Daily Archives: September 8, 2013

Daawo sawirrada Madaxweynaha Jubbaland oo si heer qaran ah loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho

Kadib markii heshiis taariikhi ah ay maalmo ka hor ku kala saxiixdeen dawlada Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland ayaa madaxweynaha Jubbaland markii ugu horreysay si heer qaran ah loogu soo dhaweeyay ayraboorka caalamiga ah ee Aadan Cadde. Xubno la tirsan golaha … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Puntland oo shuruudo adag ku xirtay wadahadal ay la yeelato dawlada federaalka ah, kana tacsiyadaysay qaraxyadii Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta Hidaha iyo Dhaqanka Dowlada Puntland Axmed sheekh Jaamac ayaa sheegay in uu maqlay  in Madaxweynaha Soomaliya uu dalbaday Wadahal uu la galo Puntland hadii hadalkaasi jiro wuxuu wasiirku cadeeyey in ay soo dhaweynayaan diyaarna u yihiin wuxuuse … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Ciidamada AMISOM oo qarax lagula beegsaday magaalada Muqdisho

Qaraxaani oo ahaa Miinada dhulka lagu aaso ayaa waxaa lala eegtay kolonyo gaadiid ah oo ay wateen Ciidamada AMISOM kuwaasi oo la shaaciyay in ay ka yimaadeen Xerada Maslax ee Magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa la sheegay in uu ku bas … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xildhibaan hore oo qiyaano ku tilmaamay Shir weynaha looga doodayo Xag jirnimada

Xildhibaan horay uga tirsanaa Baarlamaankii KMG ayaa shir Shacabka Soomaaliyeed lagu qiyaamayo ku tilmaamay shir Xagjirnimada looga hadlayo oo shalay ka furmay Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho. “ dadka shirka ka qeyb galaya ee Culumada lagu sheegayo waaba iyaga waxa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Daawo Sawirro : Mashruuc loogu Magac-daray Aada Dugsiyada oo Maanta si Rasmi ah looga furay Muqdisho iyo Gobollada Soomaaliya

Olole waxbarasho loogu magac-daray aada dugsiyada ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, iyadoo lagu wado in saddexda sano ee soo socota ay hal milyan oo caruur Soomaaliyeed ay helaan waxbarasho lacag la’aan ah. Mashruucan oo ay soo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment