Daily Archives: August 21, 2013

Daawo Khudbadii Madaxweyne Xasan Sheekh uu Ka Jeediyay Munaasabada Xuska RW Meles Zenawi

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo khudbo ka jeediyey Sanadguuradii 1aad ee Geeridii Raiisal Wasaarihii hore ee Itoobiya.

Posted in VIDEOS | Leave a comment

Somalia gunmen kill two, wound Swedish woman in likely kidnap attempt

(Reuters) – Gunmen killed two men and wounded two women, including a Swede, in Somalia’s capital Mogadishu on Wednesday when they ambushed a car in what police believe may have been an attempted kidnap. There was no immediate claim of … read more »

Posted in Diaspora, Latest Somali News | Leave a comment

Video: Khudbadii uu madaxweynaha Soomaaliya ka jeediyay xuska koowaad ee geeridii Meles Zenawi R.W hore ee Itoobiya

Posted in VIDEOS, Wararka Maanta | Leave a comment

AMISOM oo tababar ku aadan xuquuqul insaanka uga furtay Kampala saraakiil sarsare oo ka tirsan ciidanka Soomaaliya

Saraakisha Ciidamada AMISOM ayaa maanta tababar looga hadlayo dhowrista Xuquuqda dadka Shacabka ah waxeey Magaalada Kampla ugu qabateen Saraakil Soomali ah. Tababarkaan ayaa soacanayo Mudo afar maalin ah ayaa looqabtay Saraakiil ka tirsan Ciidamada xooga dalka Soomaaliya,waxaana diirada lagu saarayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo warbixin ka dhageystay Guddiga Madaxabanaan ee Xuquuqul Insaanka

Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada sida Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka, Gaashaandhigga, Garsoorka, Warfaafinta iyo Ururada Bulshada Rayidka ayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid waxaa uu warbixin kaga … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Maxkamad ku taal dalka Masar oo amar ku bixisay in xabsiga laga sii daayo Madaxweyne Mubaarak

Madaxweynihii hore ee dalka Masar ayaa la filayaa in saacadaha soo socda xabsiga laga sii daayo kadib markii ay maxkamada dambiyada ee dalka Masar go’aamisay in dhammaan dambiyadii loo haystay Xusni Mubaarak lagu waayay uuna mudanyahay in xorriyadiisa loo soo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Warar kasoo baxaya dalka Syria oo sheegaya in hub kiimikaal ah lagu dilay boqollaal qof

Wararka ka imaanaya dalka Syria ayaa sheegaya in ciidamada daacada u ah hogaamiyaha dalkaas ee Bashaar Alasad inay dileen dad kor u dhaafaya 1300 oo qof kuwaasoo ku dhintay magaalooyin ku hareeraysan Dimishiq caasimada Suuriya, kadib markii ay ciidamada dawlada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Axmed diiriye:” Waa in la horkeenaa cadaalada askartii AMISON ay geysatay kufsiga”

Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka ee Beelaha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo la hadlay bahda ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay Haweney Soomaaliyeed u qafaalaan Ciidamada Nabad ilaalinta u jooga gudaha Soomaaliya ee AMISOM uuna ku … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News | Leave a comment

kufsigii lagu eedeeye ciidamada AMISON intuu ku danbeeyaa?

Waxaa todobaadyo ka hor ciidamada AMISON ay saldhigga ku leh xirada Maslax ee magaalada muqdisho lagu eedeeyo in ay kufsadeen haweeneey soomaaliyeed ku nool halkasi ayadoona baaritaan ku aadan arinkaa maalmihii ugu danbeeye lawaday islamarkaan ilaa iminka aan lasheegin halka … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Askari lagu dilay isgooska siinaay ee magaalada muqdisho

Askarigaaan ayaa waxa uu ahaa kuwa loo yaqaano Nabad sugida kuna libisnaa tuulaha lagu yaqaano ciidanka nabad sugida ayaa waxaa lagu dilay isgooska siinaay ee magaalada muqdisho xilli uu taagnaa mee u dhaw maqaahi halkaa ku taalo. Askariga aya waxaa … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Our moral obligations in Somalia

Michael Shank — When pundits and politicos in Washington think of Somalia, the first thing they likely think of is al-Shabaab, the violent rebel group that sprung from the military wing of the Islamic Courts Union that once ran the country.  … read more »

Posted in Maqaallo / Articles | Leave a comment

Ex-Somali Colonel Told to Pay $15M in Torture Case

A former Somali military colonel who left the U.S. while facing civil allegations that he tortured a human rights advocate is being ordered to pay $15 million in damages. A federal judge in Ohio awarded the compensation Tuesday to a … read more »

Posted in Ohio | Leave a comment

Somali refugees return speeded up

The repatriation of Somali refugees has been stepped up. A committee comprising Kenya and Somalia government as well as the United Nations High Commissioner for Refugees has been set up to speed up the repatriation. Cabinet Secretary for Interior and … read more »

Posted in Featured | Tagged , , | Leave a comment