Monthly Archives: September 2013

VIDEO: Charlie Rose Interviews President Hassan Sheikh

Posted in Featured | Leave a comment

Somali President’s speech at the General Assembly of the UN (New York, 26 September 2013)

Posted in VIDEOS | Leave a comment

Somaliland oo xabsiga u taxaabtay wadaad taageeray weerarkii Westgate

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa xalay xiray Hogaamiyihii Urur diimeed horay maamulka u mamnuucay oo lagu magacaabayay Xisbullah, kaasoo wareysi uu siiyay qaar ka mid ah idaacadaha Muqdisho ku taageeray weerarkii Al-Shabaab ku qaadeen Suuqa Ganacsiga Westgate ee magaalada Nairobi. Sida … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ra’iisul wasaaraha Somalia oo la kulmay Guddoomiyaha Istanbul & Ardayda Soomaaliyeed ee Wax ka barata Turkiga (SAWIRRO)

Ra’iisul wasaaraha Somalia, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa magaalada Istanbul ee Turkiga kulamo kula qaatay ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata dalkaas, jaaliyadda iyo gudoomiyaha gobolka Istanbul, Huseyin Avni Mulu iyo weliba ganacsato u dhashay dalka Turkiga. Mudane Saacid ayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Sirdoonka Dalka kenya oo Su’aalo Laga Weydiinayo Weerarkii Westgate

Waxaa maanta oo Isniin ah lagu wadaa in madaxda hay’adaha sirdoonka iyo Ammaanka ee dalka ay hortagaan Baarlamaanka dalka oo su’aalo ka weydiin doona weerarkii Al shabaab ku qaaday xarunta ganacsiga ee Westgate mall ee  Nairobi. Qoraalo sir ah oo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Qarax bambaano oo xalay ka dhacay mid ka mid ah xeryaha qaxootiga dalka Kenya

Qarax bambaano oo sababay dhaawacyada ilaa shan ruux ayaa xalay fiidkii ka dhacay xerada qaxootiga Dhagaxleey, markii kooxo hubeysan ay bam gacmeed ku tuureen goob uu ka socday dhiso Iskuul. Wararka ayaa sheegaya in mid ka mid ah shanta ruux … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka digay khatarta weerarada ka imaanaya cadowga

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib labo todobaad oo safar dibada ugu maqnaa ayaa ka digay weeraro Al-Shabaab ka yimaada, isagoo is bar bar dhig ku sameeyay weeraradii Muqdisho iyo kii todobaadkii … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Kenya oo si kulul uga jawaabtay digniinaha dhanka safarka ah ee ka imaanaya qaar kamid wadamada reer galbeedka

Dowladda Kenya ayaa waxa ay si xoogan u cambaareysay Digniimaha la xiriira in Muwaadiniinta wadamada Mareykanka iyo Ingiriiska aysan u safri karin dalka Kenya, kadib weerar xoogan oo ay Xarakada  Al-Shabaab ay ku qaadeen Xarun Ganacsi oo kutaalla Magaalada Nairobi … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Sirdoonka Kenya oo xaqiijiyay inay ka digeen weeraradii Westgate maalin ka hor markii la fuliyay

Waaxda Sirdoonka dalka Kenya ayaa waxa ay sheegtay in ay maalin kahor Ay ka digeen Weerarkii Nairobi sida laga soo xigtay Waaxda la Dagaalanka Argagaxisada ee dalka Kenya. Waaxda Sirdoonka dalka Kenya ayaa waxa ay sheegeen in dowladda Iyo Milatarigaba … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Soomaaliya oo saakay dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, xilli howl galo ka socdaan

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, iyadoo dib u soo laabashada Madaxweynaha ay ku soo beegantay wadooyin halbowle u ahaa isu socodka xaafadaha magaalada oo ahaa la xiray, kadib … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Iska hor-imaad dhexmaray ciidanka daraawiishta Puntland iyo kooxo hubaysan oo taabacsan alshabaab

Wararka ka imaanaya Gobolka Bari ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeyay ciidamada daraawiishta Puntland iyo dagaalyahanada Shabaab ku dhex maray buuraha Galgala, halkaasoo ay saldhigyo ku leeyihiin Shabaab. Sida ay sheegayaan wararka dagaalka oo ka dhacay Aaga Sugure ayaa ka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Nin Kenyan ah qaatay Diinta islaamka oo hogaaminayay howl galkii Westgate

Telefishinka Channel 4 ayaa soo bandhigay in nin looga shakisan yahay inuu ahaa qofkii hogaaminayay howl galkii 21-September ka dhacay Rugta Ganacsiga Westgate ee magaalada Nairobi inuu ahaa Nin Kenyan qaatay Diinta Islaamka. Channel 4 oo warbixintan u gaar aheyd, … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo kulan gaar ah ku yeeshay Magaalada New York (SAWIRRO)

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay xarunta Qaramada Midoobay ee New York xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-Moon, isagoo kala hadlay sidii loo kobcin lahaa wada-shaqeynta iyo iskaashiga u dhexeeya Qaramada Midoobay iyo dowladda Soomaaliya. Ban-Ki-Moon ayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Hey’adda Nabadsugida Qaranka oo xabsiga dhigtay Saraakiil ka tirsan Ciidamada Asluubta

Ciidamo ka tirsan Hey’adda Nabadsugida qaranka ayaa xiray saraakiil iyo ciidamo ka tirsanaa Ciidamada Asluubta, iyagoo kala baxay Xabsiga Dhexe oo ay ilaalo ka ahaayeen kuna sugnaayeen. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in ilaa todobo ruux oo isugu jira saraakiil … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo maanta gaaray Magaalada Beledweyne (SAWIRRO)

Waxaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan taliyaha ciidamada booliiska Soomaaliyeed Jen C/xakiin Daahir Saciid (Saacid) iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ka mid ahaayeen saraakiil ka soctay booliiska howlgalka midowgga Afrika ee AMISOM. Garoonka diyaaradaha magaalada Beledweyne … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Booliska Aduunka ee Interpol oo amar ku bixiyay in la soo xiray Samantha Lewthwaite

Booliska Aduunka ee Interpol ayaa amar ku bixiyay in la soo xiro Haweeneyda lagu magacaabo Samantha Lewthwaite oo lagu eedeeyay inay ka dambeysay weeraro qaraxyo ah oo ka dhacay Kenya. Kenya ayaa ka codsaday Booliska Aduunka inuu gacan ka siiyo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA: “Al-Shabaab waa la dagaallanay waana ka guuleysannay, inta hartayna waan dhameystiraynaa“

Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay xalay shirka sannadlaha ah ee UN-ka ayaa ka hadlay arrimo badan oo horyaalla dowladda Somalia sida amniga iyo muhiimadda ay leedahay in la taagero hay’adaha dowliga ah ee Soomaaliya.  Xasan Sheekh … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ra’iisul Wasaaraha Somalia iyo wafdi uu horkacayo oo safar shaqo ku tagay Magaalada Ankara ee dalka Turkiga (SAWIRRO)

Kaddib markii uu ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) uu soo gaba-gabeeyay socdaal uu ku joogay magaalada Geneve ee Switzerland oo uu kaga qayb-galayay kulankii golaha xuquuqul insaanka Qaramada Midoobay ee looga hadlayay sidii kor loogu qaadi lahaa xuquuqul … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wiil Soomaali ah oo ka qaybqaatay badbaadinta dadkii ku dhex go’doomay Westgate maalintii sabtida ee weerarku bilowday oo la waraystay

Abdul Yuusuf  Xaaji oo uu dhalay wasiirkii hore ee gaashaandhigga ahaana wasiirka arrimaha gudaha ee Kenya Yuusuf Xaaji ayaa waraysi uu siiyay taleefishinka dalka Kenya ee NTV ku sheegay in walaalkiis iyo aabihiis ay raadinayeen kooxda Alshabaab ee weerarka qaaday. … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Amiirka Xarakada Al-Shabaab oo fariin maqal ah oo uu soo diray kaga hadlay weerarkii Westgate

Amiirka Xarakada Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane oo loo yaqaano Sheekh Mukhtaar Abuur Zubeyr ayaa fariin cod ah oo Todobo daqiiqo socotay waxaa uu kaga hadlay weerarkii maalinkii Sabtida ka dhacay Suuqa Westgate, halkaasoo xoogag hubeysan oo ka tirsan Shabaab ay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment