Daily Archives: August 30, 2013

Madaxweynaha oo wax laga xumaado ku tilmaamay hadal kasoo yeeray Faroole

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo jawaab ka bixinayay hadal uu shalay siiyay wakaalada wararka ee Rueters madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa sheegay in wax laga xumaado uu yahay hadalka kasoo yeeray madaxweyne Faroole. Balse madaxweyne … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Dawlada Shiinaha oo dhisaysa wadada isku xirta Gaalkacyo iyo Burco

Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Fawzia Yusuf H.Adam oo maanta Caasimadda Muqdisho dib ugu soo laabatay kadib safar shaqo oo qaatay muddo ka badan hal todobaad oo ay ku joogtay wadanka China iyada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Hay’adda Amnesty International oo sheegtay in kufsigu uu Soomaaliya ka noqday wax iska caadi ah

Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa ku sheegtay warbixin ay maanta oo Jimco soo saartay in weli gudaha Soomaaliya uu si baahsan uga socdo kufsiga haweenka, iyadoo hay’addu ay xustay inay jiraan dhibbanayaal badan oo aan sheegin kufsiga loo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dagaalo ku dhexmaray gobolka Bakool ciidanka Itoobiya iyo kuwa dawlada oo dhinac ah iyo Alshabaab

Dagaalo Qasaaro geystay una dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo taageero ka helaya kuwa Militariga ee Itoobiya iyo kooxda AlShabaab ayaa waxaa uu Xalay ka dhacay Degamada Ceelbarde ee Gobolka Bakool. Dagaalka ayaa yimid sida Dadka Degaanka ay u sheegeen warbaahinta … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Gabar Soomaaliyeed oo qiratay inay taageero siin jirtay Alshabaab

23-jirtaan ayaa lagu Magacabaa Saynab Hussein,waxayna Maxkamad Mareynkanka ku taalo gaar ahaan Minneapolis ka hor qiratay inay caawin jirtay Ururka Al-shabaab ee ka dagaalama Soomaaliya,iyadoona si gaar ah u qiratay sida Dacwad Oogayaal Mareynkan ah sheegeen inay horay Been Maxkamada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

SOMALI GANG WAR? Body found in road in Shoreview, Minn.

KMSP-TV SHOREVIEW, Minn. (KMSP) – The Ramsey County Sheriff’s Office and Minnesota BCA are investigating a death in Shoreview, Minn., after a body was found in the road Thursday morning — and FOX 9 has learned it may be connected … read more »

Posted in Minnesota | Leave a comment

VIDEO: Rape cases soar in Somali camps

There has been a rise in incidents of rape and sexual abuse of women and young girls in Somalia. Most of the assaults go unreported because victims fear stigma and reprisals. The United Nations recorded 1,700 rapes in 500 camps … read more »

Posted in Featured, VIDEOS | Leave a comment