Daily Archives: August 26, 2013

Jen. Dhegabadan oo ku baaqay in la maxkamadeeyo askartii ka dambeysay dilka taliyihii guutada 2aad

Abaanduulihii hore ee ciidamada milateriga dowlada Somalia Jen. C/kariin Yuusuf Aadan (Dhega-badan) ayaa ugu baaqay dowlada Somalia iney maxkamad horkeento raggii dilay Taliyihii guutada 2aad ee ciidanka XDS Col. Cali Guure Afdhuub. Dhega-badan ayaa sheegay in raga dilkaas geystay aysan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xiisad ka taagan Taleex kadib markii uu halkaa gaaray madaxweyne ku xigeenka Puntlnad

Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Puntland Cabdi Samad Cali Shire ayaa maanta gaaray degmada Taleex ee Gobolka Sool, halkaasoo ka mid ah deegaanada uu ka arimiyo Maamulka Khaatumo, iyadoo laga soo sheegayo xiisad inay ka dhalatay tagitaanka wafdiga Madaxweyne kuxigeenka. Sida ay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Puntland oo la filayo inuu maanta Nairobi soo gaaro

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa la filayaa inuu maanta soo gaaro magaalada Nairobi ee caasimada Dalka Kenya. Waxaana madaxweynaha uu markii uu kasoo duulayay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland uu kula hadlay dadweynaha isagoo sheegay  in … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Soomaaliya oo dub u furaysa shirkadii Somali Airlines 22 sanadood kadib

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay heshay illaa afar diyaaradood oo ay ku howl-gelineyso shirkadii diyaaradaha Soomaaliyeed ee Somali Airline, kaddib muddo 22-sano ah, taasoo ku aadi doonta dalalka caalamka duulimaadyo kala duwan. Wasiirka warfaafinta, boostada, isgaarsiinta iyo gaadiidka dowladda Somalia, … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dawlada Soomaaliya oo ka codsatay shacabka inay kala shaqeeyaan amniga dalka

Wasaaradda arimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa ka dalbatay shacabka iyo warbaahinta Soomaaliyeed iney kala shaqeeyaan sugidda amniga dalka,wasiir ku xigeenka wasaaradda arimaha gudaha iyo amniga qaranka Soomaaliya Jaamac Axmed Maxamed  oo warbaahinta Muqdisho kula hadlayey ayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Geerida ku timid Xusseen Samatar oo ay ka murugoodeen Soomaalida Maraykanka

Xuseen Samatar, ahaa shaqsigii ugu horreeyey oo Soomaali ah oo loo doorto in uu xubin ka noqdo guddiga maamula iskuullada waxbarashada magaaladda Minneapolis ee gobolka Minnesota, ayaa shalay galinkii dambe geeriyooday, kaddib markii uu muddo la xanuunsanayey cudurka Kansarka oo … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Dagaallo khasaaro gaystay oo ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Bakool

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al Shabaab ayaa Dagaal Qasaaro geystay waxa uu saakay ku dhexmaray Degaano ka tirsan Gobolka Bakool. Dagaalkan ayaa qarxay kadib markii Dagaal yahano ka tirsan Al Shabaab ay weerar qasaaro xoogan geystay ay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Kenya oo loo gudbinayo Warbixino la xariira Dilkii Shekh Caboud Rogo

Kooxdii gaarka ahayd ee loo saaray Baaritaanka dilkii loo gaystay  Sheekh Cabuud Rogo ayaa lagu wadaa in warbixintii natiijadii baaritaankooda ay ku wareejiyaan madaxwayne Dalka Kenay Uhuru Kenyatta . Gudoomiyaha kooxdani gaarka ah ee baaraysay dilka Rogo ahna ku xigeenka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dagaal ka qarxay magaaladda Kismaayo ee maamul goboleedka Jubbooyinka

Xakarada Shabaab ayaa waxa ay ku qaadeen dagaal gaadmo Garoonka Magaalada Kismaayo halkaa oo uu fadhigooda ahaa Ciidamo ka tirsan Kenya iyo Raaskambooni. Dagaalka ayaa waxa uu dhex maray ciidamada Kenya iyo kuwa Raaskambooni oo isku dhinaca iyo Alshabaab asagoona … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News | Leave a comment

Shirkii ka soconaye Adis Ababa oo la filayo in uu maanta soo gabagaboobo

Shirkaani ayaa waxaa marti gilinaaye Dowladda Ethiopia ayadoona lagu hishiisiinaye Maamul-goboleeedka Jubbaland iyo Dowladda fidraalka Soomaaliya ayadoona intiisa badan la isku af-gartay qodoba badan kasoo baxay shirka. Axmed Madoobe oo horay u sheegtay in uu yahay Madaxweynaha Jubbaland ayaa la … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Hussein Samatar, a Somali-American political pioneer, dies

ST. PAUL, Minn. — Minneapolis school board member Hussein Samatar, a civil-war refugee who went on to plant some of the first seeds of Somali-American politics, died Sunday of complications from leukemia. He was 45. Samatar was the first Somali-American in … read more »

Posted in Latest Somali News, Minnesota | Leave a comment