Daily Archives: August 23, 2013

Kenya oo sheegtay inat heshay macluumaad ku aadan weeraro lagu qaado magaalada Mombasa

Magaalada Mombasa oo xarunta gobolka xeebta ee dalka Kenya ayaa laga cabsi qabaa inay ka dhacaan weeraro ay fuliso kooxda Alshabaab sida ay sheegeen ciidamada ammaanka ee dalka Kenya. Waxayna Kenya shaacisay inay jiraan qorshayaal ay ka war heshay oo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xukuumada oo Golaha Ammaanka ka Codsatay in Xayiraada laga Qaado Ganacsade Axmad Nuur Jimcaale

Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii joogtada ahaa ee uu shalay yeeshay, oo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, iyagoo uga hadlay qodobo dhowr ah oo la xariira amniga, falkii lagu dhaawacay haweeney … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

SAWIRRO: Ururka Kubadda cagta Adduunka oo Muqdisho tababarro ku siiyay dhalinyaro iyo macallamiinta kubadda cagta

Ururka kubadda cagta ee adduunka FIFA ayaa ku tababaray Muqdisho garsoorayaal iyo ciyaartoy Soomaaliyeed oo ay tiradoodu ahayd 330, waxaana tababarkan uu noqonayaa kii ugu horreeyay muddo 20-sano ka badan oo FIFA ay xubno Isboorti ku siiso Muqdisho. Tababarkan oo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

AMISOM oo shaacisay inay ka hortageen weeraro lagu soo qaaday Kismaayo

Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa sheegay inay fashiliyeen weerarro is-xigay oo ay Al-shabaab kusoo qaaday saldhig ay ku leeyihiin magaalada dekedda leh ee Kismaayo. War-saxaafadeed ay soo saartay AMISOM ayaa lagu sheegay in weerarradu ay dhaceen habeenkii ay Arbacadu … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

UNESCO oo dalbatay in Baaritaan lagu sameeyo Dilalka Suxufiyiinta loo geysto

Xarunta Ururka Dhaqanka iyo Cilmiga ee Qaramada Midoobay ee Marka Magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano UNESCO ayaa Sheegay in ay aad uga walaacsanyihiin Tacadiyada ka dhanka ah Saxafiyiinta ka howlagala Soomaaliya, loona Baahanyahy in Baaritaan dhab ah lagu sameeyo dadka … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Old Undated Photo of Somali men Playing Jar

This is an old undated photo of Somali men playing Jar (Droughts). From the look of this photo we believe its late 1800s or early 1900s.

Posted in Old Somalia, Photos | Leave a comment

Somali leaders speak with Owatonna volunteers

OWATONNA — To help the organization’s volunteers better serve minority students, leaders of Grandparents for Education asked Somali and Hispanic residents to speak at the group’s annual meeting. Grandparents for Education invited Ibrahim Hussien, Hanzi Ali, Chely Flores and the … read more »

Posted in Diaspora | Leave a comment

Immigrant business owners in Buffalo get police tips on avoiding crime

When Mustafa Abdo and Aung Myat launched their computer repair business, I.T.Garden, on Grant Street earlier this summer, they were aware of the street crime that had riddled the West Side neighborhood where many immigrants have settled. “Too many crazy … read more »

Posted in Diaspora | Leave a comment