Daily Archives: September 11, 2013

Daawo Sawirrada Madaxweynaha Puntland oo si rasmi ah uga qaybgalaya shirka looga hadlayo burcadbadeeda ee ku Furmay Dubai

Iyadoo maalmahaanba uu xumaa xiriirka u dhexeeya dawlada Soomaaliya iyo Maamul goboleedka Puntland ayaa si rasmi ah loogu martiqaaday madaxweynaha Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) inuu ka qaybgalo shirka ka furmay Dubai ee looga hadlayo la tacaalida burcadbadeeda Soomaalida. … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Qaar kamid ah hogaamiyayaasha Khaatumo oo shaaciyay inay Puntland ka caawinayso dib u qabsashada gobolka Sool

Axmed Cismaan Cilmi (Karaash) oo kamid ah hogaamiyayaasha maamulka Khaatumo ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u shaaciyay in joogitaanka madaxweyne ku xigeenka Puntland ee magaalada Taleex inuu salka ku hayo sidii dib loogu qabsan lahaa gobolka Sool oo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne Barrack Obama oo dib u dhigay weerarkii uu ku qaadi lahaa dalka Syria

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay codeynta Aqalka Congress-ka ee tallaabo milateri looga qaadi lahaa dalka Suuriya, kadib markii lagu eedeeyay inay adeegsatay hubka kiimikada. Madaxweyne Obama ayaa sheegay diblomaasiyada fursad la siinayo, isagoo xusay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya oo maanta muqdisho kusoo laabtay

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta dib ugu soo noqday Magaalada Muqdisho kadib markii uu safaro kusoo maray dalal ka tirsan caalamka. Ra’isul wasaaraha jamhuuriyada dalka Saacid ayaa waxaa garoonka Muqdisho kusoo dhaweeyay xubno kamid ah … read more »

Posted in Featured, Hot Now, Wararka Maanta | Leave a comment

Ordered deported, released — now he’s charged with murder

CALGARY — His rights, as a convicted drug trafficker ordered deported to Somalia, were deemed more important than the guaranteed safety of Canadian citizens. And so, despite warnings that Bashir Gaashaan was a flight risk who posed a danger to … read more »

Posted in Canada [Diaspora] | Leave a comment

Somalia: Civil servants get Norwegian cash

Norway is reportedly paying the salaries of hundreds of government workers in Somalia in an attempt to fight corruption. Money from Oslo’s aid budget is going directly to 380 public employees in a bid to fight corruption, UN-backed Somali Radio … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Madaxweynaha Xasan Sheekh oo caawa gaaray Magaalada Dubai ee Isutaga Imaaraadka Carabta.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin, Wasiiradda Arriimaha Dibadda ee Soomaaliya Fowsiya Xaaji Aadan Xildhibaano  Baarlmaanka Soomaaliya ka tirsan, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyadda Soomaaliya  iyo masuuliyiin kale  ayaa caawa … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

How Do You Like Your Camel Meat?

The struggling nation of Somaliland is betting these beasts of burden will be on the menu far and wide. HARGEISA, Somaliland—From early in the morning until midday, the streets of southern Hargeisa, Somaliland periodically shut down as hundreds of camels trundle … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment