Daily Archives: August 18, 2013

Gudoomiyaha gobolka Mudug oo sheegay inuu xumaaday xiriirkii iskaashiga amniga ee u dhexeeyay Puntland iyo Galmudug

Guddoomiyaha Gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac Tigey oo maanta la hadlay warbaahinta Magaalaad Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa uu ka hadlay xaalada ammaan ee Magaalada Galkacyo iyo Xiriirka ka dhaxeeya Maamulka Galmudug iyo midka Puntland gaar ahaan dhinaca … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

SAWIRRO: Guddoomiyaha Baarlamanka Somalia oo Madaxtooyada Kampala kulan kula yeeshay Madaxweynaha Dalka Uganda

Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo maalmahan socdaal shaqo ku joogay dalka Uganda ayaa maanta la kulmay madaxweynaha Uganda, Yoweri K. Museveni iyagoo kawada hadlay arrimmo quseeya labada dal. Kulankan oo ka dhacay madaxtooyada Uganda ayaa ugu horreyn … read more »

Posted in Photos, Wararka Maanta | Leave a comment

Alshabaab oo sheegatay weerar ay ku dhinteen askar Kenyan ah

Kooxda Alshabaabee ka dagaallanta Soomaaliya ayaa sheegatay inay ka dambaysay weerarkii shalay ka dhacay xadka dalalka Kenya iyo Soomaaliya kaasoo lagu dilay 4 askrai sida dawlada Kenya ay xaqiijisay. Balse Alshabaab ayaa tirada askarta ay dishay ku sheegtay 5 askari … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dawlada federaalka ah oo wafdi u dirtay Galmudug

Wafdi ballaaran uu hogaaminayo Wasiir ku xigeenka Maaliyada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay gaareen Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, iyagoona kulamo la qaatay Mas’uuliyiinta Maamulka Galmudug. Wafdigan uu hogaaminyo Wasiir ku xigeenka Maaliyada Dowladda Soomaaliya Abuukar … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya oo si diirran loogu soo dhaweeyay Nairobi

Waxaa xaflad wayn loogu qabtay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya wasiirka warfaafinta,boostada,isgaarsiinta iyo gaadiidka Soomaaliya C/laahi ceelmooge Xirsi. Waxaana uu ka hadlay arrimo badan oo ay kamid tahay waxqabadka dawlada iyo arrimaha ka taagan gobollada Jubbooyinka. Wasiirka ayaa rajo … read more »

Posted in Featured, Photos | Leave a comment

A Warm Welcome at Mogadishu Airport 1971

We know you like to see cool never seen before images from the past, The Old Somalia. Here is a beautiful Somali Airlines Hostess (Flight attendant) in front of Mogadishu International Airport 1971. She ensures the safety and comfort of … read more »

Posted in Old Somalia | Leave a comment

Radio Station Employee Is Shot Dead in Somalia (Photos)

MOGADISHU, Somalia — A technician for the state-run broadcaster Radio Mogadishu was murdered on Saturday, the sixth media employee killed so far this year in Somalia. Separately, in the first such execution in Somalia, a man found guilty of killing a … read more »

Posted in Latest Somali News, Photos | Leave a comment

Britain’s Somalis: What is holding them back?

The road is long BARBER shops are excellent places for gossip. Hassan Ali’s place in Kentish Town is no different. The north Londoner arrived in Britain from Somalia with dreams of becoming a mechanic. But he was good at cutting … read more »

Posted in Featured, UK & Europe | Leave a comment

Nadifa Mohamed’s Somali journey

Sameer Rahim talks to Nadifa Mohamed, one of Granta’s Best Young British Novelists, about her challenging novel set in Somalia. The Somali café in Shepherd’s Bush where I had agreed to meet Nadifa Mohamed turns out to be closed. “I … read more »

Posted in First Look, UK & Europe | Leave a comment

Death in the desert: Killer of Somali radio reporter is tied to a pole and executed by firing squad

Crouching down in the desert sand a firing squad shoots dead the killer of a Somali journalist. Aden Sheikh Adbi was tied to a pole and executed early today in the capital Mogadishu after his conviction for the murder late last year of radio … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

“There was No Choice” Siad Barre’s 1st Speech to the Armed Forces Oct. 24 1969

In Bartamaha Media we like to take our readers way back to History, it’s good to look back from time to time. We thought it was a good idea to take you guys to the beginning of the Revolution in Somalia 1969. We created … read more »

Posted in Selected Speeches of Siad Barre, Wararka Maanta, Xuuraan | Leave a comment