay xaafado ka tirsan magaalada, iyadoo dilalkan ay geysteen kooxo ku hubeysan bastoolado. Sida ay sheegayaan wararka saddexda ruux ee la dilay ayaa mid … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha oo New York kula kulmay Madaxweynaha Turkiga, Amiirka Qadar iyo Hillary Clinton (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulamo gaar gaar ah kula yeeshay magaalada New York qaar ka mid ah madaxda caalamka ka socotay ee ka qeyb galeysa shirka guud ee Qaramada Midoobey. Madaxweyne Xasan ayaa la kulmay Madaxweynaha Turkiga Cabdallah Guul, Amiirka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Khubaro Ajnabi oo Kenya ka caawineysa baaritaanka DNA-ga ragii fuliyay weerarkii Westgate

Khubaro caalami ah oo ka socota dalalka Mareykanka, Israa’iil, Britain, Canada, Jarmalka iyo Booliska Aduunka ee Interpol ayaa Kenya ka caawineysa baaritaanka raadadka meydadkii weerarkii Westgate, si loo helo macluumaad la xiriira dableydkii weerarka qaaday. Wasiirka Arrimaha Kenya Joseph Ole … read more »

Posted in Featured | Leave a comment