Daily Archives: August 6, 2013

Madaxweynaha Jubbaland oo si kulul u weeraray dawlada Soomaaliya

Kadib markii ay soo baxeen wararka sheegay in go’aamo laga soo saaray shirkii madaxda gobolka uga socday magaalada Kampala ayaa madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) uu weerar dhanka afka ah ku qaaday dawlada federaalka ee Soomaaliya. Axmed Madoobe … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Gudoomiye ku xigeenkii wardhiigley oo lagu toogtay Muqdisho

Rag hubaysan ayaa toogasho ku dilay guddoomiye ku xigeenkii degmada Wardhiigley, Maxamed Axmed Taako, iyagoo sidoo kale dhaawacay ruux ilaalo ahaa oo la socday. Dableyda qaaday weerarkan oo ku hubeysnaa bastoolado ayaa goobta ka baxsaday, iyadoo guddoomiye ku xigeenka la … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Soomaaliya oo heshiis baarista shidaalka la saxiixatay shirkad Ingriis ah + Sawiro

Wasaaradda khayraadka dalka Somalia ayaa shaacisay maanta inay heshiis la gashay sharikadda fadhigeedu yahay dalka Britain ee baarta shidaalka, taasoo lagu magacaabo Soma Oil and Gas Exploration LTD, www.somaoilandgas.com. Heshiiska waxaa uu u ogalaanayaa sharikaddan inay ka baarto Soomaaliya shidaalka, … read more »

Posted in Photos, Wararka Maanta | Leave a comment

Puntland oo xiriirkii u goysay dawlada dhexe ee Soomaaliya

Puntland ayaa ku shaacisay inay si rasmi ah u goysay xiriirkii ay la lahayd dowaldda federaalka Soomaaliya, kaddib markii dowladda Somalia ay ku eedeeysay inay ka shaqeynayso is-qabqasbi siyaasadeed. Warsaxaafaded ay soo saartay Puntland ayaa lagu sheegay in tan iyo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Cismaan Caato oo lagu aasay maanta magaalada Muqdisho

Cismaan Xassan Cali (Caato) oo kamid ahaa hogaamiye kooxeedyadii awooda badnaa ee soo maray magaalada Muqdisho ayaa maanta maydkiisa lagu aasay magaalada Muqdisho kadib markii uu u geeriyooday xanuun wadnaha kaga soo booday oo keenay inuu si kadis ah ku … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Campaign against Barclays remittance block heads to No 10

Channel 4 — A petition of 20,000 signatures, over a Barclays’ decision to block remittance services, goes to Downing Street… as Olympian Mo Farah also joins the cries of protest. The petition, being delivered to No. 10 on Wednesday, opposes … read more »

Posted in UK & Europe | Leave a comment

Interview: Kenyan FM defends Somalia operation amid criticisms

Kenyan Foreign Minister Amina Jibril Mohamed on Sunday said criticisms that her country was involved in internal politics in Somalia are not helpful in ongoing efforts to end the decades-old conflict in the Horn of African country. Mohamed made the … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment