Daily Archives: August 28, 2013

Read the Agreement between The Federal Government of Somalia and Jubba Delegation

PREAMBLE: The Federal Government of Somalia (FGS) and Jubba delegation held talks in Addis Ababa from 20th – 27th August 2013, under the auspices of the IGAD Chair of the Council of Foreign Ministers. The Federal Government of Somalia (FGS) and Jubba … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Somalia: Mogadishu Still Not a Safe Place

All Africa — As Somalia celebrates the first anniversary of the end of the transition, there is concern about the perceived slowdown in the fight against the Islamic militant group Al-Shabaab. Andrews Atta-Asamoah has just returned from a visit to Somalia and … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Somalia govt gets a boost with key Jubaland deal

ADDIS ABABA — The semi-autonomous Somali state of Jubaland agreed Wednesday to ally itself with the national government, in a deal hailed as boosting to efforts to unify the war-torn nation. The is welcome news for Somalia’s internationally-backed authorities, who … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Madaxweynaha oo soo dhoweeyey wafdi ka socday QM & AU

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay guddi ka wada socda Qaramada Midoobey iyo Midowga Africa oo howshoodu tahay inay qiimeyn ku sameeyaan sidii ciidamo Qaramada Midoobey ka socda oo nabad illaalin ah Soomaaliya … read more »

Posted in Photos, Wararka Maanta | Leave a comment

Faahfaahin: Heshiiska Axmed Madoobe uu la galay Dowladda Soomaaliyamuxuu yahay?

Waxaa Addis Ababa lagu soo gabagabeeyey ismariwaagii siyaasadeed ee dhexyiilay Madaxda Jubbaland iyo Madaxda Dowlada Fedraalka Waxyaabaha lagu heshiiyey waxaa ugu waaweyn 1- In Axmed Madoobe uusan Madaxweyne aheyn ee uu yahay Hogaamiyaha guud ee 3da Gobol ee la isku … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Kulan looga hadlayo ammaanka Muqdisho oo maaanta magaaladaas ka dhacay

Kulan looga hadlayo sidii loo adkayn lahaa ammaanka magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa waxaa uu ka dhacay magaalada muqdisho. Ujeedada kulanka ayaa ah sidii ay u wada shaqayn lahaayeen Shacabka iyo ciidamada Booliska Soomaaliyeed, waxaana soo qabanqaabiyay taliska ciidanka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidamada Soomaaliya oo hawlgallo ammaanka lagu sugayo ka sameeyay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho

Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya oo isugu jira Boolis iyo Nabad Sugid ayaa maanta howlgallo ballaaran waxaa ay ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho . Xaafadaha howlgallada ay Ciidmadan ka sameeyeen ayaa ah Xaafado ka tirsan Degmooyinka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dawlada shiinaha oo sheegtay inaysan illoobi doonin abaalkii Soomaaliya ay dalkooda u samaysay

Wasiirka arrimaha dibadda ee Shiinaha, Wang Yi ayaa sheegay in dalkiisa uu xiriir dhow oo dhinaca dhaqalaaha iyo ganacsiga ah la yeelanayo Soomaaliya, isagoo xusay inay ka qaybqaadan doonaan dib u dhiska Soomaaliya. Hadalkan ayuu Wang ka sheegay kulan uu … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Shir looga hadlayo dib u dhiska Soomaaliya oo ka socda magaalada Addisababa

Shir ballaaran oo looga Arinsanayo dib u dhiska Soomaaliya iyo sidii loo taageero dhaqaalo loo siin lahaa Xukuumada Fedraalka Soomaaliya ayaa waxa u si rasmi ah uga furmay Maalintii Isniinta ahayd Magaalada Addis Ababa ee Xarunta Dalka Ethiopia. Safiirka Soomaaliya … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Maamulka gobolka Shabeellaha hoose oo codsaday in ciidamada militariga laga saaro magaalooyinka

Guddoomiye ku xigeenka dhinac arimaha Bulshada ee Gobolka Sh.Hoose Cumar Maxamuud Cili Carabey oo la hadlay warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa Dowladda Soomaaliya iyo Taliska Ciidamada Militariga ka dalbaday in Degaanada iyo Degmooyinka ay gacnta ku hayaan Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ethiopia oo sheegay in ay hishiiyeen Dowladda iyo Maamulka Axmed Madoobe

war uu Barta Twitterka soo dhigay Wasiirka arimaha dibada dalka Ethiopia Dr Tadros Adhoman,wuxuu ku xaqiijiyay in heshiis rasmi ah ay gaareen Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Jubbaland,kuwaasi oo ku heshiiyay Magaalada Adis-ababa shalay. Wuxuu sheegay wasiirka arimaha Dibada Ethiopia … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment