Daily Archives: September 19, 2013

150 dukaan oo Soomaali leedahay oo lagu bililiqaystay dalka koonfur Africa

Inkabadan 150 dukaamo oo ay lahaayeen Soomaali ayaa boob loogu geystay magaalada xeebta ku taal ee dalka Koofur Afrika ee Port Elizabeth afartii maalmood ee la soo dhaafay. Boobka loo geystay goobaha ganacsi ee Soomaalida ayaa waxa uu ka bilowday … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidamada Dawlada iyo kuwa AMISOM oo la wareegay degmada Mahadaay

Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa maanta la wareegay degmada Mahadaay ee Gobolka Shabellaha Dhexe, kadib markii saakay ay weerar labo jiho ah ku qaadeen. Sida ay sheegayaan wararka iska hor imaad ayaa ciidamada dowladda, kuwa AMISOM iyo Xoogaga Shabaab … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Daawo Sawirrada Odayaasha dhaqanka Soomaalida oo Muqdisho kulan ku yeeshay

Kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen Golaha Salaadiinta Soomaaliyeed wacyi gelinta iyo dib u heshiisiinta ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo kulankan ay khudbado ka jeediyeen Salaadiin iyo boqor caan ka ah dhaqanka Soomaaliyeed. Kulankan oo ay soo qaban … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

DAAWO SAWIRRO Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya oo kulan la qaatay Ra’iisul wasaaraha dalka Talyaaniga

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud  iyo wafdiga ballaaran ee la socda ayaa maanta kulan kula yeeshay magaalada Roma ee xarunta dalka Talyaaniga ra’iisul wasaaraha dalkaas, Enrico Letta. Ra’iisul wasaaraha Talyaanig ayaa kulanka kahor wuxuu shir ay irriduhu u xiran yihiin … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment