Daily Archives: September 4, 2013

Al-amriki oo shaaciyay inuu isaga baxay Alshabaab

Cumar Hammami oo loo yaqaan Abuu Mansuur Al-amriki  ayaa shaaca ka qaaday in uu gabi ahaanba isaga baxay uruweynaha Al-qaacida iyo Al-shabaab oo uu hore uga tirsanaa. Masuulkan oo wareysi gaar ah siiyay laanta Af-Soomaaliga ee VOA ayaa sheegay in … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Dawlada Itoobiya oo sheegtay inay taageerayso nidaamka siyaasadeed ee Soomaaliya qaadatay

Dawlada Itoobiya ayaa shaacisay inay si rasmi ah u taageersantahay nidaamka siyaasadeed ee Soomaaliya ay xilligan qaadatay kaasoo ah federaalka. Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa cadeeyay in nidaamka federaaliga ah ee Soomaaliya inuu yahay midka kaliya ee Soomaalida ay ku midoobi … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Weerar bambaano oo ka dhacay magaalada Beledweyne habaynkii xalay ahaa

Wararka naga soo gaaraya Magaalada B/weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa ku soo warramaya in Fiidnimadii Xalay Weeraro Bambaanooyin ah lagu qaaday Xarunta Hay’adda Main Action ee Qaramada Midoobay Miino Saarista u qaabilsan ee Magaalada B/weyne ay ku leedahay. Kooxahani … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ayaa Diyaarad Helicopter ah waxa ay ka soo dajisay Garoonka Adan Cade ee Magaalada Muqdisho taas oo uu kaga soo ambabaxay Deegaanka Ceel Jaale ee Gobolka Sh/hoose oo uu shalay booqasho ku tagay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Qaramada Midoobay Oo ku booriyay Siyaasiinta Soomaaliyeed in Xal laga gaaro Ismari waaga Siiyaasadeed

Wakiilka Gaarka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay, ayaa ugu baaqay Siyaasiiinta Soomaaliyeed in Ismarinwaaga  Siyaasadeed ee ka dhaxjira lagu dhameeyo qaab siyaasadeed. Nicklos Key ayaa sheegay in Soomaaliya ay hada wajahayso Isbadalo dhanka Hormarka dhaqaalaha, Amniga iyo dhanka Xuquuqul Insaanka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment