Daily Archives: August 20, 2013

Banki moon oo shaaciyay in qaramada midoobay ay adkayn doonto ammaanka xarumaheeda ku yaal Soomaaliya

Xogahayaha guud ee Qaramaad Midoobay Banki moon oo ka qaybgalayay Munaasabadii kasoo wareegatay weeraradii Aragagaxiso ee lagu qaaday Xarunta ugu balaadhan ee Qaramada Midoobay kulahayd Magaalada Baqdad ee dalka Ciraaq ayaa sheegay in Qaramada Midoobay ay Badalayso  Qaabka ay uga … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Xildhibaano ka socda dawlada dhexe oo booqday magaalada Beledweyne

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ayaa maanta waxaa ay gaareen Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Xildhibaanadan oo gaaraya ilaa iyo 4 Xildhibaan ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baladweyne waxaa si diiran ugu … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Hogaamiyaha sare ee Ikhwaan musliinka Masar oo la dhigay xabsiga

Iyadoo wali ay socdaan rabshado uu dhiig badani ku daatay, Masar ay gashay xaalad qallafsan ayaa ciidamada ammaanka ee dalka Masar ay xabsiga dhigeen Hogaamiyaha sare ee ururka Ikhwaan musliinka. Wasiirka arrimaha gudaha Masar ayaa sheegay in hoggaamiyihii ururka Ikhwaanul … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne Xassan Sheekh oo si diirran loogu soo dhaweeyay Addisababa

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxmuud oo ay wehliyaan Xubno ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Xalay si weyn loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Adisa Ababa ee Wadanka Itoobiya kadib markii Casuumaad rasmi ah uu ka helay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya. … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dalxa oo dawlada Soomaaliya ku eedeeyay inay ka gaabisay waxkaqabashada dhinaca ammaanka

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliiya ayaa ku eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo laamaha kala duwan ee Dowladda inay ku fashilmeen sugida amniga ee Magaalada Muqdisho. Dhinaca kale Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa aya waxa uu sheegay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment