Daily Archives: August 15, 2013

Somali government, AMISOM to investigate rape allegation

The Somali government has expressed concern over allegations that personnel from AMISOM raped a Somali woman at the Maslah Military Camp in Mogadishu on August 8. The Somali Federal Government’s Prime Minister Abdi Farah Shirdon, while meeting with senior cabinet … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Cali Maxamed Geedi maku filnaan waayay xasuuqii Xamar?

Ma doonayo inaan qof Soomaaliyeed wax ka sheego amaba aan ceebeeyo, waxaase labaatankii sano ee lasoo dhaafay inagu fogeeyay waranka siyaasiyiin iska indha tirayay taariikhdooda mugdiga ah, oo marwalbaba intay dambiyo galaan u xuub dhacsanayay hogaamiye qaran. Waxaanse manta rabaa … read more »

Posted in Maqaallo / Articles | Leave a comment

Dowladda oo kahadashay kusfi lagu eedeeye ciidamada AMISOM

Dowladda fidraalka soomaaliya ayaa ka hadashay kufsi lagu eedeeye in ay qeyb-ka ahaayeen ciidamada AMISON xilli tobodobaadyo kahor kufsi loogu geystay haweeney soomaaliyeed xirada Maslax ee Magaalada muqdihsho halkaasi ay ku sugan yihiin ciidamada dowladda isa uu sheegayo warkasoo baxay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Puntland oo si caro leh ugu jawaabtay go’aankii MSF ay ku joojisay shaqooyinkii ay ka waday Soomaaliya

Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr Cali C/laahi Warsame ayaa si caro-leh uga jawaabay go’aankii ay hay’ada MSF ku joojisay shaqooyinkii ay ka waday guud ahaanba Soomaaliya. Waxaana uu sheegay in falalka wuxuushnimada ah ee ka dhacaya koonfurta Soomaaliya inay khasaaro u … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Soomaaliya oo weerar ku qaaday deegaano hoosyimaada Xudur

Gudoomiyaha maamulka degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool Maxamed Macalin Axmed ayaa shaaciyay in ciidanka dowladda federaalka ee Soomaaliya ay weerar ku qaadeen deegaano hoos yimaada magaalada Xudur,wuxuuna sheegay iney ciidanka u suurta gashay iney cagta mariyaan waxa uu ku … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Qaybdiid oo ugu baaqay dawlada federaalka iyo Puntland inay wadahadlaan

Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa ku boorriyay dawlada federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamul goboleedka Puntland inay fariistaan miiska wadahadalka oo ay soo afjaraan khilaafaadka u dhexeeya. Cabdi Xassan Cawaale Qaybdiid oo ka hadlayay sannadguuradii 7-aad ee kasoo wareegatay aasaasitaankii maamulka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Hay’ada MSF oo gabi ahaanba laashay hawlihii ay ka haysay Soomaaliya

Hay’ada dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn ayaa gabi ahaanba joojisay hawlihii ay ka haysay Soomaaliya, iyadoo taasna ku micnaysay ammaan darrada soo kordhaysa ee ka taagan koonfurta Soomaaliya. Waxayna hay’adu ku eedaysay dawlada Soomaaliya inay ku guul darraysatay sugida ammaanka shaqaalaha … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Qarax-wayn oo gilgilay suuqa Baakaraha ee magaalada Muqdisho

Qarax la sheegay inuu ahaa mid laga maqlay xaafado badan oo ku teedsan suuqa Bakaaraha ayaa la sheegay inuu goor dhawayd ka dhacay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho. Wariyaha Bartamaha Ugu soo warrama magaalada Muqdisho oo aan magaciisa la shaacin karin … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment