Daily Archives: September 18, 2013

Dawlada Soomaaliya oo xabsiga u taxaabtay xubin sare oo ka tirsan ururka Xizbul Islaam

Ciidamada amniga Dowladda Somalia ayaa la sheegay inay maanta xabsiga dhigeen Sheekh Maxamed Macallin Cali oo ka mid ah saraakiisha sarsare ee Xisbul Islaam oo maalmahan ku sugnaa magaalada Muqdisho. Inkastoo dowladda Soomaaliya aysan weli ka hadlin xariga Sheekh Maxamed … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

dowladda Maalta oo qorsheyneysa in ay dib usoo ciliso qaxootiga Soomaaliyeed

Wasiirada hormarinta bini’aadinimada u qaabilsan dalkaasi haweeneeda lagu magacaabo Roberta Metsola ayaa waxbixin ay soo saartay maanta oo arbaca ah ku sheegay in ay qorsheenayaa in ay dib u celiyaan qaxootiga soomaaliyeed ee in muda ah ku sugnaa dalkaasi. Wasiirada … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Uganda oo Soomaaliya u soo diraysa ku dhawaad 3000 kun oo askari oo horleh

Ciidamada Cusub ee Uganda u soo dirayso Soomaaliya ayaa waxaa la sheegay in ay gaarayan illaa 2,900 oo Askari kuwaas oo ku biiri doona Ciidamada Nabad ilaalinta ah ee AMISOM Soomaaliya. Guutadaan Cusub ee Uganda u soo direyso Soomaaliya ayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

AMISOM oo walaac ka muujisay musuqmaasuqii ay ku kaceen askarta Uganda , masuuliyadana saartay dawlada Uganda

Taliska AMISOM ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay musuq maasuqii ay ku kaceen Saraakiil iyo askar ka tirsan Ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Uganda, kaasoo keenay in shaqada laga fariisiyo. Afhayeenka Ciidamada AMISOM Col. Cali Aadan Xumad ayaa sheegay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo sii wada kulamada uu la qaadanayo cuqaasha Bay iyo Bakool

Ku simaha Madaxweynaha ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof, Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo ay wehliyaan wasiiro ka tirsan Xukuumada iyo ilaa 50-meeyo Xildhibaan ka soo jeeda Beelaha Digil iyo Mirifle oo shalay gaaray magaalada Baydhabo ayaa maanta kulan ballaaran la yeelanaya … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment