Daily Archives: August 31, 2013

Ciidamada dawlada Soomaaliya oo hawlgallo lagu sugayo ammaanka ka sameeyay degmada Afgooye

Guddoomiye Ku xigeenka Dhanka Ammaanka ee Maamulka Degmada Afgooye  Mahdi Axmed Xasan oo La hadlay warbaahinta ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyay Howl Gallo ay Ciidamada Dowladda ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Degmadaasi, isagoo sheegay in Howl galladaasi lagu … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Puntland oo dalbaday in la xoreeyo Laascaanood

Xildhibaan Aaadan Xaaji Xuseen oo ka tirsan Golaha Wakiilada Puntland ayaa shir saxaafadeed uu ku qabtay Magaalada Garoowe wuxuu sheegay in uu soo dhaweynayo sida Magaalada Taleex loogu soo dhaweeyey Madaxweyne ku xigeenka Puntland Generaal C/Samad cali Shire isagoo booqasho … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dawlada Kenya oo si rasmi ah ugu dartay Alshabaab liiska madow ee kooxaha argagixisada

Dowladda Kenya ayaa waxa ay shaaca ka qaaday in Xarakada AL-Shabab ay ku dartay Liiska 46 Urur ee Weerarada ka gaysta gudaha dalka Kenya iyo waliba geeska Africa. Warbixin ay soo saartay Madaxa Maxkamadaha ee dalka Kenya Attorney  Githui Muigai … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Bannaanbax looga soo horjeedo dawlada Soomaaliya oo ka dhacay Baydhabo

Banaanbaxani oo ay ka qeyb galeen qeybaha Bulshada ka soo jeeda Gobollada Bay iyo Bakool , islamarkaana looga soo horjeeday Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta waxa uu ka dhacay Magaalada Beydhabo ee Xarunta Gobolka Bay. Dibadbaxani oo ay ka qeyb … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Maxkamad ku taalla dalka Kenya oo isbadal ku samaysay xukuno hore oo ku dhacay burcad-badeed Soomaliyeed

11 qof oo lagu eedeeyay inay yihiin burcad-badeed oou dhashay  Soomaaliya ayaa xukunkooda oo ahaa 20 sano loogu badalay 5 sano, kadib markii qaadiga maxkada sare ee magaalada Mombasa xukunkaas hore uu ku tilmaamay inuu ahaa mid culus. Garsooraha maxkamada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Mogadishu TEDx talk challenged by security threats

(AP) MOGADISHU, SOMALIA — The short talks by artists and intellectuals at events known as TEDx have been held 7,500 times in more than 150 countries, but there may not be an event more challenging or dangerous as the TEDx … read more »

Posted in Latest Somali News | Tagged , | Leave a comment