Daily Archives: September 17, 2013

Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Odayaal kasoo jeeda Bay iyo Bakool oo Baydhabo kulamo ku yeeshay

Prof. Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari”  Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Firdaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa waxa ay kulamo la leeyihiin waxgaradka iyo odayaasha Bay iyo Bakool sida uu saxaafada u sheegay  Shariif … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Gaas oo kaambaynkiisa doorashada sii wada, gaarayna Nairobi

C/wali Maxamed Cali Gaas oo ahaa Ra’iisul wasaarihii ugu dambeeyay ee Soomaaliya ay yeelato intii ay ku jirtay marxaladdii KMG ahayd ayaa soo gaaray magaalada Nairobi xilli uu ku jiro ololihiisa ku aaddan doorashada madaxtinimada ee ka dhici doonta Puntland. … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku tagay dalka Talyaaniga

Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah wuxuu ku tagay dalka Talyaaniga oo muddo labo maalmood ah ku sugnaan doono. Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu kulan rasmi ah la qaato R/wasaaraha Dalka Talyaaniga Enrico Letta, … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wadamada Carabta oo looga digay gadashada dhuxusha Soomaaliya

Wadamada Khaliijka Carbeed ayaa ah kuwa ugu badan ee iibsada dhuxusha Soomaaliya, taasoo lacagta kasoo baxdaa ay gacanta u gasho ururka Alshabaab, keentana nabaad guur xoog leh oo ku dhaca deegaanka sida ay sheegtay qaramada midoobay. Golaha Amaanka ayaaa waxa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Afhayeenka kooxda Alshabaab oo shirka Brussels ku tilmaamay mid lagu tuugsanayo

Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raagge (Sheekh Cali Dheere) ayaa ka hadlay shirka Brussels ee New Deal ee looga hadlayay arrimaha Soomaaliya, isagoo ku tilmaamay shir lagu khiyaameynayo shacabka Soomaaliyeed. Cali Dheere ayaa sheegay in aanu aheyn shirkii u … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ammaanay shirkii ka dhacay Brussels ee New deal

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa si weyn u soo dhoweeyey shirka taariikhiga ahaa ee Hiigsiga Cusub (New Deal) oo shalay lagu soo gaba-gabeeyey magaalda Brussels ee dalka Belgium. Ra’iisul Wasaare Saacid ayaa sheegay in shirkan uu ahaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidamada dalka Uganda ee ku sugan Soomaaliya oo fadeexad dhanka musuqmaasuqa ah ay lasoo daristay

Ugu yaraan 20 kamid ah ciidamada Uganda ee ku sugan Soomaaliya ayaa shaqadii laga fariisayay sidaasi waxaa u sheegay BBC-da afhayeen u hadlay ciidamada dalka Uganda. Ciidamadan shaqada laga fariisiyay ayaa lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen musuqmaasuq ay kamid … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Shirkii Brussel oo Soomaaliya loogu deeqay lacag dhan 1.8 bilyan oo dollar

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in loogu deeqay Soomaalia lacag dhan 1.8-bilyan oo doollar, isagoo xusay in caalamku uu muujiyay sida uu diyaarka ugu yahay inuu garab-istaago Soomaaliya. “Halkan waxaa lagu soo gabagabeeyay shir looga hadlayay sidii dib u dhis … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Daawo Sawirrada Dawlada Turkiga oo dib u dhis ku wada qaar kamid ah wadooyinka muhiimka ah ee caasimada Soomaaliya

Dawlada Turkiga ayaa dayactir ku wada qaar kamid ah wadooyinka muhiimka ah ee caasimada Soomaaliya. Turkigu waxay horay u ballanqaadeen inay dhisayaan wadooyinka iyo xarumaha muhiimka u ah dawlada Soomaaliya, markii Soomaaliya uu booqashada ku tagay Ra’iisul wasaaraha dalka Turkiga … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment