Daily Archives: September 1, 2013

Dowlada Puntland oo tageertey heshiiska Addis Ababa

Dowladda Puntland Waxay Soo Dhoweynaysaa Heshiiskii ay Wada Saxiixdeen Dowladda Federaalka iyo Jubaland WAR SAXAAFADEED Dowladda Puntland waxay soo dhoweynaysaa Heshiiskii ay magaalada Addis Ababa ku wada saxiixeen Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo Maamulka Jubaland, heshiis kaasoo qeexaya nidaamka maamulka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidamada Soomaaliya oo dib u furay wadada isku xirta Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo KM4

Ciidamada Soomaaliya ayaa sheegay inay dib u fureen wadada hawlbawlaha u ah isu socodka gaadiidka magaalada Muqdisho ee wadada isku xirta Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo KM4. Waxaana warar ay Bartamaha heshay ay sheegayaan in wadadaas at horay ugu xirnayd hay’adda UNDP … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Gobolka Bay oo ay ka dhaceen dagaallo xoogan oo u dhexeeya Alshabaab iyo ciidamada Itoobiya oo gacan siinaya ciidanka Soomaaliya

Dagaallada oo ahaa kuwa Xoogan oo u dhexeeyay Ciidamada Dowladda oo garab ka helaya Ciidamada Ethiopia iyo Al Shabaab ayaa xalay waxa ay ka dhaceen deegaanno hoosyimaada Degmada Qansaxdheere ee Gobolka Bay. Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Ethiopia ayaa la sheegay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Waxbarasho lacag la’aan ah oo dawlada Soomaaliya ay ka bilaabayso qaybo kamid ah dalka.

Wasaaradda adeega Bulshada Soomaaliya ayaa 336 macalimiin udireysa gobollo katirsan Soomaaliya si waxbarasho lacag la’aan ah ugu dhigaan ubadka Soomaaliyeed. Waxaa dhawaan lugu wadda in qeybo ka mid ah gobollada koonfured ee dalka Soomaaliya laga bilaabo waxbarasho bilaash ah oo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo wali jooga magaalada taariikhiga ah ee Taleex

Waxaa wali degmada Taleex ee gobolka Sool ku sugan wefdi uu horkacayo madaxweyne ku-xigeenka Puntland, islamarkaana ay qayb ka yihiin xubno ka tirsan golayaasha wasiirrada iyo baarlamaanka ee Puntland. Waxayna warar ay Bartamaha ka heshay deegaanka Taleex ay sheegayaan inaysan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in dawlada ay ka noqotay go’aankii dadka looga saarayay dhismayaasha dawlada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Max’ud ayaa sheegay in dowladda ay ka laabtay Go’aan uu sheegay in uu ahaa Mid qaldan oo Dhismooyinka dowladda Looga saarayo dadka Shacabka  ah. Xasan Sheekh Max’ud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidamada AMISOM iyo Alshabaab oo ku dagaallamay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose

Dagaal u dhexeeyay Ciidamda AMISOM iyo Al Shabaab ayaa xalay waxa uu ka dhecay Deegaanka yaaqbari weyne ee Gobolka Sh/hoose. Wararka aanu ka heleyno Deegaankaasi Yaaqbari weyne ee Gobolka Sh/hoose ayaa waxa ay sheegayaan in dagaalku uu ahaa mid xoogan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Taliska taraafikada dowladda oo ku guuleystay furitaanka wadada gasho Airport-ka

Taliska ilaalada wadooyinka ee taraafikada ayaa ku guuleestay furitaanka wadadada gasha Garoonka diyaaradaha Muqdisho oo dhagxaan iyo biro waaweyn lagu gooyay. Taliyaha ciidanka ilaalada wadooyinka ee taraafikada Cali Xersi Barre Cali Gaab oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay qalad … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Masuul katirsan dowladda oo sheegay in arinta Kismaayo ay tahay caqabad laga soo gudbay

Xildhibaan Jaamac Maxamed Maxamuud oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay heshiiskii Dowladda Soomaaliya ay la gashay maamulka Jubba. Wuxuu sheegay Xildhibaanka inay wanaagsan tahay in Dowladda Soomaaliya ay dedejiso arimaha Magaalada Kismaayo,maadaama muddo sanad ah ay soo jiitamayeen … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment