Daily Archives: September 13, 2013

A New Deal for Somalia

OpEd by Hassan Sheikh Moahmud & Catherine Ashton Nobody can deny it. Somalia has come a long way. The tremendous changes the country has been through in recent months demonstrates the power of commitment to move a country away from … read more »

Posted in Latest Somali News, Maqaallo / Articles | Leave a comment

Qoraal ay si wadajir ah u soo wada saareen Catherine Ashton iyo Madaxweyne Xasan Sheikh ee Heshiiska Cusub ee soomaaliya

  Cidna ma dafiri karto in Soomaaliya meel fog ka timid. Isbedelladi waaweynaa ee dalku soo maray bilihi dhawaa waxay muujinayaan awooda balan-gal ee ah in dalka laga saaro dagaalada sokeeye iyo saboolnimada, balan-gal ay hogaamiyayaasha Soomaaliyeed ku doonayaa in … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Daawo Sawirro Raysul wasaaraha Soomaaliya oo xalay casho sharaf u sameeyey culimadii ka qayb gashay shirkii looga hadlayay xagjirnimada

R/wasaaraha xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa xalay casho sharaf u sameeyay culumaa’udiinkii ka qeyb galay shirweynihii looga hadlayay sidii xal waara loogu heli lahaa xagjirnimada ka jirta gudaha wadanka Soomaaliya. Raysul wasaaraha xukuumada Soomaaliya ayaa sheegay in ay dhaqan gelin doonaan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Shariif Xassan oo ka dagay Muqdisho kuna sii wajahan magaalada Baydhabo

Warar aanu ka helnay magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaas uu gaaray Shariif Xassan Sheekh Aadan gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya. Waxayna wararku sheegayaan in Shariif Xassan uu ku lug leeyahay shir maalmahaanba Baydhabo uga socday qaar kamid ah siyaasiyiinta … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Qaramada Midoobay iyo AMISOM oo si isku mid ah u cambaareeyay weerarkii lagu qaaday madaxweynaha Jubbooyinka

Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Nicholas Kay ayaa si kulul u cambaareeyay qarax ismiidaamin la doonayay in lagu qaarijiyo Hogaamiyaha Maamulka KMG ah ee Jubba, kaasoo shalay ka dhacay bartamaha magaalada Kismaayo. Nicholas Kay ayaa sheegay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Hay’adda Amnesty International oo ku eedaysay dawlada Soomaaliya inay si ula kac ah u barakicisay dad danyar ah

Hay’adda Amnesty International ayaa ku eedeysay Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay barkicineyso qoysas dan yar ah oo an heysan meelo ay hooy ka dhigtaan. “Labo qof oo rayid ah ayaa Ciidamada dowladdu ku dileen Warshadda Caanaha ee Magaalada Muqdisho kuwaas … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Daawo sawirro fanaanada Soomaaliyeed ee Hibo Nuuro oo bandhig faneed ku qabatay magaalada Muqdisho

22 sano oo ay Soomaaliya ku jirtay burbur iyo dagaallo sokeeye kadib ayaa xalay waxaa bandhig faneed ku soo bandhigay magaalada Muqdisho fanaanada qaranka Hibo Maxamed Gudoon (Hibo Nuura). Waxaana bandhigaas ka qaybgalay masuuliyiin ka tirsan golayaasha wasiirrada iyo baarlamaanka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment